Lughaya.com

  • Home
  • About
  • Contact Us
  • Lughaya District

“Waxaannu taageersannahay go`aankii Sul. Samatar, arrimaha dhaqankana odayaasha ha looga danbeeyo” dhallinyarada beelaha Maxamad case

Posted in August 28th, 2011
by lug in Baaq

Borama -Dhallinyarada beelaha Maxamad Case ayaa soo saaray bayaan ay ku taageersanyihiin mowqifkii Suldaan IBraahim Jaamac Samatar iyo go`aannadii golaha dhaqanka beelaha Maxamad Case ee ku aaddanaa wadahadallada loogu jiro in la helo hoggaan-dhaqmeed guud oo Gadabuursi ka dhaxeeya, guud ahaan dhallinyarada beelaha Samaroon-na waxa ay ugu baaqeen inay […]

read more from this topic.....

Comments Off

Beelaha Maxamed Case oo Markale Caddeeyey Mowqifkooda ku Aaddan in la Helo Hoggaan Dhaqameed Gadabuursiga Mideeya

Posted in August 19th, 2011
by lug in Baaq

BORAMA (Lughaya.com) Beelaha Maxamed Case ayaa markale caddeeyay aragtidooda ku aaddan in la helo ugaas guud oo ay beelaha Samaroon (Gadabuursi) isku raacsanyihiin, waxayna sheegeen inayna mowqifkoodii hore waxba iskabaddelin islamarkaana ay diyaar u yihiin in la helo hoggaan guud oo Samaroon ka dhexeeya haddii arrintaasi loo marayo wada tashi iyo jid dhaqanka waafaqsan.

read more from this topic.....

Comments Off

Shirka Barakaale ee Xeego oo ku Baaqay in Beelaha Gadabursi u Baahan Yihiin Doorasho Ugaas oo Geeska la Jaanqaada…

Posted in August 1st, 2011
by lug in Baaq

Waraaq dheer oo jaaliyadaha reer Adal ee SAG (Selel, Awdal, Galbeedka Gebilay) soo gaadhsiiyeen shabakada Lughaya ayaa qeexaysa in jaaliyadu taageersan tahay qodobkii kasoo baxay shirkii beelaha Habar Cafaan, Samaron ee ku waajahnaa dib u eegista wixii laga yeeli lahaa in Boqor, Amiir, ama Suldan la doorto hogaamiya beel waynta sadexda wadan degan ee Samaron/Gadabursi.

read more from this topic.....

Comments Off

Suxufiyiinta G/Awdal Oo Soo Saaray Bayaan Ka Dhan Ah Afhayeenka Madaxtooyada, Xukuumadana U Tilmaamay Cadaalad darada Uu Wado

Posted in July 5th, 2011
by lug in Baaq

Xubno isugu jira suxufiyiin,qorayaal iyo sawirqaadayaal ka hawlgala saxaafadda kala duwan ee fadhigeedu yahay Hargeysa iyo kuwa dibedda ayaa Boorama ka soo saaray bayaan ka dhan ah afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/laahi Cukuse,

read more from this topic.....

Comments Off

Xukuumada Somaliland Waa Inay Ka Digtoonaataa Xuquuqda Muwaadin Maxamed Yuusuf Odawaa Aleel

Posted in February 25th, 2011
by lug in Baaq

LOWYACADO – Beelaha Reer Maxamed, Maxad Case waxay digniin u gudbinayaan xukuumada Somaliland in ay amniga muwaadin Maxamed Yuusuf Odawaa Aleel ay khalkhal galiso iyo xuquuqdiisa muwaadin nimo oo ah inuu helo maxkamad cadaalad ah oo amar aan la cadayn karin ee arinta ONLF danbigeeda ku oogta qof maqan kuna xukunta 16 sano – Wadanka […]

read more from this topic.....

Comments Off

Burco: Baaq Ay Dirayaan Suxufiyiin Iyo Arday Saxaafadda Ka Barata Machadka Tabobarka Ee TITC.

Posted in July 18th, 2009
by lug in Baaq

Annagoo ah ardayda dhigata xarunta Tababarka Saxaafadda Burco ee T I T C waxaan baaq iyo cambraaynba u soo jeedinaynaa Xukuumadda annago ka dhiidhiiyayna kana murugaysan wejiga cusub ama marxaladda adag ee ay wajahday saxaafadda xorta ahi,

read more from this topic.....

