Lughaya.com

  • Home
  • About
  • Contact Us
  • Lughaya District

Diirada Lughayanews: Qaybta 2aad, Yaa Sirta Siilaanyo Iyo Saylici Suuqa Keena?

Posted in December 30th, 2011
by lug in Diiradda

Diirada-(Lug)-Tan iyo intii ay Diirada Lughayanews daabacday qaybtii ugu horaysay ee maqaalo qoto dheer oo taxano noqon doona oo cinwaankoodu ahaa Yaa Sirta Siilaanyo Iyo Saylici Suuqa Keena? ayaa waxa shabakada Lughayanews iyo boga Facebook

read more from this topic.....

Comments Off

Diirada Lughayanews: Halkay Ku Dambeey- een Arimihii Ugaaska Ee Boorama Maalmahan?

Posted in September 4th, 2011
by lug in Diiradda

Diirada(Lug)-Su’aal dawayn ayaa la iska waydiinayaa halka ay ku dambeeyeen haladhayntii arimahii Ugaaska ee maalmahii u dambeeyay qabsaday suuqyada magalada Boorama,

read more from this topic.....

Comments Off

Xildhibaanada Shanta Sano Maqnaa, Siyaasi Bilaashxayte ah, Hogaanka Dhaqan ee Culayska Badan la Saaray iyo Aqoonyahanka Aamusan!

Posted in August 16th, 2011
by lug in Diiradda

BORAME - Afar xildhibaan oo kala ah Axmed Obsiye, Axmed Madar, Axmed Yassin, iyo Abiib Good ayaa shacab iskugu jira odaydhaqameedyo, indheer garad, aqoon yahan, dhalinyar iyo saxaafada la kulmay bishan sideedaad horaadkeedii waxayna afkooda ka sheegeen inay waxoogaa soo daheen iyaagoo ku andacooday inay ka qaldantay inay imika socdaan oo doorashooyin inagu soo fool leeyihiin taasna loo […]

read more from this topic.....

Comments Off

Diiradda Lughaya News: Rayaale Maxaa Loo Rasaaseeyay?

Posted in June 24th, 2011
by lug in Diiradda

(lug)- Isniintii inna dhaaftay ayaa waxa magaalada Hargaysa soo gaadhay madaxwaynihii hore ee Somali Land mudane Daahir Rayaale Kaahin oo dalka ka anbabaxay maalintii laga heley doorashadii madaxnimo ee sannadkii

read more from this topic.....

Comments Off

Diirada Lughayanews-Maxay Yihiin Barnaa-mijyada SNM Ee Ka Socda SLNTV Iyo HCTV Iyo Taariiqda Labada Dhinac Ah Ee Ay Xambaarsan Yihiin

Posted in June 7th, 2011
by lug in Diiradda

read more from this topic.....

Comments Off

Diiradda Lughaya News: Khudbaddii Sul. Sanbuurag Iyo Muxaafidnimada Bahabar Celi

Posted in April 27th, 2011
by lug in Diiradda

Diiradda (Lug)- Suldaanka guud ee beelaha Bahabar Celi  Muuse Cilmi Dugsiiye (Sanbuurag) ayaa shalay qabtay shir jaraa`id oo uu ku canbaareeyay waxa lagu magcaabo Awdalstate ee ay qaar ka mid ah dhallinyarada reer Awdal kaga dhawaaqeen

read more from this topic.....

Comments Off

Diiradda Lughaya News: Maxaa Keenay In Samaroonka Ethiopia Reer S. Land Lagu Tilmaamo?

Posted in April 14th, 2011
by lug in Diiradda

Samaroonku wuu saxanyahay Ogaadeenkuna ma qaldana“

Diiradda-(Lug)- 8 dii bishan Abril ayuu laanta Afsomaliga  ee BBC da u warramay sul. Maxamad Axmad Xasan  isaga oo ku hadlaya magaca beelaha Samaroon kana cabanayay dulmi uu sheegay in ismaamulka SOMALIda ee Ethiopia kula kacay beelaha

read more from this topic.....

Comments Off

Diiradda Lughaya News: Sirta Ka Danbaysa “Awdal State” Iyo Caqabadaha Horyaala

Posted in April 10th, 2011
by lug in Diiradda

  Calanka Awdal State iyo midka Israel iyo arrimo kale……….

