Suldaan Ibraahin Jaamac Samater
Suldaaan Muuse Cilmi Dugsiiyeldaan
Muxumed Jaamac Hadi
Suldaan Cabdi Muuse Geele
Suldaan Abshir Maxamed Ducaale
Caaqil Ciise Dhameeye
Oday Tukaale Riiraash
Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan (Agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo biyaha Somaliland md; Siciid Axmed Jibriil Faahiye oo Alle ha u naxariistee aabihii Marxuun Axmed Jibriil Faahiye ( Isgawrac) oo ku maanta ku geeriyooday magaalada Boorame, waxay marxuunka ilaahay uga baryayaan in uu janadii kawaraabiyo islamarkaana samir iyo iimaan kasiiyo eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday.
AAMIIN AAMIIN


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi:Marxuun Axmed Jibriil Faahiye (Isgawrac) Oo Ku Geeriyooday Boorama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback