Jamhuuriyadda Somaliland
Xafiiska Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland
‘BOQOL CISHO, BOQOL WAX QABAD IYO DHEERAAD..
Jamhuuriyadda Somaliland
Xafiiska Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland
‘BOQOL CISHO, BOQOL WAX QABAD IYO DHEERAAD..
waxaa maanta lagu qabtay masaajidka AlI-ibraahim ee magaalada Boorama xaflad lagu soo gabageeynayey aqoon iskorodhsi socday mudo bil ah kaas oo ay ka faaiidaysteen 1090 arday oo u badan ardayada iskuulada dhigata taasina ay uga faa’iidaysteen xiliga fasaxa ah waxaanay ardaydu mudadaas baranayeen cilmiga diinta Islaamka gaar ahaan Tafsiirka Quraanka Kariimka ah, culuumta Xadiiska, Caqiidada […]