1. Introduction
Decentralized Governance is increasingly becoming an interesting topic for many United Nations, international and bilateral agencies, development partners, local partners and academia.
1. Introduction
Decentralized Governance is increasingly becoming an interesting topic for many United Nations, international and bilateral agencies, development partners, local partners and academia.
Lug-(Xigasho)-If the manner in which Ibrahim Aden Qalib, the Accountant General, was sacked is to be believed, Ahmed Siilaanyo’s much hyped and supposedly clean government is heading in the wrong direction.
Waayadaaan dambe waxaad moodaa dadka muslimiinta ah in ay ka tageen kitaabkii quraanka ahaa. Umadda muslimiintu haday ay u noqon lahaayeen kitaabka quraanka way liibaani lahaayeen,
Nin deeqba haweenle baan ahay
Haddana dafiraaya baan ahay
Dabeecado jaanle baan ahay.
Maslow’s believes: “people have the ability to take charge of their lives and foster their own development”.
Garaad dharaar nin la yidhaahdo ayaa bari u talin jiray Beelaha soomaaliyeed nin garashadiisana aad loo tuhunsanyahay ahaa oo loo yaqaanay inuu nin aad wax u qaana ahaa dadka beeshiisuna ay aad uga danbeeyaan,
Markahore waxan salaamayaa bahda lughayanews, oo ah websites ka gobolka ee aan xiiseeyo intabadan daily aan caadaysto inaan furo.
We will be continual struggling to intervene of justice for the rest our life!!! …
Doha-(Lug) Daahir Cumar Abtidoon waa muwaadin u dhashey gobolka Selel ee woqooyiga Somali Land, haseyeeshee deggan magaalada Doxa ee xarunta dalka Qadar, Daahir wakhti haatan laga joogo qiyaastii labo wiig ayuu booqdey dalkiiisii hooyo
Waxaan qoraalkan kaga jawaabayaa qoraal lagu daabacay maalintii sabtida 03-10-09, Harowo.com iyo weraarpress.com, oo aflagaado shaksiyadeed oo madnuuc ka ah saxaafadda
Bari baa waxa jirey wiil lagu magacaabi jirey Gobyaale markuu wiilkii korey kaalin qaadna noqdey ayuu dameerey darajadii ninimo, doob inuu noqdey ayuu dubaaqiisa galiyey,
Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa Dhammaan Ummadda Islaamka Meel kasta oo ay Dunida ka joogaanba. Marka Xigta waxaan kaa Codsan lahaa Dooddan inaad u dhuuxdid, si ay Xaqiiqdu kuugu iftiinto, Mahadsanidin.
Sida aynu la wada socono dal-ka Somaliland waxa uu soo maray marxalado kala duwan oo mid kastaaba adaygiisa wakhtigiisa iyo waayihiisaba lahaa, rafaadkii iyo dhibtii illaahay waa inaga samata bixiyey oo waynagaa maanta xasiloonida ku naaloonayna.
Dhaqamada iyo dabin xidhka ku soo kordhay hab-socodka nolol maalmeedka shacabka Somaliland waa dhibaatooyin ay xambarsanaayeen badiba xubnaha dalka xil qaran ka haya.Waa dhaqan ka baxsan dibadana ka ah xidhiidhka wada noolaashaha iyo dhaqanka shacabka Somaliland.
Waa dood furan oo uu daboolka ka qaaday Wariye Moh’ed Moh’ud Haybe (Moh’ed Taajir) oo salka ku haysa safarada gaadmada ah ee ka dhacaayey somaliland todobaadkan aynu ku jirno iyo bilawgii bishan lixaad
Akhristayaashayda sharafta badan aad ayaan idiin salaamayaa, sidoo kale waxa aan salaam aan la koobi Karin u soo dirayaa websiteyada gobolka oo qayb wayn ka qaata horu marinta gobolka,
Daawooyinka la soo geliyo dalkeenu waxay ka mid yihiin dhibaatooyinka ugu waaweyn ee ina haysta sida Qaadka, qabyaalada, iwm .Waxaan halkan ku fiirinaynaa dhibaatada daawooyinka aan cidi kaantaroolin
Alle ha unaxariisto Janadii Fardawsa ha geeyo IIlkana Neecaw Udgoon ha uga dhige waxaa 2juun ku geeriyooday Magaalada London Wasiirkii Golayaasha Somaliland Marxuum Cabdi Xasan Buuni
Human life begins from couples and ends to families. So, live with a couple and get hand into your mouth”
Sida caadada ii ah mar aan booqanayey shabakadaha aadka uga hadla wararka iyo siyaasadda Somaliland ayaan la kulmay maqaal loogu magac-daray: Madaxda Xisbiga Kulmiye Ha Qadariyaan Karaamada Qaranka S/Land,
Walaal Oodi Ab Ka dhow Dab Munaafaq shidayna Mu’min Ayaa Ku gubto Ilaahey waxuu quraanka ku sheegay (Inamal Fitnatu Ashadu minal Qatli) Fidnadu wey ka Xuntahay dilka xaga ilaahey
Weli lama arag lamana maqal, macallimiin inta ay imtixaan ka qaadeen arday, haddana natiijadii u sheegay iyaga oo aan sixin warqadihii ay ardaydu kaga shaqayeen imtixaanka.
“ Cirka nimankaa sahanka u diree, caadka ka hayaamay,
Cadceediyo dayaxa dawladahan, caawa kala sheegtay,
Caynkeennanay soo wada mariyo, caado liitahaye,
Cilmigii ay ku gaadheen rag waa, ku cibro qaataaye,
Tan iyo mudadii ay Hay’ada Unicef bilawday mashruuca biyo-gelinta Boorama oo ah mid laga dhigay mid gaar ah ayaa waxaa nasiib u yeeshay inay masuulka noqdaan ama hantaan maamulkiisa ,
Umad kasta oo aduunka ku nool, waxay leedahay tariikh iyo halyeeyo ay si gaar ah u xusto kuna dheehan jiritaankooda umadeed