Xilibaan Abiibakar Cabdi Good oo ka tirsan golaha Baarlaamaanka ee dalka ayaa ka dayriyay xaalada ay roobabku u gaysteen magaalada Saylac, xilibaanku waxa uu waraysi kooban siiyay shabakada wararka ee Lughayanews oo
Boorama-(Lug)-Saraakiil ka socota dalada daryeelka xuquuqda Caruurta ee gobolka Awdal ee magaceeda la yidhaa ACPN ayaa dhawaan kormeer hawleed oo qaatay mudo 3 maalmood ah ku tagtay degaanada Saylac, Lowyacado iyo Xariirad.
Borama-(Lug)-Badhasaanka gobolka Awdal Maxamuud Sh.C/laahi Cige oo ay weheliyo agaasimaha guud ee wasaarada dib u dajinta iyo salaakiil ka socota hayada WFP ayaa maanta gaadhay deegaanadii roobabku waxyeeleen oo degmada magaalo Cad.
Borama-(Lug)-Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa maanta loo sameeyay Furitaan Shirkad Casriya oo xaga telfoonada.shirkadan ayaa waxaa lagu magacaabaa SOMTEL, Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qayb galay Salaadiin
Hayada FAO Waxa Aan Ku Wargalinaynaa In aan Hayada DRC Kala Laabanay Kalsoonidii Wada-shaqaynta…..Duqa Deg. Baki
Boorama-(Lug)-Duqa degmada Baki Bare Jaamac Yuusuf ayaa hayada DRC ee ka hawl gasha degaankaasi ku dhaliilay qaabka ay u wadato hawsheeda kadib markii ay masuuliyiinta hayada DRC ku gacan saydheen inay soo qiimeeyaan khasaarayaasha ka dhashay Roobabka ka da’ay Baki dhawaan.
Baki-(Lug)-Roobab watay fatahaado aad u badan ayaa si ba’an u waxyeeleeyey dhulbeereed ku yaala degaanka Baki,
Magaalocad-(Lug)-Roobabkii u dambeeyay ee ka da’ay de Magaalo-cad ayaa khasaare aad u badan gaysaty. Roobabkan oo da’ayay mudo dhawr maalmood ah ayaa waxa ay wateen dabaylo aad u badan waxana ka dhakhay daadad fatahaado dhaliyay.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin,Waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyadda kulan kulayeeshay Wafti balaadhan oo ka socda Dalka Shiinaha, Waftigaasi oo isugu jira Ganacsato iyo Madax ka tirsan Shirkadaha Madaxa
Qaybta Suuqa Hoose Ee Magaalada Dhamaantoodba Dadku Way Kasoo Qaxeen, Dhaamamkii Biyaha Ayaana Ku Soo Fatahay” Gudoomiyaha Wajaale Qawrax Muuse.
Boorama-(Lug)-Maamulka dawladda Hoose ee Boorama ayaa markii ugu horreysay Boorama ka sameeyey hawlgallo kor loogu qaadayo ilaalinta caafimaadka guud ee dadweynaha isla markaana lagu bannaynayey jidad ay xidheen meherado laga samaystay.
Introduction: The historical and brotherly relationship between Somaliland and Djibouti went rock bottom since 1977, when Djibouti-former French Somaliland became a semi-independent state.
Borama-(Lug)-Wariye Maxamed Cumar (Hyena) kana mid ah wariyeyaasha ka howlgala Shabakada Wararka ee Lughayanews ayaa saaka Abaaro 11:00am Subaxnimo lagu xidhay Saldhiga dhexe ee magaalada Borama isagoo laga soo daayay Gelinkii dambe ee maanta.
Hargeysa-(Lug)-Xawaaladda Qaran Express ayaa shalay Aqoon-isweydaarsi la xidhiidha nidaamka xawilaadda Lacagta ee Caalamiga ah u furtay Shaqaalaheeda dibedda iyo gudaha dalkaba.
Laascaanood-(Lug)-Weftigii Golaha Wasiirada ee socdaalka ku joogga gobolka Sool ayaa shalay shir xog-waraysi ah magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kula yeeshay Isu-duweyaasha Gobolkaa.
Borama-(Lug)-Sida lawada ogsoon yahay gudomiyaha dagmada Saylac Maxamada Cumar Cawad ayaa aan la tirin karin qaladaadka uu ka galo dadka iyo dalkaba oo had iyo jeer laga indho saabto kana indha saabtaan cida ay khusayso oo ah xukuumada
Boorama-(Lug)-I-da bishan March ayaa magaalada Saylac lagu caleemo saaray Ugaas aad loo buunbuuniyey isla markaana kulmiyey siyaasiyiinta iyo madaxda dawladaha iyo dalalka deriska ah masuulyiintooda iyo salaadiintooda. Iyo Somaliland.
Saylac-(Lug)-Saacad ka dib markii lagu dhawaaqay caleemo saarka Beesha Ciise ee ka dhacay maalada Saylac waxa bilawday qudbado dhaadheer oo ay wufuuda kasoo jeeda wadanka Jabuuti ka jeediyeen madaasha lagu caleemo saarey Ugaaska Ciise.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqan-galka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004
Saylac-(Lug)-Sida la wada ogsoonyahay mudo badan ayay ka socotoy qabanqaabada soo dhowaynta iyo caleema saarka ugaaska beelaha Ciise, Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim,
Borama-(Lug)-Xubno ka tirsan Salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka beesha Bahabarceli (Samarroon) ayaa bayaan diidmo ah kasoo saaray mawqifka beeshaasi ee dhinaca siyaasadda isla markaana caambaareyn usoo jeediyey
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in Komishanka doorashooyinku ay si rasmi ah ugu cadeeyeen in la bedeli doono kaadhadhkii hore ee diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dalka ka dhacday horaantii sanadkii 2009