Asalamu Calaykum Waraxma tulaahi wabarakaatu, waxaan kaga hadlayaa maqaalkani waxii aan ka ogaa aasaaskii waxa loogu yeedhay Awdal state iyo Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay.
Asalamu Calaykum Waraxma tulaahi wabarakaatu, waxaan kaga hadlayaa maqaalkani waxii aan ka ogaa aasaaskii waxa loogu yeedhay Awdal state iyo Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay.
Boorama-(Lug)-Masuuliyiinta hayada ASARDA ayaa maanta soo booqday halka ay marayso hawsha jidka isku xidhiya Gorayacawl iyo Boorama wajigiisii labaad oo gabogabo ah,
Boorama-(Lug)-Xulka gobolka Awdal ayaa maanta ka soo ambabaxay Magaalada Boorama isaga oo ku sii jeeda magaalda Burco ee Gob. Togdheer oo uu ka qabsoomi doono tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland ee 5aad.
Madiina Munawara-(Lug)-Shirwayne lagaga hadlayay horumarka gobollada Awdal, Salel iyo Gebilay ayaa shalay ka dhacay magaalada Madiina Munawara ee dalka Sucuudiga, waxana ka soo qayb gelay shirkaasi aqoonyahanno, odayaal, iyo qaar ka mid ah ardayda jaamacadaha dalka Sucuudiga.