 (Lug)- Maalhamahan waxa meelo kala duwan laga maqlayay kacdoon lagu magacaabay Awdalstate oo ay dhallinyar la sheegay inay reer Awdal yihiini abaabulayso

read more from this topic.....

Comments Off

Diiradda Lughaya news: Xisbigii QARAN Oo Dib U Furmay Iyo Gaboose Oo Madaxnimo Isku Diyaarinaya

Posted in February 8th, 2011
by lug in Diiradda

Diiradda-(Lug)-Iyada oo maalmahanba la filayay ayaa waxa saaka gaadhay niyad jabna kala noqday magaalada Borama, wasiirka arrimaha gudaha ee Somali Land Mud. Maxamad Cabdi Gabboose oo saaka si ololeysan u soo galay

read more from this topic.....

Comments Off

Diiradda Lughaya News: Maxaa Ka Jira In Cutubyadii ONLF Ee Xeebaha Galbeedka S/Land Ka Soo Degay Uu Rayaale Ka Danbeeyay?

Posted in September 23rd, 2010
by lug in Diiradda

(Lug)-10 maalmood ka hor waxaa xeebaha galbeed ee jamhuuriyadda Somali Land ka dhacay shirqool si heersare ah loo soo agaasimay oo ay ujeedadiisu ahayd in lagu bahdilo xukuuumadda cusub

read more from this topic.....

Comments Off

Diirada-Lughaya:Tuhuno Isa Soo Taraya Oo Iftiiminaya Cidii Ka Dambaysay Mudaharaad-kii Maanta Ka Dhacay Boorama

Posted in July 30th, 2010
by lug in Diiradda, News

Boorama-(Lug)-Mudaharaado lagaga soo horjeedo saami qaybsiga xukuumada yaa manta ka dhacay magaalada Boorama, mudaharaadaan oo ahaa kuwo ay caruur iyo dhalinyaro ka gadoodsan ka qayb qaadanayeen ayaa waxa la

read more from this topic.....

Comments Off

Guddi Heer Dagmo Ah Oo Loo Magacaabay U Diyaargarwga Xuska Munaasibada 18ka May

Posted in May 15th, 2008
by lug in Diiradda, News

Boorama-(Lug)-Waxa magaalada Boorama lagaga dhawaaqay guddi ka kooban 3 Xilibaan oo golaha Degaanka ee dagmada Boorama ah iyo 3 Agaasime waaxeedyo, gudidan ayaa waxay dardar galindoontaa hawlaha u diyaar garowga munaasabada 18ka May oo ku began maalinta Axada ah ee fooda nagu soo haysa.

read more from this topic.....

Comments Off

Diiradda Lughaya News: Faallo:Yuu Noqon Doonaa Guddoomiyaha Gobolka Cusub Ee Salal?.

Posted in May 5th, 2008
by lug in Diiradda

Horyaal-(Lug)-22 bishii March ee aynu soo dhaafnay ayuu madaxwaynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale magcaabay 6 gobol iyo 16 degmo oo dalkiisa ku soo kordhay, iyada oo ay dadbadani tallaaabadaas u arkeen shax siyaasadeed oo lagu gelayo doorashooyinka la dhawrayo waa haddii ay doorashooyinba dhacaane.

read more from this topic.....

Comments Off

AAYATIIN International Secondary School

New Page 1

aayatiin-xayeysiis.gif

RSS BBC Somali

  • William Hague oo u warramay BBC Somali
  • Xaaladda Macluusha Soomaaliya
  • William hague oo Muqdisho tegey
  • Soomali ku xiran Ukraine
  • Kenya: Badhaadhe ayaan qabsanay
  • Bisha Cas oo ka xun mamnuucida adeegeeda
  • Ra'isul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kulmay
  • Qarax lala beegsaday ciidan Itoobiyaan ah
  • Shiikh Maxamed Garyare
  • Shidaal Soomaaliya laga qodayo goor dhow

RSS Euro News

  • Actor Gazzara dead at 81
  • Big freeze tightens its grip on Europe
  • More dead in violence on streets of Egypts
  • UN Security Council to vote on Syria as Homs suffers
  • Cold threatens turnout for anti-Putin gathering
  • The high cost of poor insulation in Ukraine
  • War between two Sudans is 'possibility'
  • Passengers stuck after Hungary's Malev collapses
  • Historical gift to the American people unveiled
  • Poland suspends ratification of treaty

