hambalyo-meher.jpg
1.    Ahmed Mohamed Atteye
2.    Sh.Mohamed Bille Mohamed
3.    Abdillahi Hussein Atteye
4.    Mohamed Omer Abdillahi
5.    Abdillahi  Sh.Yousuf Du’alle
6.    Hassan Jama Miigane
7.    Burhan Khadar
8.    Yousuf Abdi Hared
9.    Mohamed Said Osman
10.    Abdirahim Habane
11.    C/wahaab
12.    Ahmed

iyo Dhamaan Macalimiinta, Ardayda iyo Shaqaalaha dugsiga sare ee AAYATIIN INTERNATIONAL waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka C/wahaab Prof. Saleemaan Axmed  Iyo Marwo Naciima Cabdi Cali oo uu meherkoodu ka dhacay Maanta Hotelka Rays ee Magaalada Boorama.

Waxaanay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara, ubad khayr qabana kala hela, aqalgalkoodana ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.

Aaamiin    Aaamiin