Lughaya.com

  • Home
  • About
  • Contact Us
  • Lughaya District

Galiilyo: Waa Maanso Iftiimineysa Cawaaqib Xumada Heyb Sooca Iyo Kala Sareynta Ku Dhisan Cadaalad Darada.

Posted in June 19th, 2009
by lug in Gabay

Ma Gunbaa Walaalkaa, Adiguna Gob-baad Tahay” Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde
Waxa muddo aan dheerayn soo booqday magaalada Oslo ee dalka Norway Garaad Axmed Diiriye Jaamac,

read more from this topic.....

Comments Off

Codka Dhallinta.. Geeraar Uu Tiriyey Sh.Khadar Xasan (Khadar-Gabiley)

Posted in June 13th, 2009
by lug in Gabay

1-Geeraarbaan xarfihiisiyo
2-xubnihiisa la dhiibshiyo
3-Xardhiddiisiyo luuqdiyo
4-Xeerarkiisa aqaannaye
5-Maalintaan xakameeyo een..

read more from this topic.....

Comments Off

Gabay Dadweynaha Reer Somaliland Daahir Riyaale Ugu Jawaabayaan

Posted in February 22nd, 2009
by lug in Gabay

1.Warkaad Daahir soo sheegtay ee dunida maansheeyey.
2.Waa kaaga digaynaa waxaad damacday maandhoowe.
3.Haddaad tidhi waxay doonayeen damacii beenoowyey.

read more from this topic.....

Comments Off

Daahir Riyaale Oo Gabay Kula Hadlaya Shacabka Reer Somaliland Maalintii Isku Daygii Fashilmay, Ee Xilka Qaadista Gudoomiyaha Guurtida.

Posted in February 22nd, 2009
by lug in Gabay

1. Somaliland waxaan u ahay duq iyo waayeel.
2.Dar illaahay weeyaan inay Ani i doortaane.
3.Mar hadday waxay doonayeen damacii beenoobey.

read more from this topic.....

Comments Off

Colaad Diirka Laga Dhiley!

Posted in November 7th, 2008
by lug in Gabay

Markaan maansada daayay
Een dabooley albaabkii
Eraygay ka duxaayay

read more from this topic.....

Comments Off

Qudh-Muslim.Gabay Ka Waramaya Qiimaha Nafta Qofka Muslimka Ah Iyo ???

Posted in November 1st, 2008
by lug in Gabay

Gabaygan Qudh-Muslim.Waxa aan ku sheegayaa sida uu Ilaahay u karaameeyay nafta dadka Islaamka ah ee uu xaaraanta uga dhigay in la dilo.

read more from this topic.....

Comments Off

Maanso Duco Iyo Alle Bari Ah Oo Ku Saabsan Dhalintii Ku Qarqanatay Xeebaha Libiya

Posted in June 27th, 2008
by lug in Gabay

(inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun)
 In kasta oo runtii  qadarka iyo qoraaka Alle midna aan la  baajin karin, kolayna ay yihiin  kuwii dhacaya ,ayaa haddana dhacdadii dhawaan waxa ay ahayd mid  tiiraanyo iyo murugo badan, waxay ahayd mid jiildhan oo loo hanwaynaa dad iyo dalba

read more from this topic.....

Comments Off

Maanso(Jacaylka Maxaa Abuura)?

Posted in March 3rd, 2008
by lug in Gabay

Kolay anuu sheegi maayo
Aqoon ini kaafiyaysee
Itaalkaygii tixeed
Ilhaaminta eebahay
Intuu igu deeqaybaan
Afkayga kasheegayaa

read more from this topic.....

Comments Off

Maanso Duco Iyo Alla Bari Ah

Posted in February 27th, 2008
by lug in Gabay

Maansadan gaaban oo ah baraarujin duruufaha bulshadii awdal qayb ka mida la soo gudboonaaday taasi roobabkii duufaanada watay eek u habsaday dadkii iyo duunyadoodii iyo in Alla bari midaysan la sameeyo oo Ilaahay loo baryo badhaadhe iyo badel fiican iyo samir iyo adkayso loona muujiyo  walaaltinimo,taakulayn iyo naxariisba.

read more from this topic.....

No Comments

Dalkeennii Xasuuq Baa Ka Dhacay ..

Posted in February 24th, 2008
by lug in Gabay

Gabaygan waxa uu Abwaan wariye Zakariye Xuseen ku sawirayaa dhibaatada ka taagan Muqdisho, wuxuu ka mid ahaa gabayadii uu ku soo badhigay waraysigii uu dhawaan siiyay telfishinka Universal .
1. Deellayda gabay waanigii daayay maalmahane
2. Dibnahaan ka laabtoo baryahan maan danayn jirine
3. Hayeeshee duruufahan jiraan dayn karayn hadale
4. Caawaan idiin dari tixdii dahabiga ahayde

read more from this topic.....

No Comments

AAYATIIN International Secondary School

New Page 1

aayatiin-xayeysiis.gif

RSS BBC Somali

  • Dad laga raray guryaha dowladda Muqdisho
  • Dagaallo ka socda Syria
  • Maraykanka, Israel oo ka wal-walsan Iran
  • Qabow iyo baraf saameeyay Yurub
  • Somaliland: Waan tageynaa shirka London
  • William Hague oo u warramay BBC Somali
  • Xaaladda Macluusha Soomaaliya
  • Soomali ku xiran Ukraine
  • Shiikh Maxamed Garyare
  • Shidaal Soomaaliya laga qodayo goor dhow

RSS Euro News

  • Brazil: Troops deployed as police strike sparks crimewave
  • Netanyahu condemns Palestinian reconciliation deal
  • Homs under attack as Russia's Lavrov arrives in Syria
  • Russian presidential TV debates begin
  • Spanish artist Antoni Tàpies dies aged 88
  • Iran's nuclear ambitions continue to test the West
  • Pope calls for 'renewal' as summit tackles sex abuse
  • Over 350 dead from cold in Europe's arctic spell
  • Mass killer Breivik demands medal from Oslo court
  • Air France partially grounded by pilot strike

RSS Falanqaynta BBC-da

  • Dhalinyarada kooxaha xajirka ku biira
  • Su'aalaha Madaxweyne Cabdi Cumar
  • Qaraxyada ka dhacay magaalada Kampala
  • SSC ma argagixisaa?
  • Wasiirro is casilay

RSS VOA

  • Britain: waxaa naga go'an wax ka qabashda Somaliya
  • Djibouti: Shirkii ICG oo soo Gababoobay
  • Barnaamij Gaar ah: Shirka London
  • Madaxweyne Siilaanyo oo Ethiopia Tagey
  • Bacadlhii Xamar-weyne oo DKMG ah lagu Wareejiyey
  • Xiisadda Iiraan iyo Israel oo sii Kordheysa
  • ICG oo Djibouti ku Shirsan
  • Mashaariicda Dalka Turkiga ee Somalia
  • Somaliland: Shirka London waan ka Qeybgalaynaa
  • Muqdisho: Dad laga Saaray Guryihii Dowladda

SP/Lughaya Videos

RSS Opinion

  • Anigu Maxaan Ku Diiday Muuse Biixi: Aqoon Intee Le’eg Ayaan Ka Kasbaday Muuse Biixi: “Anigoo Dheecankayga U Daadshay Ayaad Reer Awdal Doorateen”" Weedhahii Muuse
  • Muuse Biixi Waa Geesi Hantay Taageerada Shacabka Somaliland Oo Markhaati Waxa Ka Ah Guusha Kulmiye
  • Ka Mid Noqoshada Golaha Wasaaradda Ee Muuse Biixi Waa Niyad Jab Siyaasadeed Weyn Kulamana Taliyeen Axmed Siilaanyo Inuu Golaha Ku Soo Darro
  • Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Qasnajiga Xisbiga Udub Ee G/Awdal
  • FASHILAADA XISBIGA UDUB IYO XAALADAHA MURUGSAN
  • Diinta Iyo Wadani-Nimadu Waxay Ku Jiraan Musaalaxada Iyo Dhex-Dhexaadnimada.
  • Dhalinyarada Reer Awdal Oo Taagersan Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle.
  • Taliyaha Bilaysku Maka Fikiray Karaahiyada Ka Iman karta Kadimada Masjidka Ee uu Ooday? By C/raxmaan Colaad Cumar-jeex
  • Ayaan Darrada Haysata Wiilkii Iyo Gabadhii Somaliyeed By Xamse Suldaan Aadan Faarax
  • Colka Wadhaf Ma Lagu Dayay. By Abdifatah O. Abdi (Abdi Kling King)

Eelouniversity.org

EELO American University

 

BBC SOMALI

DHAGAYSO
MAQAL
Barnaamij 04:00 GMT
Barnaamij 11:00 GMT
Barnaamij 14:00 GMT
Barnaamij 18:00 GMT
Sida loo dhagaysto

Blogroll

  • AACNA.ORG
  • Afgaradnews.wordpress.com
  • Ahmedgurey.com
  • allboon.com
  • Awdalnews.com
  • awdalpress.com
  • BAKIPRESS.COM
  • Borama
  • Cadceed
  • CLICK HERE TO SIGNUP FOR BLUEHOST.COM NOW.
  • dadka.net
  • Dalkasomaliland.com
  • EELO.ORG
  • gargoorey
  • GIRIYAADNEWS
  • gobolka.com
  • Harowo
  • Hiiraan
  • lughayapress.com
  • Mysomaliland.com
  • Ogaalnews
  • ogaalonline.net
  • Oodweynenews
  • RAMAASNEWS
  • Read/Iqra
  • Salalnews
  • saraarnews
  • Saylici Blog
  • Saylicipress.net
  • Somalifans.co
  • Somaliland.org
  • somheritage.com
  • Themes
  • WarsanMag.com
  • WatersanitationMagazine
  • WordPress Planet
  • www.somalifans.net
  • zelelnews.com

Meta

  • Register
  • Login
  • Entries RSS
  • Comments RSS
  • WordPress.org

BlueHost

©2009 Lughaya.com
Powered by WordPress | Talian designed by VA4Business, Virtual Assistance for Business who's blog can be found at Steve Arun's Virtual Marketing Blog