All Somaliland communities were shocked by the gruesome and cold-blooded murder of innocent people sleeping peacefully in their own homes in Seemaal area on December 5, 2011; a horrific
All Somaliland communities were shocked by the gruesome and cold-blooded murder of innocent people sleeping peacefully in their own homes in Seemaal area on December 5, 2011; a horrific
Hadalka uu ka dhawaajiyey Suldan Cabdi Muse Geele ayaa ah hadal munaasib ah oo beelaha Maxad Case ee degaan ahaan ugu munaasib ah oo beelaha Maxad Case ee degaan ahaan ugu balaadhan degaanka
Madaxwayne Ku Xigeenku Waa Muwaadin Mana Aha Nin Ku Fashilmay Dhawr Bilood Sida Naasir Qawrax Oo Kale…..Prof. Dixood
Kadib markii doorashadii labaad ee Madaxtinimada Somaliland ee 2010-kii uu ku guulaystay kursiga Madaxatinimada dalka Md. Siilaanyo oo ka soo jeeda beelaha Badhtamaha Somaliland, kursiga Madaxeyne Ku Xigeenkana uu ku guulaystay Md. Saylici oo isaguna ka soo jeeda […]
Somaliland has finally spoken. It says it is ready to participate in the international efforts aimed at easing the suffering of the starving Somali people who are experiencing what the UN has described as the worst humanitarian disaster.
In ka badan $300 oo malyuun ayey shirkadaha xawaaladaha qaarkood u hayaan dadka reer Somaliland oo iyagu amaano ahaan lacagahan u dhigta shirkadaha si marka ay u baahdaan ay uga qaadan karaan.
Ma Reer Awdal Baan dooran , Mise Kuwii la dooran jiray bayna ahayn, Mise abaal ka darkay asal u leeyihiin.
Hogaamiye dhaqameedyada galbeedka Somaliland gaar ahaana gobolada Awdal, Gabiley iyo Salal ayaa maanta noqday rag jira oo diiday kala qaybinta Samaroon iyo iska horkeenka beelaha wada dhashay,
Boqolkii casho ee lagu qiimaynayey dawladda cusub ee Somaliland waxa aan anigu uga dhigay 300 oo casho. Sababta oo ah immiga ayaabay hawshiiba bilaabantay. Waxanan la yaabaa, dadkii hore u soo talin jiray,
Farxad wayn bay ii tahay inaan hanbalyeeyo Amoud foundation safarkoodii London ee wiigii hore waxaanse rabaa inaan tilmaamo isla markaana ka xog waramo dadkii ay martida u ahaayeen
Every country have, it’s own resource that proud and benefit of their development, therefore what is the most essential resource that countries have and different to others? The answer is a qualified people
Dr. Cabdilahi Xaashi Abib, MA, MASc and Ph.D.
VIRGINIA USA
dheemaal@yahoo.com
Marka hore hambalyo guusha doorashada Madax-Weyne La doortey iyo Marwada Kowaad iga gudooma. Sidaan balanta aan kuu gaaley 2005 in haddii aad doorashada ku guuleysato in aan kugu caawiyo wax aliyo wixii karaankey ah
Anigoo ku hadlaya Xubin ka Mid ah xubnaha qurbo joogta Beesha Bahabar Abokor (MAXADCASE) ayaan si mug leh halkan uga cambaareynayaa wadahadaladii dhex maray ashqaas isu magacowdey inay yihiin masuuliyiin ama cuqaal ka tirsan Beesha B.Abokor (Maxadcase), kulan ay la yeesheen magaalada Boorama rag ka mid ah
Opinion-(Lug)-Muddo waxa lagu muransanaa inta ay leeg tahay taageerada uu xisbiga kulmiye ka haysto gobolada Awdal iyo Salal iyo dhamaanba beelaha Samaroon
Till doomsday, the life is the most important part of the human. That is why the reason, human devote effort how to survive on this array of events and problematic in the world if there is hard life or easy.
Aniga oo ah Rooda Cali Cilmi waxa aan daawaday habeenimadii salaasadii ee ay taariikhdu ahayd 19/10/2009 telefishanka Aljazeera waxa ka socday muuqaal ka waramayay xaalada Pakistan,
Waxa aan marka hore salaam qiimaya iyo qaayaleh u soo gudbinayaa mareegaha iyo wargaysyada Somaliland iyo kuwa Soomaliyeedba waxa ku amaanayaa shaqada hufan iskaa wax u qabsada ah ee aad haysaan
There is a great society in Somalia which exists in this world more than one century. Although, the society has not experienced of democratic genealogy in the world which related with constitutional government,
Adeer Tv-yada iyo Jaraa’idka ka soo baxa Hargeysa ee noqday Makarafoonkii I dhagayso ama ha I dhagaysan , I Akhri ama ha Ikhriyin, walaahi wana u khajilay caydan ,
Gudoomiye waxaad hadalkaga ku bilowday waxa wax lala yaabo ah in xildhibaan Cali Xasan Maxamud (Cali Mareexaan), ku faafiyo saaxafada iyo Idaacadaha dibad yaalka ah ee loo samaystay in ummada Somalailand
Madaxwayne Rayale oo aan calan xagiisa danbe ka muuqan ayaa la kulmay dhiigyo cabka wayn ee Meles. Sida sawirku sheegayo ictiraafka Somaliland kama muuqato in wayaanuhu uu niyad u hayo Rayalena doorasho badan ma’alaha oo in la’isla sawiro ayey dani ugu jirtaa.
Bisinka Allah ayaan cuskanay.Mahadna isagaa leh,waxan halan ku cadaynaynaa aragtida qurba jooga reer Awdal iyo Gabiley.
What is the use of running if we are not on the right road?
A state that was born after the hardship of the political circumstance of the formal ruler of Somalia Siyad Bare and had taken the advantage of the crises and the widespread devastations of that state is now at risk
Weriyaasha reer Awdal
1-Prof Daahir Maxamuud Xaddi. M akahiil
2-C/raxmaan Maxamed Habane Makahiil
3-Abokor Xasan Caafi Maxamad Case
Tani iyo maalintii uu ka soo noqday musharraxa m/ku xigeenka xisbiga kulmiye shirkii lagu soo doortay ee ka dhacay magaalada Burco waxaa dadwayne aad u badan oo iskugu jira waxgarad iyo waayeel culumaa’udiin dhalinyaro
Waxaan bogaadin xushmad weyn xanbaran u soo jeedinayaa guddidii dhexdhexaadinta ee Xisbiga Kulmiye u xil saaray inay u kala dabqaadaan labadii garab ee isku khilaafay go’aankii shirkii golaha dhexe ee xisbgu Burco