Ayeeyo Saxarla Barkhadle
Xasan Ciise Raage
Sacaada Axmed Cige
Muscab Xasan Ciise
Cabdikhaaliq Xasan Ciise
Aasiya Xasan Ciise
Maryan Xaan Ciisa
Ibraahim Xasan Ciisa
Ciise Xasan Ciise
Ismaaciil Xasan Ciise
Cabdiraxmaan Xuseen Axmed
Cabdale Cali Yuusuf
Sucaad Aadan Nuur
Abokor Xasan Caafi
Khadar Maxamed Xasan
Waxay hambalyo iyo bugaadin u dirayaan Aabo Ciise Raage Abtidoon iyo Hooyo Hibo Maxamed oo wiil yar oo loo bixiyay CAbdilaahi Ciise Raage ugu dhashay magaalda Jigjiga
Waxay leeyihiin Cabdilaahiyoow soo barbaar oo noqo kii dalkiisa iyo dadkiisa anfaca
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo Dhalasho: Wiil Loo Bixiyay Cabdilaahi Ciise Raage Oo Aabo Ciise Raage Abtidoon Ugu Dhashay Magaalada Jigjiga "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback