flowers1.jpgDhammaanba  dadka ay magacyadoodu hoos kuqoranyihiin waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka  Axmed Faarax Axmed(Alfa) Iyo Boqorada Aniisa  Cumar Cilmi
oo 23/03/2011 uu meherkoodu kadhacay magaaada boorama waxayna ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela

dadka hambalyada diraya waxa kamid ah
1)Ibraahim Jaamac Bidhiiidh Iyo Xaaskiisa Shamsa Maxamed
2)Maxamed Ibraahin Jaamac
3)Haboon  Ibraahim Jaamac
4)Yuusuf Ibraahim Jaamac
5)Jaamac Ibraahim Jaamac
6)Siciida Jaamac Bidhiidh
7)Qabuul Jaamac Bidhiidh
8)Maxamuud Jaamac Bidhiidh
9)Muna Jaamac Bidhidh
10)Nimco Jaamac Bidhiidh
11)Idiris Cabdi Diiriye
12)Mustafa Cabdi Diiriye
13)Cawo Cabdi Diiriye
14)Carafaat Cabdi Diiriye
15 )Aamina Cabdilaahi Diiriye
16)Aamina             Xuseen
17)Caasha Deheeye Cilmi
18)Farduusa Xuseen Caddaawe
19)Nimco Xueeen Caddaawe
20)Cabdi Xuseen Caddawe
21)Xasan Xuseen Caddaawe
22)Xasan Cabdi Caddaawe
23)Xasan Yuusuf Caddaawe
24)Cilmi Yuusuf Caddaawe
25)Mako Yuusuf Caddaawe

Dadkaasi ookala jooga  Maraykanka, Canada, Holland, Koonfur Afrika, Jabbuuti Iyo Boorama iyo ehelada , qaraabada iyo asaxaabtakale oo aan halkan kusoo koobin karin waxay leeyihiin gacal iyo sokeeyab guurkiina lagu farax