Boorama-(Lug)-Waxa maanta qabsoomay isku-aadka tartanka ciyaarha gobolada ee Somalildn oo 1da bisha December ka bilaabmi doona magaalda Burco ee gobolka Togdheer.Isu-aadkan oo maanta ka dhacay magaalda Hargaysa ayaa waxa gobolka Awdal uga qayb galay tababaraha xulka gobolka Mud. Cabdiqaadir aadan Nuur.
Boorama-(Lug)-Tababarkan oo ka furmay Cisbitaalka Alxayaad ee Jaamacadda Camuud ayaa maanta waxa goob joog u ahaa Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Ee Somalilnad, Maamulka Gobolka Awdal,
Sul. Ibraahim Yuusuf Dacar oo kamid ah Salaadiinta waawayn ee Gob/Awdal ayaa waxa uu soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee la kala dhexdhigay dadka walaalaha ah ee dhawaan ku dirirsanaan Magaalada Ceeerigaabo ee Gob/Sanaag.
Hadalka uu ka dhawaajiyey Suldan Cabdi Muse Geele ayaa ah hadal munaasib ah oo beelaha Maxad Case ee degaan ahaan ugu munaasib ah oo beelaha Maxad Case ee degaan ahaan ugu balaadhan degaanka
London-(Lug)-Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa dalka Ingiriiska iyo kulamadii uu la yeeshay madaxda ka tirsan dalkaasi Ingiriiska
Tan iyo markii Madaxweyne Siilaanyo talada dalka uu si sharciga waafaqsan ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale oo ka soo jeeda G/Awdal,