Hargeysa-(Lug)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Gen,Maxamed Xasan C/laahi (Jidhif) ayaa sababeeyay asbaahaha loo qaban waayay xafladii loogu dabaal-degi lahaa sanad guuradda 19-aad ee ka soo wareegtay aasaskii ciidanka qaranka oo ku beegan maanta oo ay bisha feberewari 2 tahay.
Gargaara-(Lug)-World vision international have distributed non food items, like Blankets, Jerry cans, Kitchen sets, Mosquito nets, plastic sheets, sleeping mats, soap and others for Internal Displaced families by droughts in Lughaya area, Awdal region of Somaliland.
Boorama-(Lug)-Iskuduwaha wsaarada caafimaadka ee Gobolka Awdal ayaa manta dhagax dhigay laba hool oo loogu talo galay bukaanka qaba xanuunada waalida ee ku nool magaalada Boorama.
Boorama-(Lug)-Wasaarada xananada xoolaha ee gobolka ayaa dhakhaatiir cilmiga xoolaha ah u dirtay deeganada degmooyinka Gobolka Awdal si ay halkaas uga bilaabaan hawlo la xidhiidha daraaysan iyo daaweynta xoolaha ah.
Hargeys- (Lug)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Gen. Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) ayaa maanta dhambaal Hambalyo ah u diray xubnaha Ciidammadda qaranka JSL munaasibadda sanad guuradooda 19-aad oo ku began maalinta bari ee 2-da bishan Febarwari.
Hargeysa-(Lug)-Agaasimaha Machadka Tababarka shaqaalaha dawlada Maxamed Mixile Boqore ayaa maanta Huteelka Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa ku soo gabo-gabeeyay
Hargeysa (Lug)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arrimaha iskaashiga iyo Horumarinta Christian Friis Bach oo dalka socdaal rasmiya ku yimid dalka.
Maxamed Cismaan Mire (Sayid)
Axmed Maxamed Saleebaan,
Maxamed Axmed Cigge
Yuusuf Maxamed Xasan
Faysal Maxamed Xasan