Borama-(Lug)-Sideedaba marka laga hadlayao komishanka doorashooyinka ee dal leeyahay ,waxa macnaheedu yahay dad kala saari kara umad isku qabsan karta wax sharciga dal leeyahay bannanayn iyo wax u bannanaynayo.
Borama-(Lug)-Sideedaba marka laga hadlayao komishanka doorashooyinka ee dal leeyahay ,waxa macnaheedu yahay dad kala saari kara umad isku qabsan karta wax sharciga dal leeyahay bannanayn iyo wax u bannanaynayo.
Gabdhaha Soomalidu Ay U Baylahoobeen Kalsooni Daro Iyo Aaminid La’aan Kaga Timid Dhinaca Raga Soomaaliyeed ”.
Geedi socodka dimuqraadiyadda iyo unkidda xeerarkeeda waxaa kaw ka ah helitaanka garsoor cadaalad ku dhisan oo ka sokow xeerarka dastuurka ah iyo ahmiyadda ashkhaasta siyaasiyiinta ah garwaaqsan si fiicana u fahansan xikmadda xaakimnimada iyo cadaaladdu
Maamulka cusub ee degmada boon ayaa ah midkii ugu danbeeyay gobolo iyo degmooyin badan oo u mahadxwayne Rayaale magacaabay,
Umad kasta oo aduunka ku nool, waxay leedahay tariikh iyo halyeeyo ay si gaar ah u xusto kuna dheehan jiritaankooda iyo misirkooda umadeed.
Burco-(Lug)-Xukuumada Madaxweynaha Laftiisu Nabadsugida ahaan jiray ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin,ayaa dadka Siyaasadiisa Taageeraa ku Amaani Jireen Horumarinta Haayadaha Sirdoonka Iyo Amaanka Qaranka.
Amsterdam-(Lug)-Holland macnaheedu waa dhulkii hoose waxayna badda ka hooseysaa 3.5metre Dadka reer Holland waxaa isku haya Biyaha oo ah colaada ugu weyn ee waddanku leeyahay
Haddiiba ay dhab tahay in walaalkeen Ismaaciil uu adduunyada inooga doonaayo aqoonsi waxaan aaminsanahay aqoonyahan ahaan in Somaliland aqoonsi u dhimani aanu jirin, waayo waxaan aaminsana in Somaliland cidda ku taagani ay ahayd walaalaheen Jibouti.
Waxaan marka hore salaamayaa bahda lughayanews iyo dhamaan bulsho waynta reer Awdal iyo Salal, Waxaan jeclahay inaan halkan ugu hambalyeeyo laacibkii da`da yaraa ee sida aad ka loo jeclaa maxamed xasan xuseen (gadhkawayso) .
Sidan aan wada ognahay saxiibtinamadu waa shay aad u qaaliya marka loo eego heerka ay bulshada kaga jirto waan xidhiidh aad u xoog badan oo ka dhaxayn karaa laba qof oo isku fahmay qaab ka mid ah wajiyada nolosha,
Tan iyo markii ay dhacday dawladii dhexe ee Soomaliya waxa dalka ka dhacay dhibaatooyin badan oo saamayn ku yeeshay nolosha aadamaha
48 saacadood ee na soo dhaafay waxa magaalada muqdisho ka socday ilaa wakhti xaadirkana joogsan xasuuq ba,an oo ka dhicin sanooyinkii ugu dambeeyay iyadoo aanu ka warhayno in dadka ku dhaqani dhagahooga iyo nolal maalmoodkooda ka mid noqday duqaynta lugu wado
Baahida bani aadanka oo ah mid sal iyo cidhib meel ay ku haysaa aanay jirin oo la korta kolba waayaha iyo wakhtiga cusub ee soo iftiima ayaa waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin iyo dhiilooyin lama ilaawaan ah oo naburo iyo dhaawacyo waawayn oo aan laga bogsan soo gaadhsiiya umadaha dhibaatooyinkaasi waa dabiici ama dadsamee .
