Boon (Lug)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boon ee gobolka Salel ayaa sheegaya in Kolanyo baabuurah oo galbinaya qurbajooge Cabdi Rashiid Doodi ahna ugaas doonka muranka iyo dabka kala dhex dhigay beelaha Samaroon la horjoogo
Boon (Lug)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boon ee gobolka Salel ayaa sheegaya in Kolanyo baabuurah oo galbinaya qurbajooge Cabdi Rashiid Doodi ahna ugaas doonka muranka iyo dabka kala dhex dhigay beelaha Samaroon la horjoogo
Boorama-(Lug0-Waxa maanta soo gaaray magaalada Boorama Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka cusub ee WADANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro,
Waxa G/Awdal hadheeyey saddexdii bilood ee u dambeeyey ee aan ka soo gudubnay murankii dhinaca dhaqanka ahaa ee la xidhiidhay ugaasnimada Cabdirashiid Rooble Doodi oo ku abtirsada asal ahaan ay ka soo jeedi dirtay ugaasnimadii dhaqanka beelaha Samaroon oo soo jireen hayd,
Sheekh Maxamed Nuux Xuseen Oo ka mid ahaa Golaha Sare Ee Islaamka Ee dalka Jabuuti ( ?????? ?? ?????? ??? ??? ??? ???? ) ahaana Masuulka u qaabilsan Maktabada Golaha sare ee Islaamka Dalka Jabuuti.
Boorama-(Lug)-Deeq raashin ah oo ka timid Jaaliyada Awdal/Salal iyo Gebiley ee ku nool dalka Norway ayaa la gaarsiiyay degaanka Garbodadar, Deeqdan oo loo soo wakiishay ururka ARDAA
Saylac (Lug)- Beesha reer Xasan Cadde ee deegaannada Saylac iyo lughaya ayaa baaq ay soo saareen ugu hanbalyeeyay madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somali Land Mud. C/Raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici)
Garbo-dabar-(Lug)-Tababar ku saabsan wada shaqaynta bulshada iyo ciidammadda Booliska ayaa maanta degmada Garbo-dadar ee gobolka Salal uga furmay 70 xubnood oo ka kala socday qeybaha kala duwan
Boorama-(Lug)-Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Boorama ayaa soo dhaweeyey go’aankii shalay ay ansixiyeen Golaha wakiilada Somaliland ee jidaynayay in da’a da ay dhalinyaradu isku taagi karto golaha deegaanka hoos loo dhigo laguna simo 23 sano.