Aadan Geedi Qayaadxaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Maxamuud Geedi Qayaad Iyo Xaaskiisa
C/Raxmaan Cige Faaraxxaaskiisa Iyo Caruurteeda
Mahdi Geedi Qayaad Xaaskisa Iyo Caruurtiisa
Cabdi Cali Hufane (Indhoqurux) Iyo Cxaruurtiisa
C/laahi Mahdi Ibraahim
Maxamad Cumar C/Lahi
C/raxmaan Nuur Colhaye Iyo Caruurtiisa
Sh. Maxamuud Caateeye Faahiye Iyo Qayskiias
C/rashiid Cabdi Cali(Qodax) Iyo Cauruurtiisa
Mustafe Cabdi Cali Iyo Xaaskiisa
Mukhtaar Cabdi Cali (Nuuradiin )Iyo Xaaskiisa
Dhamaan dadakani oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxaa ay tacsi tiiraanyoleh u dirayaan, qayskiisa iyo qaraabadii uu Marxuum C/Rashiid Nuur Colhaye oo kabaxay waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu janadii kawaraabiyo, Marxuumka ayaa waxauu ka mid ahaa howlwadeenada Wasaarada Waxbarashada ee G/Awdal.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum C/rashiid Nuur Colhaye Oo Ku Geeriyooday Xalay Boorama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback