Archive for August, 2011
Posted in August 16th, 2011
Wadada xadiidka (Train) oo isku xidha magaalada xeebta ee Mombassa iyo caasimada dalka Kenya ee Nairobi ayaa waxa lagu baaqay in la gaadhsiiyo dalka Itoobiya oo aan lahayn xeeb u gaar ah. xadiidkan waxa la dhisay 100 sano ka hor wuxuu gooyey nafta boqolaal daynyar ah oo reer Kenya ah, isagoo hadana caawiya isku socodka […]
continue reading.....
Posted in August 16th, 2011
Weftigii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku gudo jira scdaalka ay ku jiraan dalka China, ayaa dawladaha China iyo Itoobiya isku afgarteen heshiis iskaashi oo sadex geesood ah, oo ku saabsan in gaasta Itoobiya laga dhoofiyo marsada Berbera oo dawlada China ay dhisto dhuumaha gaadhsiinaya magaaladaasi.
continue reading.....
Posted in August 16th, 2011
We believe the era of Ugaas monoply has ended - the crown can no longer be in the hands of one family or clan; it is rotating honor and the best one of us must lead us.
We were concerned about the recent futile debates and fingerpointing regarding the Gadaboursi Ugaas. The Gadaboursi has no Ugaas […]
continue reading.....
Posted in August 14th, 2011
Xukuumada ayaa shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba ugu baaqday inay ka qeyb galaan gurmadka lagu samato-bixinayo dadka abaaraha iyo macaluushu ku habsadeen ee koonfurta dalka qalalaasuhu ka jiro ee Soomaaliya.
continue reading.....
Posted in August 14th, 2011
Ka dib war aan sal iyo raad toona lahayn oo lagu faafiyay shabakada Awdalpress, waxaan xidhiidh la samaynay Hogaanka guud ee Beelaha Habar Cafaan Suldaan C/raxmaan Jamac Dhawal iyo xubno ka mid ah ergada kulanka ka qaybgashay oo dhamaantood iska fogeeyay warka beenta ah ee Shabakadaasi daabacday.
continue reading.....
Posted in August 13th, 2011
Somaliland has finally spoken. It says it is ready to participate in the international efforts aimed at easing the suffering of the starving Somali people who are experiencing what the UN has described as the worst humanitarian disaster.
continue reading.....
Posted in August 12th, 2011
Posted in August 11th, 2011
Fadhigii Caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada JSL, oo uu gudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka JSL, ahna ku simaha Madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dood dheer ka dib lagu go’aamiyey:-
continue reading.....
Posted in August 11th, 2011
TALEEX - Wararka ka imanay degaanka bariga Somaliland ayaa sheegaya in maleeshiyoonyinka SSC iyo Puntland ay gacanta ku dhigeen xildhibaano, saraakiil ciidan oo uu ka mid yahay Col. Dhoodi (taliyaha aaga bari-sawirkan kore), iyo shaqaale dawladeed. weerarkan oo aan ahayn markii ugu horaysay waxay Puntland maxaabiistaa geysay magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.
continue reading.....
Posted in August 10th, 2011
DJIBOUTI - Dalka Jabuuti ayaa laga furayaa warshad saliida (Gaaska) sifaysa oo lagu maal galiyey lacag gaadhaysa 150 million oo dollar. Shirkada Al Brooge la yidhaah ee laga leeyahay dalka UAE ayaa hantida shirkada 75 % yeelanaysa halka 25 % ay Jabuuti ka leedahay.
continue reading.....
Posted in August 10th, 2011
The Fourth of July may be the most hazardous day on U.S. roads, but Aug. 1 kicks off the deadliest month of the year for American motorists.
continue reading.....
Posted in August 8th, 2011
BORAMA - Shir la’isku mari waayey oo dhex maray gudida qabanqaabada soo dhawaynta Cabdirashid Rooble Doodi iyo Suldaanada Beelaha reer Sheekh Samaron ayaa lagu soo gabagabeeyey Hotel Rays - Borama.
continue reading.....
Posted in August 8th, 2011
Posted in August 7th, 2011
INUVIK - Muslimiinta ku nool waqooyiga Canada ayaa waxa culumada Islamku kula taliyeen in ay Ramadanka la af-furaan magaalada ugu dhow ka dib markii ay kusoo beegantay wakhti kulayle ah oo qoraxdu ayna ka dhicin meeli ka mid ah waqooyiga Canada.
continue reading.....
Posted in August 6th, 2011
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayay ayaa maanta socdaal shaqo ugu kicitimay dalalka Itoobiya iyo China.
continue reading.....
Posted in August 6th, 2011
Posted in August 4th, 2011
Borama, Awdal oo ahayd badhtamaha dhulgariir dhul-baadhayaasha Maraykanku (USGS) ku tilmaameen 5.6 qiyaasta Richter ayaa waxay wararku sheegayaan in magaalada Borame si ba’an u gilgilay oo dadku dibada u hoydeen.
continue reading.....
Posted in August 2nd, 2011
Posted in August 1st, 2011
Waraaq dheer oo jaaliyadaha reer Adal ee SAG (Selel, Awdal, Galbeedka Gebilay) soo gaadhsiiyeen shabakada Lughaya ayaa qeexaysa in jaaliyadu taageersan tahay qodobkii kasoo baxay shirkii beelaha Habar Cafaan, Samaron ee ku waajahnaa dib u eegista wixii laga yeeli lahaa in Boqor, Amiir, ama Suldan la doorto hogaamiya beel waynta sadexda wadan degan ee Samaron/Gadabursi.
continue reading.....
Posted in August 1st, 2011
Posted in August 1st, 2011
Posted in August 1st, 2011
Boorama-(Lug)-Xubno isugu jira aqoonyahanno iyo hogaamiye dhaqameedyo kanasoo jeeda degaanka Lughaya ayaa diidmo ka muujiyey caleemosaarka suldan dhawaanta ama sannadkii hore degaankaasi
continue reading.....