Gud. Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe iyo wfdi uu hogaaminayo ayaa maanta Boorama soo gaadhay, waxana ay waftigani markii ay Boorama soo gaadheen ay kulano la yeesheen qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Diirada-(Lug)-Tan iyo intii ay Diirada Lughayanews daabacday qaybtii ugu horaysay ee maqaalo qoto dheer oo taxano noqon doona oo cinwaankoodu ahaa Yaa Sirta Siilaanyo Iyo Saylici Suuqa Keena? ayaa waxa shabakada Lughayanews iyo boga Facebook
Hargeysa- (Lug)- Ciidanka qaranka ayaa soo bandhigay walxo ka mid ah waxyaabaha loo adeegsado qaraxyadda oo ay sheegeen in nin xidhnaa xijaabka haweenku uu si kadis ah xalay u tuuray markii uu arkay askari ka tirsan ciidanka Sahanka ee ciidanka qaranka.
Weftiga Somaliland ee Booqashada ku joogay Dalka Masar gaar ahaan Qaahira ayaa caawa gelinkii hore soo gebagabeeyey martiqaadkii ay halkaa ku tegeen una soo kicitimay xarunta dalka kiiniya ee Nairobi,
Boorama-(Lug)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ayaa maanta xadhiga ka jaray ceelkii 13aad ee loogu talo galay inuu wax ka taro baahida biyaha ee Boorama, waxna munaasibadaasi maanta
Hargeysa-(Lug)- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay oo socdaal ku jooga dalka Shiinaha, ayaa sheegay inay kulamo kala duwan la yeesheen
Maayarka Deg. Lughaya Mud. Saleebaan Cabdilaahi Koodaar ayaa saxaafada siiyay waraysi dhinacyo badan taabanaya, waxana uu waraysigaasi kaga waramay arimaha nabadgalyada,
Jidka u dhexeeya Dila iyo Borama ee Muuse Rabbiile Good ayaa waxa lagu soo warramayaa inuu meel fiican marayo, hawshiisuna si xowli ah u socoto
Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL , waxa uu maanta soo saaray Magacaabida Masuuliyiin u Metelidoona Gobolada dalka oo wakiil uga noqda hawlaha Sama-falka ee xafiisku u qaabilsan yahay qaranka
Ururadda is diiwaan geliyay waxa ka mid ah Wadani, Dalsan, Ummadda, Gurmad, Jamhuuriga, NDP, Nasiye, Badbaado, Horyaal, udhis, Rays iyo SSC.” Afhayeenka Gudidda diiwaan gelinta ururadda
Boorama-(Lug)-Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa waxa uu socday mudo 2 maalmood ah waxana ka qayb qaadanayay odayaasha dhaqanka, maamulka gobolka