Hargeysa-(Lug)-Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre-Garaad-, qoraal uu soo saaray ku sheegay,in Maal-maha Sabtida iyo Axadda ee 19-Ka iyo 20-Ka bishan May
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre-Garaad-, qoraal uu soo saaray ku sheegay,in Maal-maha Sabtida iyo Axadda ee 19-Ka iyo 20-Ka bishan May
Booraa-(Lug)-Galabta waxa Boorama soo gaadhay wafdi wasiiro ah oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Beeraha ee Somaliland Mud. Faarax Cilmi Geedoole kaasi oo ay ku weheliyaan wasiirada wasaaradaha Cadaalada, Arimaha Gudaha, Boostada iyo Isgaarsiinta oo ay dheer yihiin xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo xukuumada ka tirsan.
Boorama-(Lug)-Waxa caawa magaalada Booraama ku dhuftay dhulgariir siwayn looga dareemay maaalada, dhulgariirkan ayaa ilaa hada
Hargeysa-(Lug)- Maxkamadda Ciidammadda Qaranka Somaliland, ayaa maanta fadhi ay yeelatay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranka waxay xukuno dil iyo xabsi daa’in iskugu jira dil iyo xabsi daa’in.
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka joogtadda ee Golaha Guurtida Somaliland Md. Muxumed Aw- Axmed, ayaa xukuumadda iyo ciidammadda ammaanka ugu baaqay inay sharciga horkeento cidii soo abaabushay kana
Hargeysa-(Lug)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta xaruntooda ku sameeyay codbixinta doorasho tijaabo ah oo ay ka qeyb galeen 200 oo qof oo laga soo kala dhex xulay qeybaha kala duwan ee bulshadd
Hargeysa (Lug)Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shahadooyin guddoonsiiyey 1106 macallin oo muddo laba sanno ah tababar uga socday shan jaamacadood
Hargeysa-(Lug)-Sadex askari oo ka tirsan ciidanka qaranka iyo afar ruux oo rayid ah oo qaarkood hubaysnaayeen ayaa saaka ku geeriyooday xerada ciidanka qaranka ee Soodaanta kadib markii dablay hubaysan oo
Hargeysa- (Lug)-Sadex askari oo ka tirsan ciidanka qaranka iyo afar qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday ka dib markii dablay hubaysan oo shacab ah oo dhul boob ahi ay weerar ku qaadeen saaka subaxnimaddii hore xeradda
Hargeysa-(Lug)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka kala socday Baanka Africa iyo shirkada TOYATA MARRRI.
Hargeysa-(Lug)-Safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland Bereha Tesfay iyo xubno kale oo la socday ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta gobolka Saaxil ee BerberaSafiirka dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland
Hargaysa-(Lug)-Xukuumada siilanyo oo lagu xanto inay tahay xukuumad had iyo goor wada socon oo qolaba dhan u shaqaysa ayaa todobaad kii ugu dan beeyey si lama filaan ah oo aanay ka fiirsan dib u celisay madax ka socota dowlada jabuuti oo soo gaadhay xuduuda u dhaxaysa somaliland iyo jabuuti, madaxdaas ka soo jeeda dowlada jabuuti […]