1. Introduction
Decentralized Governance is increasingly becoming an interesting topic for many United Nations, international and bilateral agencies, development partners, local partners and academia.
Boorama-(Lug)-Tan iyo intii ay dhaceen shaqaaqooyinkii dhinaca nabadgalyada ahaa ee Seemaal ka dhacay ayaa waxa aad u soo badanaya dadka ka soo barakacaya degaanada Buqdhada, Seemaal iyo Ceel bardaale kuwaasi oo soo gaaraya degaano ka tirsan Dilla.
Diiradda-(Lug)-Waxa iska caado noqotay in dadka ku nool magaalooyinka dalka ay suuqyada ku odorasaan go’aanada aanan wali soo bixin ee lagu gaaro gudaha madaxtooyada kuwaasi oo dadka hadal hayntooda iyo go’aanka marka dambe
Hargeysa-(Lug)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka noqday istiqaalad uu habeen hore u gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),
Wasiirka Arrimaha Debeda, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey Qaahira oo ay maanta ka degeen
Suldaan Ibraahin Jaamac Samater
Suldaaan Muuse Cilmi Dugsiiyeldaan
Muxumed Jaamac Hadi
Boorama-(Lug)-Ururka siyaasadeedka Nasiye ee Somaliland ayaa masuuliyiin ka socotay lagu soo dhaweeyay magaalada Boorma ee xarunta Gobalka Awdal,waxaana ay ka qaybgaleen kulano balaadhan oo ay la yeesheen bulshada noocyadeeda kala duwan
Oslo (Lug)- Warar aan wali si rasmi ah u soo bixin ayaa sheegaya in jidka Dila iyo Borama ee imika shaqadiisu socoto loogu magac dari doono Muuse Rabbiile Good oo ahaa ninkii ansixiyay gobolnimada gobolka Awdal
Boorama-(Lug)-Saamilayda iyo saraakiisha sarsare ee Xawaalada Casriga Amoud Expres ayaa haatan ku sugan wadanka Norway caasimadiisa Oslo halkaas oo ay kulamo waawayn kula leeyihiin Jaaliyadaha Soomaaliyeed
Hargeysa-(Lug)- Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa shalay baabuur noociisu yahay Crown (taxi) ku abaalmarisay ciyaaryahanka Maxamuud Cabdi Xasan (Gofindha)
Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XILQ/249/1-828/122011 Xilkii kaga Qaaday maareeyihii Hore ee Dekeda Berbera
Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XERM/249-826/122011 ku Magacaabay Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodijeex
Amsterdam (lug) -Dhammaan shakhsiyaadka ay magacyadoodu hoos ku qoranyihiin oo deggan dalka Holland ama Netherlands ayaa waxa ay dhanbaal-tacsiyeed tiiraanyaysan u dirayaan eheladii, qoysaskii , qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay alla ha u naxariistee Xaaji C/Laahi Ibraahim Obsiiye