Comments Off

Bayaan & Baaq Badbaado Oo Ku Wajahan Dadweynaha Soomaaliland ( Waxaan Hongo Ka Joognaa Madaxda Ugu Sareysa Ee Qaranka Somaliland)

Posted in June 9th, 2009
by lug in Baaq

Bayaankan iyo baaqan oo ah ka hortagid iyo diidmo culus heerka ugu sareeya oo ku wajahan wax lagu sheegay Xukun oo aan ka dhegeysanay Idaacada BBC kana soo baxay Maxamed Maxamuud Diiriye Madaxa ergadii Guurtiga Kalabaydh,

read more from this topic.....

Comments Off

Warqad Furan Oo Ku Socota Shirguddonka Guurtida, Xukuumadda Iyo Dhammaan Salaadiinta Iyo Nabadoonada J.Somaliland.

Posted in April 14th, 2009
by lug in Baaq

Guurtidii loo xilsaaray nabadeynta beelaha isku isirka ah oo sharci ahaan fashilantay.

read more from this topic.....

Comments Off

Qurbajoogga Beesha Abreyn Ee Dalka Holland Oo Wasiirka Dib U Dhiska Somalia X. Ceelaabe Kula Taliyey Inuu Is Casilo

Posted in February 28th, 2009
by lug in Baaq

Waxa Kale Oo Aannu Baaq-Nabadeed U Direynaa Beelaha Walaalaha Ah Ee Isku Hirdiyey Deegaanka Burdi” Soo Saareyaasha baaqa ..

read more from this topic.....

Comments Off

Baaq Nabadeed Oo Ka Socda Jahliyadda S/Land Ee Edmonton Alberta

Posted in February 28th, 2009
by lug in Baaq

Anagoo ku hadleynaa magaca jahliyadda S/land ee Edmonton waxan aad iyo uga tiiraanseysanahay dhimashadii iyo dhawacii iyo dhibtii kale ee soo gaadhay beelaha is dhalay ee Gol-waraabe.

read more from this topic.....

Comments Off

Baaq Ku Socda Beelaha Ab Iyo Abtiga Ah Ee Dhiiga Sida Macna La’aanta Ah u Daadinaya

Posted in February 27th, 2009
by lug in Baaq

Murtida Baaqa: *Golwaraabe guusheedu waa geedka nabadda oo lagu kala saaro danaysiga gurracan ee siyaasadeysan iyo danta dadka Ab iyo Abtiga ah”..

read more from this topic.....

Comments Off

Baaq Ay Wada Jir U Soo Saareen Arday Suxufiyiin Ahi

Posted in February 22nd, 2009
by lug in Baaq

Marka hore waxaan salaamaynaa bahda saxaafada meelo kastoo ay joogaan, salaan kadib hadii aanu nahay bahda ku midawday kobcinta iyo barashada saxaafada ee ku sugan magalaada Burco

read more from this topic.....

Comments Off

Baaq Cambaarayn Falkii Argagaxisada-Xisbiga Kulmiye Ee Minnesota

Posted in November 3rd, 2008
by lug in Baaq

Minnesota-(Lug)-Waxanu haddii aanu nahay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Minnesota Halkan ka cambaaraynaynaa falkii axmaqnimda ahaa ee argagaxisadu ka fulisay magaalada Hargeysa.

read more from this topic.....

Comments Off

Beesha Maxamuud Celi Oo Beenisay War Dhawaan La Baahiyay Oo sheegay Inay beeshaasi Taageersan tahay UDUB

Posted in September 14th, 2008
by lug in Baaq

Aad iyo aad ayaanu uga xunnahay in magaca beesha Maxamuud Celi ee ka tirsan beel weynta Bahabar Celi loo adeegsado dano gaar ah iyo loolan siyaasadeed oo dad gaar ah u qoofalan.

read more from this topic.....

Comments Off

“Nin Wax Diiday Oon Wadin Wax Kaluu Ka Dorbiday Waxuu Donayaan Jirin”

Posted in July 9th, 2008
by lug in Baaq

Anaga oo ah gudida ururka dhalinyarada ah ee gobolka Awdal ee ay magacdoodu xaga hoose ku xusan yihiin, waxa  aan jecelnahay in aan jawaab cambaarayn ah ka bixino shaqaaqadii ka dhacday bariga

read more from this topic.....

Comments Off

Baaq Taageero Ah Oo Ka Soo Yeedhay Maamulka Dagmada Saylac.

Posted in June 26th, 2008
by lug in Baaq

Gudoomiye ku xigeenka golaha degaanka ee dagmada Saylac md. Cismaan Muumin Caare ayaa isaga oo ku hadlaya magaca gabi ahaanba golaha deegaanka ee dagmada Saylac

read more from this topic.....