Borama-(Lug)-Sharikada lagu magacaabo Xamdi Construction Company oo ka mid ah sharikadaha dhismaha ee ka jira gobolka Awdal ayaa waxa ay noqotay mid ugu caansan xaga dhismaha guryaha la dago, Dabaqyada, iyo dhismayaasha kala duwan ee loogu talo galay in ay qabtaan adeegyo kala duwan
“Meelaha Qaar Maydka Ayaa La Cunaa, Gabdhaha La Kufsanayana Waxa Aad dareemaysaa Inay La Mid Noqneed Mayd La Faraxumaynayo, Biyuhuna Waa Ama Ku Dil Ama Ku Dhimo………..Bogga Xusuusqorka Muhaajirka
Muhaajiriintu safar dheer kadib waxay soo galaan caasimada khartum ee Sudan, halkaas waxaa ku qabila niman mukhalasiina oo meesha jaamacado kadhigta iyo odoyaal meesha dagan, oo soomaali ah […]
Maaha waxa lagu iibsado lacag ama lagu helo magaca qabiilka aad tahay iyo heerkaaga quruxdaada ee waa hibo ilaahay siiyo qofka uu la jeclaado iyo ku dhaqanka sunaha nebigeenii suubaan Muxamed(S.C..W.S) waa lagama maarmaan inana xusno heerka waalidkaagu ka soo qaato ku barida akhlaaqada wanaagsan
Sida aynu lawada socono, waxa mudooyinka u dambeeyay aad isu bedelayay qiimadaha badeecadaha, gaar ahaan maceeshada la quuto. Laga soo bilaabo dabayaaqadii 2006dii ilaa wixii ka dambeeyay
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Talada Dalka haya ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa haatan u muuqda mid mar kale xisbigiisa UDUB u Cumamadi doono musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi uga qayb galayaa tartanka Doorashooyinka madaxtinimo ee lagu wado in ay dalka ka dhacaan Horaanta Sanadka 2009.
Md.C/raxmaan Aw-Cali Faarax, oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland xiligii xukuumaddii marxuum Cigaal, xilal kala duwana ka soo qabtay Somaliland, sida wasiirada waxbarashada iyo Gaashaandhiga, kana mid ah siyaasiyiinta magaca weyn ku leh masraxa siyaasada dalka, isla markaana ka mid ah ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Kulmiye.
Miisaanka shakhsiyada iyo hoggaaminta wasiirka ayaa xudun u ah kobaca waxbarashada dalka, oo shantii sanadood ee la soo dhaafay gaadhay horumar balaadhan, oo qayb ka ah dib-u-dhiska Somaliland,
Lehman Brothers oo ah bangiga afraad ee ugu weyn bangiyada dalka maraykanka ayaa gebi ahaanba hantidiisii salaftay, waxaanay taasi saaka sababtay in dhammaanba suuqyada ganacsiga adduunyadu ay hoos markeliya u dhacaan
qalinkii siyaasigii waynaa ee Axmad Carwo
Cardiff(lug)Maqaal aan todobaadkii hore ku cabiray ra`yi guud mar ah oon ka qabo goolaaftanka siyaasadeed ee cadada u noqotay madaxda Kulmiye, ayaa emailo badan igaga yimaadeen oodhammaan 3 mooyaane aragtidayda ila wadaagay. Seddexdani waxay u arkeen maqaalkii inaan tartamayaasha u kala eexday
Bishan Ramadaan labadeedii 1429 Hijriya,maalin salaasa ah kuna beegan September labadeedii 2008 waxaa wadanka Lubnan gaar’ahaan caasimada Beyrut ku wafaaday Allaha u naxariistee Muftigii Soomaaliyeed, Sheekhii, Imaamkii,Muxadiskii, Xaafidkii, Zaahidkii ahlu Sunna wal Jammacada ahaa
Waxaa dhawaan saxaafadda qaar ka mid ah weraysi siiyey C/qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiiladda horana u ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee golaha wakiiladda Somaliland, laguna tiriyo inuu udub dhexaad ka ahaa xubnahii salka u dhigay fasiiradda iyo unkidda xeerarka dastuurka Somaliland ay hadda ku dhaqanto.
Waan idin salaamayaa dhamaan bahda saxaafada iyo akhristayaasha qiimaha badan ee jecel in ay aqoontooda kordhiyaan,Waxaanan idin leeyahay “Salaama Calaykum”. Waxaan idiin soo tabinayaa xubintan aqoon korodhsiga ah.