ubax.jpgHanbalyo (lug)-Dhammaan shakhsiyaadkan hoos ku xusan oo kala jooga magaalooyinka Khamiis Mashiid, Riyaad iyo Madiina al Munawara ee dalka boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa ay hanbalyo igo boogaadin u dirayaan aqoonyahan Mustafe Aadan iyo Yaasmiin C/Salaam Sh. Ibraahim oo uu jimcihii inna dhaafay meherkoodu ka dhacay magaalada Khamiis Mashiid ee koonfurta Sucuudiga , waxaanay ilaahay uga baryayaan farxad waarta iyo ubad khayr badan. Aamiin.

Waxa hanbalyada diraya:

Abbo C/Salaam Sheekh Ibraahim Tubeec iyo hooyo Balqiis C/Raxmaan Cali al-Sancaani iyo carruurtooda.
Sheekh Maxamad Axmad Soodaan iyo xaaskiisa Khadra C/Raxmaan Sancaani iyo carruurtooda.
Maxamad Mowliid Fadal iyo xaaskiisa Foziya Cabdi Duksiiye iyo carruurtooda.
Sh. Maxamad Siciid Guuleed (Dheeldheel)
Sh. Daahir Xasan Cige (Sheekhaal)
Sh. Cumar Sh. Yuusuf Axmad
Sh. Siciid Faarax Xasan.
Khadiir Maxamad Buraale
Zakariye Xuseen Quulle
Cumar Xuseen Quulle (Ilkacase)