Comments Off

KUGUMA RAACSANIN, KUGUMA RAACSANIN,KA JOOG MADAXWAYNE

Posted in May 13th, 2008
by lug in Baaq

Waxay Soomaalidu Ku Maahmaahdaa Gaal Dil Gartiisana Sii.
Gar Diid Waa Ala  Diid ,Gar Laba Nin Kama Wada Qosliso . 
Waxaana nabigu scw uu yidhi u gargaar walaalkaa haduu gar  leeyahay  iyo haduu gar daran yahayba ,markaasaa asaxaabtii waydiisay oo ay yidhaahdeen haduu garleeyahay la gartaye  haduu gardaran yahay sideen ugu gar gaaraynaa,

read more from this topic.....

Comments Off

Baaq Nabadayn; oo Ka soo baxay Dhalinyarta Reer Ottawa ee(Samaroon) - Ahmed Bakaal

Posted in January 15th, 2008
by lug in Baaq

Baaq Nabadoon ah; Anagoo aad iyo aad uga murugaysan kana tiraanyaysan.Dirirta u Dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee dhimashadu ka timid.waxaan u soo jeedinaynaa in xabada la joojiyo oo wada hadal lagu dhameeyo iyadoo wax sharuud ah la iskuxidhin si walaal nimana lagu dhameeyo dagaalkan soo noq noqonaya arintuna waxay utaalaa( habar samaroon) oo dhan inay […]

read more from this topic.....

No Comments

Mahadnaq dad kii nagala soo xidhiidhay baaqyadii aan soo saarnay.

Posted in January 12th, 2008
by lug in Baaq

Waxan halkan uga mahad celinaynaa dhamaan dadkii faraha badnaa ee xidhiidhka nagala soo sameeyay E-mailka iyagoo nagu taageeraya baaqyadii aan soo saarney ee ku soobaxay saylicipress.net 27dec.07 iyo 03Jan 08 kuwaas oo ay beesha Bahabarmuse kaga hadashay arrimo dhawra oo ay kamitahay arimaha Caadda iyo qodobo kale oo gobolka taabanaayey.
Maadaama ayna noo suurta galayn in […]

read more from this topic.....

No Comments

Baaq: Riyalism Dictatorship Has No Place in Somaliland - Awdal Community

Posted in August 3rd, 2007
by lug in Baaq

Baaq: Riyalism Dictatorship Has No Place in SomalilandAugust 02, 2007Baaq kasoo baxay bulsho waynta gobolka Awdal ee qurbaha oo si buuxda u taageeraya in lasii daayo siyaasiyiinta Ururka Qaran ee sida sharci darada ah loo xidhxidhay, Dr. Gaboose, Mohamed Haashi iyo Jamal Caydiid oo taariikhdu markay ahayd 28/07/2007 loo dhaadhiciyay xabsiga mandheera.Dawalada Rayaale waxa waajib […]

read more from this topic.....

No Comments

Amsterdam: Anakoo ah Jaaliyadaha Qurbo Jooga Ee reer - Samatar Xamse

Posted in July 30th, 2007
by lug in Baaq

Anakoo ah Jaaliyadaha Qurbo Jooga Ee reer Awdal khaas ahaan jaaliyadda Holand waxaanu halkan Hanbalyo IYo Taageerba Uga Direynaa Fikradii Maamulka Shirakadda Telesom C/qaadir Aadan Nuur Ee Ahayd Jidka Isku Xira Dilla Iyo Borama Dhiskiisa Oo laami ah Anakoo Ku Faraxsan Fikradda walaalkeen oo mar walba jecel hore marinta gobolka Awdal , hadaanu nahay jaaliyadda […]

read more from this topic.....

No Comments

AAYATIIN International Secondary School

New Page 1

aayatiin-xayeysiis.gif

RSS BBC Somali

  • William Hague oo u warramay BBC Somali
  • Xaaladda Macluusha Soomaaliya
  • William hague oo Muqdisho tegey
  • Soomali ku xiran Ukraine
  • Kenya: Badhaadhe ayaan qabsanay
  • Bisha Cas oo ka xun mamnuucida adeegeeda
  • Ra'isul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kulmay
  • Qarax lala beegsaday ciidan Itoobiyaan ah
  • Shiikh Maxamed Garyare
  • Shidaal Soomaaliya laga qodayo goor dhow

