Gargaara (lug)- Wararka ka imanaya magaalada Gargaara ee degmada Lughaya ayaa sheegaya in qurbajooge Cabdi Doodi iyo kooxdii la socotay ay ka baaqdeen inay gelaan magaaladaasi kadib
Gargaara (lug)- Wararka ka imanaya magaalada Gargaara ee degmada Lughaya ayaa sheegaya in qurbajooge Cabdi Doodi iyo kooxdii la socotay ay ka baaqdeen inay gelaan magaaladaasi kadib
Eeboow haa iyo maya hal meel hanooga wada siinin waa lagu ducaystaa
Barasaabka Gobolka Awdal Axmed Xadi Sidci ayaa laga dayrinayaa khibradiisa dhinaca maamulka ah waxana soo shaacbaxaya inay aad u yartahay awoodiisa maamul ee eebe siiyay
Boorama-(Lug)-Ururka AL-HUDA AL-ISLAAMI ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa ayaa deeq raashin ah u qaybiyay 550 qoys dadka danyarta ah ee ku nool xaafadaha SH.Axmed Salaan iyo SH.Cali Jawhar ee magaalada Boorama.
Lughaya (lug)- wararka ka imanaya magaalada Lughaya ee xarunta degmada Lughaya ayaa sheegaya in xabsiga Lughaya laga sii daayay maanta gellinkii danbe (xilliga bariga Africa) xubno ka mid ah kooxdii horsocotay qurbajooge C/Rashiid Doodi oo socdaal ku marayay deegaannada Xeebaha Awdal iyo Salal
Boorama-(Lug)-Xaalado ba’an oo dhinaca abaaraha ayaa ka jirata degaanodada Buurahalayda ah ee Gobolka Awdal waxanana ay arintani sababtay in la arko dad aad u badan oo ay xoolihii ka dhamaadeen inta u hadhayna ay aad u liidato oo
Boorama-(Lug)-Waxa maanta magaalada Boorama lagaga dhawaaqay urur Siyaasadeed cusub oo loogu magac daray ururka Hormarka iyo Barwaaqada ee Iftin, madasha ururkan loogu dhawaaqay ee magaalada Boorama ayaa waxa goob joog
Saylac (lug) -wararka ka imanaya magaalada Saylac ayaa sheegaya in muruudka ama horjoogaha maqaamka Sheekh Ibraahim Saylici, Sheekh Maxamad Abaadir Shirwac saaka la kulmay wafdi la sheegay inuu xer ahaan u aqoonsaday oo uu horkacayo Sheekh Xasan Colhaye (Soo bood)
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ugu mahad haya Duqaydii iyo waxgaradkii ka hawl gashay, hawsha ceel-bardaale ee ku guulaysatay
Saylac-(Lug)-Xadaarada iyo Ilbaxnimadu waa u dhalasho waana mid ay dadka gobolka Awdal ee ku nool Magaalda Saylac umada inteeda kale dheer yihiin, waxa xalay soo gaaray waftigii C/Rashiid Doodi uu watay oo yimid Saylac habeenimo, reer Saylac kulaylka ayaa dibada u soo saaray
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Madaxweynuhu isaga oo tixgelinaaya Muhiimada ay tartanada ciyaaruhu u leeyihiin Bulshada Dhalinyarada,
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) markuu tixgeliyey baahida loo qabo kor uqaadida faya dhawrka, nadaafada iyo Bilicda Caasimada,
Saylac (lug)- Qiyaas ahaan 30 saacadood ayaa ka soo wareegtay markii uu qurbajooge C/Rashiid Doodi tuuray board-kii muraxsaxnimada ee uu isku rogay dagaal ooge, imikana waxa uu ku suganyahay magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salel, kadib markii laga horqaaday melleeshiyaad beeleedyadii daadsanaa gobollada Awdal iyo Salal.