Sida caadada ii ah mar aan booqanayey shabakadaha aadka uga hadla wararka iyo siyaasadda Somaliland ayaan la kulmay maqaal loogu magac-daray: Madaxda Xisbiga Kulmiye Ha Qadariyaan Karaamada Qaranka S/Land,
Sida caadada ii ah mar aan booqanayey shabakadaha aadka uga hadla wararka iyo siyaasadda Somaliland ayaan la kulmay maqaal loogu magac-daray: Madaxda Xisbiga Kulmiye Ha Qadariyaan Karaamada Qaranka S/Land,
Walaal Oodi Ab Ka dhow Dab Munaafaq shidayna Mu’min Ayaa Ku gubto Ilaahey waxuu quraanka ku sheegay (Inamal Fitnatu Ashadu minal Qatli) Fidnadu wey ka Xuntahay dilka xaga ilaahey
Weli lama arag lamana maqal, macallimiin inta ay imtixaan ka qaadeen arday, haddana natiijadii u sheegay iyaga oo aan sixin warqadihii ay ardaydu kaga shaqayeen imtixaanka.
“ Cirka nimankaa sahanka u diree, caadka ka hayaamay,
Cadceediyo dayaxa dawladahan, caawa kala sheegtay,
Caynkeennanay soo wada mariyo, caado liitahaye,
Cilmigii ay ku gaadheen rag waa, ku cibro qaataaye,
Tan iyo mudadii ay Hay’ada Unicef bilawday mashruuca biyo-gelinta Boorama oo ah mid laga dhigay mid gaar ah ayaa waxaa nasiib u yeeshay inay masuulka noqdaan ama hantaan maamulkiisa ,
Umad kasta oo aduunka ku nool, waxay leedahay tariikh iyo halyeeyo ay si gaar ah u xusto kuna dheehan jiritaankooda umadeed
Akhriste mar labad kulanti wanaagsan waxan maanta inii soo gudbinayanaa hadii aanu nahay bahda shabakada wararka ee lughaya.com .
Dhamaan marka hore waxan salaan u gudbinayaa dhamaan shaqaalaha iyo wariyayaasha ka hawl galay shabakadan lughaya.com oo ah shabakada inta badan runta ka turjunta iyadoo habeen iyo dharaar heegan u ah
Salaan waxaan u dirayaa dhamaan 3da xisbi mucaarad iyo muxaafidba ee reer Somaliland inta hadh iyo habeen ka fikiraysa sidii aan u gaadhi lahayn horu mar buuxa ictiraafna aan uga heli lahayn beesha caalamka,
Dalka Somaliland oo weli aan nasiib u helin in uu aqoonsi caalami ah ka helo Adduun-weynaha, isla markaana in muddo ah u xusullo-duubnaa hanashada ictiraaf caalami ah, ayaa gacan iyo taageero la’aan waxa uu ku guulaystay in dib-u-dhis ku sameeyo
Ku: Gudida Wasiirada Ee U Xil Saaran Kobcinta Dhaqaalaha
Ka: Muwaadin
Og: Wasiirka Warshadaha
Og: Wasiirka Beeraha
Og: Wasiirka Macadanta Iyo Khayraadka
Akhristee sheekad qaybteedii hore waxay inoo maraysa ninkii qabay Daarin oo ay gabadhii yard u warantay waxa maanta ka dhacay guriga oo ay is yar af dhaafeen iyada iyo Daarin markii warka loo dhameeyay ayaa waxa uu u tagay gabadhiisii si uu xaalada u dajiyo markii uu qolka ay joogto u galay ayuu waxa uu […]
Akhristayasha sharafta badan ee Lughayanews iyo dadkayga meelkasta oo ay joogan waxan hawada idiin soo marinaya salaanta ugu qaalisan aduunka ee ah asalaamu calaykum. mahad waxa iska leh ilaahay ii ogolaaday inaan ka waramo waayo badan oo i soo maray.
Waxa mahad iska leh Allah SWT ugu bushaareeyey saa’imiinta ay ka galaan jannada Albaabka (RAYAAN) waxay naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee Nebigeenii Maxamed ahaa CSW ka soo weriyeen inuu inaa barray sidaan u qabsanay kitaabka iyo sunnada rasuulka,
Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Maqaal noqon doona taxane , kaasi oo ku soo bixi doona saxaafada wiigiiba hal mar, ujeedada Barnaamijkani waa sidii loo kobcin lahaa , loona baraarujin lahaa Bulshada reer Somaliland aqoonta ay u leeyihiin xidhiidhka dawlada iyo xuquuqdooda.
Hargeysa-(Lug)-Aduunka aynu ku noolnahay waxa ka dhaca qisooyin badan oo kal qadhaadh oo naftaada marka ay akhriso ama loo sheego ay dareemayso cabsi iyo argagax waayo sida ay waxa u dheceen ayaad ka naxaysaa laakin waxaa loo baahan yahay in marka aad akhriso ama aad maqasho in aad waxa ku qaadato qisadan waxay iskugu jirtaa […]
Hor-dhac:Qormadani, waa guud-marka taxane taariikheed iyo waayo-aragnimo laga soo gudbay. Hoga-tus, tilmaan iyo ishaarid hor leh ayay ku ibo-furmaysaa. Konton sannadood iyo dheeraad, sababta ummadda Soomaaliyeed/Somaliland u heli wayday maamul iyaga qanciya,