RSS Euro News

  • Actor Gazzara dead at 81
  • Big freeze tightens its grip on Europe
  • More dead in violence on streets of Egypts
  • UN Security Council to vote on Syria as Homs suffers
  • Cold threatens turnout for anti-Putin gathering
  • The high cost of poor insulation in Ukraine
  • War between two Sudans is 'possibility'
  • Passengers stuck after Hungary's Malev collapses
  • Historical gift to the American people unveiled
  • Poland suspends ratification of treaty

RSS Falanqaynta BBC-da

  • Dhalinyarada kooxaha xajirka ku biira
  • Su'aalaha Madaxweyne Cabdi Cumar
  • Qaraxyada ka dhacay magaalada Kampala
  • SSC ma argagixisaa?
  • Wasiirro is casilay

RSS VOA

  • Syria: 200 qof oo lagu dilay Homs
  • QM: Macluushii way Dhamaatay
  • Faaqidaadda: Ololaha ka dhanka ah Al-Shabab
  • Diyaarad Drone oo ku Burburtay Muqdisho
  • Laba Qof oo lagu Dilay Gaalkacyo
  • NATO: Afghanistan ha Hogaamiso Dagaalka
  • William Hague oo Booqday Muqdisho
  • Barnaamij Gaar ah: Weerarada Ismiidaaminta ah
  • Badhaadhe oo Gacantii Al-Shabab ka Baxday
  • Gaas iyo Monti oo ka Hadlay Shirka London

SP/Lughaya Videos

RSS Opinion

  • Anigu Maxaan Ku Diiday Muuse Biixi: Aqoon Intee Le’eg Ayaan Ka Kasbaday Muuse Biixi: “Anigoo Dheecankayga U Daadshay Ayaad Reer Awdal Doorateen”" Weedhahii Muuse
  • Muuse Biixi Waa Geesi Hantay Taageerada Shacabka Somaliland Oo Markhaati Waxa Ka Ah Guusha Kulmiye
  • Ka Mid Noqoshada Golaha Wasaaradda Ee Muuse Biixi Waa Niyad Jab Siyaasadeed Weyn Kulamana Taliyeen Axmed Siilaanyo Inuu Golaha Ku Soo Darro
  • Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Qasnajiga Xisbiga Udub Ee G/Awdal
  • FASHILAADA XISBIGA UDUB IYO XAALADAHA MURUGSAN
  • Diinta Iyo Wadani-Nimadu Waxay Ku Jiraan Musaalaxada Iyo Dhex-Dhexaadnimada.
  • Dhalinyarada Reer Awdal Oo Taagersan Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle.
  • Taliyaha Bilaysku Maka Fikiray Karaahiyada Ka Iman karta Kadimada Masjidka Ee uu Ooday? By C/raxmaan Colaad Cumar-jeex
  • Ayaan Darrada Haysata Wiilkii Iyo Gabadhii Somaliyeed By Xamse Suldaan Aadan Faarax
  • Colka Wadhaf Ma Lagu Dayay. By Abdifatah O. Abdi (Abdi Kling King)

Eelouniversity.org

EELO American University

 

BBC SOMALI

DHAGAYSO
MAQAL
Barnaamij 04:00 GMT
Barnaamij 11:00 GMT
Barnaamij 14:00 GMT
Barnaamij 18:00 GMT
Sida loo dhagaysto

Blogroll

  • AACNA.ORG
  • Afgaradnews.wordpress.com
  • Ahmedgurey.com
  • allboon.com
  • Awdalnews.com
  • awdalpress.com
  • BAKIPRESS.COM
  • Borama
  • Cadceed
  • CLICK HERE TO SIGNUP FOR BLUEHOST.COM NOW.
  • dadka.net
  • Dalkasomaliland.com
  • EELO.ORG
  • gargoorey
  • GIRIYAADNEWS
  • gobolka.com
  • Harowo
  • Hiiraan
  • lughayapress.com
  • Mysomaliland.com
  • Ogaalnews
  • ogaalonline.net
  • Oodweynenews
  • RAMAASNEWS
  • Read/Iqra
  • Salalnews
  • saraarnews
  • Saylici Blog
  • Saylicipress.net
  • Somalifans.co
  • Somaliland.org
  • somheritage.com
  • Themes
  • WarsanMag.com
  • WatersanitationMagazine
  • WordPress Planet
  • www.somalifans.net
  • zelelnews.com

Meta

  • Register
  • Login
  • Entries RSS
  • Comments RSS
  • WordPress.org

BlueHost

©2011 Lughaya.com
Powered by WordPress | Talian designed by VA4Business, Virtual Assistance for Business who's blog can be found at Steve Arun's Virtual Marketing Blog