Faysal oo la ogaa sida uu u basaasi jiray UFO ayuu haddana maalin walba aflagaado la soo taagan yahay”
“Adigoo qabyaalad ku hadlay oo Hargeysa anigaa leh yidhi ayay haddana ummaddu sanka kaa qabsatay”
“Soomaaliya) waxaan leeyahay haddii aanu soo gurmanay ma aha inaanu ka noqonay madax banaanidayadii”
“Cali Warancadde iyo Ina Sulub waxaanu leenahay ummaddu way iska […]
Hooyo Siciida Jaamac Bidhiidh
Hooyo Xaawa Raabe Ashkir
Malyuun Daahir Cilmi
Boorama-(Lug)-Waxa magaalada Lughaya ku sugan wafdi uu hogaaminayo Badhasaab ku xigeenka G/Awdal cabdi Nuur Sugaal oo ay ku weheliyaan odaydhaqmeedyo iyo waxgarad kale.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoysaskii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Ehelkii ay ka bexeen
Kala Xidhiidh:
SAHAL MOTORS LTD:
BORAMA: 613106, 4458353
HARGEISA: 613106, 4457444
BURCO/BERBERA: 4446899
Email: sahalmtors@gmail.com/ mowlid.osman@gmail.com
Hantidhawrkan Maantu Ma Gudan Doonaa Waajibkooda Shaqo Mise Waxa Ay Ka Soo Bixi Doonaan Xarunta D/Hoose Ee Boorama Iyaga Oo……
Boorama-(Lug)-Koox ka kooban 5 xubnood oo hantidhawrka Qaranka JSL ah ayaa magaalada Boorama soo gaadhay maanta, kooxdan hantidhawrka ah ayaa waxa saaka lagu arkayay iyaga oo ku sugan xarunta dawlada hoose ee Boorama isla markaana kulano […]
Hooyo Xadiyo Jaamac Yacquub.
Aabe Ciise Jaamac Maxamuud.
Hooyo Caasho Yuusuf Warsame.
Boorama-(Lug)-Taliyihii Qaybta ee G/Awdal ayaa maanta xilkii taliye nimo ee G/Awdal laga qaaday isla markaana isla maanta lagu wareejiyay Mud. Araweelo oo xukuumadii hore ahaan jiray taliyahii qaybta booliska ee G/Salal.