Waxaan hanbalyo maher udiraya boqor Fu’ad nuur xaamud iyo boqorada Ilhaan ahmed farah oo maherkooda kadhacay magaalada borama hotel rays waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu kadho labadi iskuwaara ubad khayr qaba kalahela waxaanu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax – waxaanan idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee barakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa filkhayr
hooyo cadar c\laahi raabe
2. faysal cali buux xaaskiisa iyo caruurtisa
3. nimco nuur xaamud saygeeda iyo wiilkeda
4. mukhtaar nuur xaamud xaaskisa iyo caruurtisa
5. maxamed nuur xaamud
6. adeer osmaan xaamud xoosh xaaskisa iyo caruurtisa
7. adeero aadan xaamud xoosh xaaskisa iyo caruurtiisa
8. edo madiina xaamud xoosh
9.edo xaawa xaamud xoosh
10 edo xasna xaamud xoosh
11.aw cali aw muxumed cumar
12.sacdiya daahir xaamud saygeda iyo caruurteda
13.xasan daahir xaamud iyo caruurtisa
14.joohara daahir xaamud saygeda iyo cauurteda
15.jaamac daahir xaamud
16.c\rahman daahir xaamud
17 .aamina daahir xaamud
18.abtiyo cabdi c\laahi raabe xaaskisa iyo caruurtisa
19.abtiya barkhad c\laahi raabe iyo caruurtiisa
20.habo shamis c\laahi raabe saygeda iyo caruurteda
21.habo saynab c\laahi raabe saygeda iyo caruurteda
22.habo sacaada c\laahi raabe saygeda iyo cauurteda
23.abtiyo jaamac c\laahi raabe iyo inantisa
24.abtiya maxamed c\laahi raabe xaaskisa iyo caruurtisa
25.maxamed raydal muumin xaaskisa iyo caruurtisa
26.xuseen raydal muumin xaaskisa iyo caruurtida 27. ruum maydhane rayaale iyo caruurteda
27. fadxiya sh. muuse osmaan iyo caruurteda
28.sahra daahir cisood iyo caruurteda
29 aniisa maxamed bade
30.aniisa daahir cilmi saygeda iyo caruurteda
31. mukhtar cige amin
32. ahmed saciid tukaale
33. axmed nuur yasiin ismaacil
34. xarbi cismaan


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo Aroos – Boqorka Fuad Nuur Xaamud iyo Boqorada Ilhan Ahmed Farax – Rays Hotel Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback