Dhammaanba dadka ay magacyadoodu hoos kuqoranyihiin waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka Axmed Faarax Axmed(Alfa) Iyo Boqorada Aniisa Cumar Cilmi
Waxaan hanbalyo maher udiraya boqor Fu’ad nuur xaamud iyo boqorada Ilhaan ahmed farah oo maherkooda kadhacay magaalada borama hotel rays waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu kadho labadi iskuwaara ubad khayr qaba kalahela waxaanu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax – waxaanan idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee barakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa filkhayr
Hanbalyo (lug)-Waxaan hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinaynaa Boqorka Cabdishakur Cisman Ducale iyo Boqorada Maryan Cisman Cilmi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borame
Mud. Qaasin Daahir Cilmi Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
Prof. Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Xaaskiisa Suhuur Maxamed Muuse
Hanbalyo (lug)- Dhammaan shakhsiyaadka hoos ku qoran oo kala jooga dunida daafaheeda ayaa waxa ay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan Axmad Siciid Colhaye iyo Ilhaan Xasan Nuur Kooshin oo
Dhamaan Madaxda iyo Xubnaha Ururka Wadaniga ah ee SOHURA Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin aan La Soo Koobi Karin Gaadhsiinayaan Boqorka C/sabuur Abokor C/laahi Iyo Boqorada Raxma C/Karin Daahir
Dhamaan Qoyska Reer Cabdilahi Dugsiiye Iyo Asxaabta Hoos ku Qorani Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin aan La Soo Koobi Karin Gaadhsiinayaan Boqorka Ilyaas Cabdillahi Dugsiiye Iyo Boqorada Aasiya Jaamac Xuseen
Dhamaan dadkani waxay hanbalyo qaaliya udirayaan meherka Boqorka Nimcaam Nuux Ibraahim Iyo Boqorada Samsam Aaden Cigaal oo meherkoodu ka dhacay magaalada johannesburg
Hooyo Faadumo C/laahi
C/wahaab Xuseen Caateeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Fadxiya Xuseen Caateeye
Djibouti-(Lug)-Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxa ay Hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin gaadhsiinayaan Ahmed Abiib Rooble iyo boqorada Faadumo Camir Warsame
Aabo Maxamed Daahir Dhawal
Edo Ramla Axmed Cabdilaahi
Sahra Maxamed Daahir
Aabo jamac Madar Dhinbil
Hooyo Dhuux Qaabil suldaan
Deeqa Xasan warsame iyo qoyskeeda
Suldaan Mahdi Aadan Riiraash
Mud. Cabdale Cali Yuusuf
Mud. C/fataax Jaamac Xaashi
Aabo Daahir Muumin Waabari
Hooyo Caasha Suladaan Sahal
Sakariye Daahir Muumin Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Yasin Wacays
Dahir Wacays
Siraad Wacays
Ayeeyo Aamina Cadoow Barkaan
Aabo Abokor Hassan Caafi
Hooyo Sahra Abokor Cumar
Boqor Guuleed Cabdi Xasan iyo Boqorada Hooda Cllaahi Xuseen oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana wada hela…… aamiin aamiin
Hooyo Yusur Muuse Faahiye
Aabo Daahir Ahmed Ibraahim
Adeero Sheekh Cisman Ahmed (Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa)