Wariye Abokar Xasan Caafi
Wariye Cabdifataax Axmed Maxamuud
Ilyaas Xasan Barkhadle
Cumar Xasan Waceys
Wariye Abokar Xasan Caafi
Wariye Cabdifataax Axmed Maxamuud
Ilyaas Xasan Barkhadle
Cumar Xasan Waceys
Madaxweynaha waddanka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa dib ugu laabtay dalkiisa kadib in ka badan saddex bilood oo laga daweynayay dhaawac ka soo gaaray isku day lagu doonayay in lagu dilo.
Berbera-(Lug)- Ciidanka Booliska ee magaalada xeebta ku taalla ee Berbera, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen isla markaana jeelka loo dhaadhiciyay nin lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Alshabaab oo Somaliland u aqoonsan tahay urur argagixiso.
Hargeysa-(Lug)-Hargeysa ayaa maanta waxaa ka amba baxaya laba wafdi oo sida mucaawino gaareysa 700 oo kun oo doollar oo dadweynaha Somaliland ay ugu deeqeen Soomaalida ay abaarta iyo macluusha ay heshay.
Waxa muuqata inay wali la dhutinayaan xisbiyada mucaridku burburkii ka dhashay guul daradii foosha xumayd ee ay kala kulmeen doorashadii madaxtooyada sanadkii 2010-kii, iyada oo ay waliba u sii dheer tahay
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiirka Wadanka Switzerland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamauud (Siilaanyo) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan is-xogwaraysi ah kula yeeshay
Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
Prof. Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Xaaskiisa Suhuur Maxamed Muuse
Boorama-(Lug)-Waxa cirka isku sii shareeyaya dareenka ka dhashay dadwayne tiro badan oo shaqaalaha waaxda casuuraha ee D/Hoose Ee Boorama oo amar sare qaba ay albaabada kaga furayaan
Boorama-(Lug)-Waxa intii u dhaxaysay 12 ilaa 16 bisha september ka qabsoomay degaanada Dila iyo Baki tababro iyo kulano kale oo wacyi galin ah oo ay fulinaysay hayada World vision