RSS Falanqaynta BBC-da

  • Dhalinyarada kooxaha xajirka ku biira
  • Su'aalaha Madaxweyne Cabdi Cumar
  • Qaraxyada ka dhacay magaalada Kampala
  • SSC ma argagixisaa?
  • Wasiirro is casilay

RSS VOA

  • Syria: 200 qof oo lagu dilay Homs
  • QM: Macluushii way Dhamaatay
  • Faaqidaadda: Ololaha ka dhanka ah Al-Shabab
  • Diyaarad Drone oo ku Burburtay Muqdisho
  • Laba Qof oo lagu Dilay Gaalkacyo
  • NATO: Afghanistan ha Hogaamiso Dagaalka
  • William Hague oo Booqday Muqdisho
  • Barnaamij Gaar ah: Weerarada Ismiidaaminta ah
  • Badhaadhe oo Gacantii Al-Shabab ka Baxday
  • Gaas iyo Monti oo ka Hadlay Shirka London

SP/Lughaya Videos

RSS Opinion

  • Anigu Maxaan Ku Diiday Muuse Biixi: Aqoon Intee Le’eg Ayaan Ka Kasbaday Muuse Biixi: “Anigoo Dheecankayga U Daadshay Ayaad Reer Awdal Doorateen”" Weedhahii Muuse
  • Muuse Biixi Waa Geesi Hantay Taageerada Shacabka Somaliland Oo Markhaati Waxa Ka Ah Guusha Kulmiye
  • Ka Mid Noqoshada Golaha Wasaaradda Ee Muuse Biixi Waa Niyad Jab Siyaasadeed Weyn Kulamana Taliyeen Axmed Siilaanyo Inuu Golaha Ku Soo Darro
  • Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Qasnajiga Xisbiga Udub Ee G/Awdal
  • FASHILAADA XISBIGA UDUB IYO XAALADAHA MURUGSAN
  • Diinta Iyo Wadani-Nimadu Waxay Ku Jiraan Musaalaxada Iyo Dhex-Dhexaadnimada.
  • Dhalinyarada Reer Awdal Oo Taagersan Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle.
  • Taliyaha Bilaysku Maka Fikiray Karaahiyada Ka Iman karta Kadimada Masjidka Ee uu Ooday? By C/raxmaan Colaad Cumar-jeex
  • Ayaan Darrada Haysata Wiilkii Iyo Gabadhii Somaliyeed By Xamse Suldaan Aadan Faarax
  • Colka Wadhaf Ma Lagu Dayay. By Abdifatah O. Abdi (Abdi Kling King)

Eelouniversity.org

EELO American University

 

BBC SOMALI

DHAGAYSO
MAQAL
Barnaamij 04:00 GMT
Barnaamij 11:00 GMT
Barnaamij 14:00 GMT
Barnaamij 18:00 GMT
Sida loo dhagaysto

Blogroll

  • AACNA.ORG
  • Afgaradnews.wordpress.com
  • Ahmedgurey.com
  • allboon.com
  • Awdalnews.com
  • awdalpress.com
  • BAKIPRESS.COM
  • Borama
  • Cadceed
  • CLICK HERE TO SIGNUP FOR BLUEHOST.COM NOW.
  • dadka.net
  • Dalkasomaliland.com
  • EELO.ORG
  • gargoorey
  • GIRIYAADNEWS
  • gobolka.com
  • Harowo
  • Hiiraan
  • lughayapress.com
  • Mysomaliland.com
  • Ogaalnews
  • ogaalonline.net
  • Oodweynenews
  • RAMAASNEWS
  • Read/Iqra
  • Salalnews
  • saraarnews
  • Saylici Blog
  • Saylicipress.net
  • Somalifans.co
  • Somaliland.org
  • somheritage.com
  • Themes
  • WarsanMag.com
  • WatersanitationMagazine
  • WordPress Planet
  • www.somalifans.net
  • zelelnews.com

Meta

  • Register
  • Login
  • Entries RSS
  • Comments RSS
  • WordPress.org

BlueHost

©2011 Lughaya.com
Powered by WordPress | Talian designed by VA4Business, Virtual Assistance for Business who's blog can be found at Steve Arun's Virtual Marketing Blog