Hargeysa-(Lug)-Agaasimaha Machadka Tababarka shaqaalaha dawlada Maxamed Mixile Boqore ayaa maanta Huteelka Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa ku soo gabo-gabeeyay
Hargeysa (Lug)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arrimaha iskaashiga iyo Horumarinta Christian Friis Bach oo dalka socdaal rasmiya ku yimid dalka.
Maxamed Cismaan Mire (Sayid)
Axmed Maxamed Saleebaan,
Maxamed Axmed Cigge
Yuusuf Maxamed Xasan
Faysal Maxamed Xasan
Hanbalyo (lug)-Dhammaan shakhsiyaadkan hoos ku xusan oo kala jooga magaalooyinka Khamiis Mashiid, Riyaad iyo Madiina al Munawara ee dalka boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa ay hanbalyo igo boogaadin u dirayaan aqoonyahan Mustafe Aadan iyo Yaasmiin C/Salaam Sh. Ibraahim