tacsi2thumbnail1.jpgWariye Abokor Xasan Caafi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Maxamed Dabshid

Wariye Cabdifitax Axmed
Wariye Jaabir Cali
Wariye Maxamed Cumar Sheekh
Wariye Xasan Ciise Raage
Wariye Yuusuf Cabdi Cali
Qaasim Daahir Cilmi
Maxamed Cawaale Xadi
Dhamaan Bahda Shabakada Wararka Ee Lughayanews

Waxa ay halkan tacsi ugu dirayaan Wariye Hashim Goth iyo dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxay maanta Marxuum Ahmed Abiibakar Sh.Omer Goth oo ku geeriyooday Magaalada Hargaysa

 

Waxa ay dhamaan ehelada eebe wayne uga baryayaan inuu samar iyo iimaan ka siiyo Marxuumkana uu janadii Farduusa ka waraabiyo

 

Aamiin Aamiin Aamiin