Boorama-(Lug)-26kii June guud ahaan gobolka Awdal oo dhan waxa ay dadkiisu ka sinaayeen sida loogu dareeray doorashooyinka, xiiso aad ah ayay dadku u hayeen inay codkooda dhiibtaan,
Boorama-(Lug)-26kii June guud ahaan gobolka Awdal oo dhan waxa ay dadkiisu ka sinaayeen sida loogu dareeray doorashooyinka, xiiso aad ah ayay dadku u hayeen inay codkooda dhiibtaan,
Soomaalidaa tidhaa waagii beryaaba waayo leh, jimcihii aan soo dhaafnay ayaa reer Somaliland iyo guud ahaanba caalamka islaanka waxa u bilowday sannadka cusub e Hijriyada ,jimcaha soo socdana la filayo inuu guud ahaanba dunida u bilowda sannadka cusub ee masiixiyada iyadoo haatan ay dhammaan dalalka haysta diinta masiixigu ku jiraan ciidoodii ama fasaxyadoodii.
Borama-(Lug)-Dadweynaha Somaliland qaybihiisa kale duwan ayaa sanadahan dambe waxa mashquuliyey arrimaha siyaasadeed ee dalka
Qof kasta oo xil loo dhiibaa, waxa uu xilkaas kala tagaa ammaan ama eed ay bulshadu u hayso, waxa uu shaqada ka fadhiistaa ama isaga oo la inkaarayo,
Maanta oo ay bisha June tahay 21 sannadka 2009ka waa maalintii ugu dambaysay ee hay’adaha caawiya doorashooyinka Somaliland u qabteen in xukuumadda Rayaale ay kusoo dhammaystirto saamiga maaliyadeed ee ay xukuumaddu ugu talogashay doorashooyinka
Aragti-(Lug)-Magaalada Boon oo ah degmo ka mid ah degmooyinka waddanka S/land waxay leedahay taariikh iyo is taageersi dhaxalsiiyay in ay noqoto hoygii lagu aasaasay nidaamkii ha is caawiso ee la magac baxay ISKAA WAX U QABSO.
Waxay ila tahay Md. Siilaanyo iyo Eng. Faysal Naftooda ayay Qaraxyo ugala Baqeen Muwaadin Reer Boorame ah
18ka May Quluubta ayaa Laga Xusaa mana Aha Maqnaashaha Madaxdu Qorshe Kaambayn Lagu Galo” Muwaadin reer Burcaad Ah
Boorama-(Lug)-Xuskii munaasabada 18ka May ee manta ayaa waxa uu xambaarsanaa dareeno isku dhafan oo ay muujinayeen dadka reer Boorama, dadka reer Booram ayaa fikrado kala duduwan ka
Akhristow inaba ma is weydiisay xikmadda ku jirta Djibouti ha loo yaaco oo raxan wasiiro ahi socdaal ha ugu baxaan wakhti la gudo galayo shirkii dawladda federaalka Somalia,
Waxa S/land ku soo fool leh Doorashadii loo tartamayey jagada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ay ka hadhay muddo labo bilood ah .waxana jirta in sadex xisbi ay isu diyaareen loolan adag
Wejigii ugu sahlanaa arimaha Soomaaliya had iyo goor wuu ka soo gudbay Sheikh Shariif hase ahaatee ma ka gudbi doonaa miinada gudaha ku aasan? Sheikh Shariif waxa ku adkaan doona sida uu dhex ugu ahaan doono xoogaga Al-shabaab iyo dawlada itoobiya oo isku ah bisad iyo jiir.
Burco-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga UDUB Isla Markaana ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Ahna Hogaanka Sare ee Ciidamada Sirdoonka Qaranka Daahir Riyaale Kaahin
Waxa jira xaalado murugsan oo dad badan oo reer Awdali ahi ay ka biyo diidsanyihiin ,ku wasoo khatar galin kara jiritaanka somali land hadii aan xal loo helin.
Hargeysa-(Lug)-Jacaylka ayaa ah dareen rabitaan oo aad u xoog badan isla markaana nafta cadaadis ku saara inay hesho wax ay u baahan tahay nooc kasta oo uu yahayba, isagoo waa jacayalku aan u aabe yeelin qof walba waxa uu kala kulmaa dhib iyo walbahaar aad u xoogan
Borama-(Lug)-Sideedaba marka laga hadlayao komishanka doorashooyinka ee dal leeyahay ,waxa macnaheedu yahay dad kala saari kara umad isku qabsan karta wax sharciga dal leeyahay bannanayn iyo wax u bannanaynayo.
Gabdhaha Soomalidu Ay U Baylahoobeen Kalsooni Daro Iyo Aaminid La’aan Kaga Timid Dhinaca Raga Soomaaliyeed ”.
Geedi socodka dimuqraadiyadda iyo unkidda xeerarkeeda waxaa kaw ka ah helitaanka garsoor cadaalad ku dhisan oo ka sokow xeerarka dastuurka ah iyo ahmiyadda ashkhaasta siyaasiyiinta ah garwaaqsan si fiicana u fahansan xikmadda xaakimnimada iyo cadaaladdu
Maamulka cusub ee degmada boon ayaa ah midkii ugu danbeeyay gobolo iyo degmooyin badan oo u mahadxwayne Rayaale magacaabay,
Umad kasta oo aduunka ku nool, waxay leedahay tariikh iyo halyeeyo ay si gaar ah u xusto kuna dheehan jiritaankooda iyo misirkooda umadeed.
Burco-(Lug)-Xukuumada Madaxweynaha Laftiisu Nabadsugida ahaan jiray ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin,ayaa dadka Siyaasadiisa Taageeraa ku Amaani Jireen Horumarinta Haayadaha Sirdoonka Iyo Amaanka Qaranka.
Amsterdam-(Lug)-Holland macnaheedu waa dhulkii hoose waxayna badda ka hooseysaa 3.5metre Dadka reer Holland waxaa isku haya Biyaha oo ah colaada ugu weyn ee waddanku leeyahay
Haddiiba ay dhab tahay in walaalkeen Ismaaciil uu adduunyada inooga doonaayo aqoonsi waxaan aaminsanahay aqoonyahan ahaan in Somaliland aqoonsi u dhimani aanu jirin, waayo waxaan aaminsana in Somaliland cidda ku taagani ay ahayd walaalaheen Jibouti.
Waxaan marka hore salaamayaa bahda lughayanews iyo dhamaan bulsho waynta reer Awdal iyo Salal, Waxaan jeclahay inaan halkan ugu hambalyeeyo laacibkii da`da yaraa ee sida aad ka loo jeclaa maxamed xasan xuseen (gadhkawayso) .
Sidan aan wada ognahay saxiibtinamadu waa shay aad u qaaliya marka loo eego heerka ay bulshada kaga jirto waan xidhiidh aad u xoog badan oo ka dhaxayn karaa laba qof oo isku fahmay qaab ka mid ah wajiyada nolosha,
Tan iyo markii ay dhacday dawladii dhexe ee Soomaliya waxa dalka ka dhacay dhibaatooyin badan oo saamayn ku yeeshay nolosha aadamaha