Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda Hayada Samo-falka ah ee Al-khayr Foundation oo fadhigeedu yahay wadanka UK.
Muqdisho (Lug)- Warar sir ah oo laga helayo magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya ayaa sheegaya in ay halkaasi ku xannibanyihiin dhallinyaro ka soo jeeda gobollada Awdal, Salal, Harawa iyo Gabilay oo ka kala yimid dalal ay Canada ka mid tahay
Aabo Cali Saleebaan Aw-Xasan
Hooyo Safiya Aadan Faararax
Dhaman Ilmo Cali Saleebaan
Cabdi Rashiid Ismail Habane
Cabdilahi Cilmi Cabdilahi
Edo Mako Maax Qawdhan
Shukri Siciid Maxamed