Waxaan bogaadin xushmad weyn xanbaran u soo jeedinayaa guddidii dhexdhexaadinta ee Xisbiga Kulmiye u xil saaray inay u kala dabqaadaan labadii garab ee isku khilaafay go’aankii shirkii golaha dhexe ee xisbgu Burco
Waxaan bogaadin xushmad weyn xanbaran u soo jeedinayaa guddidii dhexdhexaadinta ee Xisbiga Kulmiye u xil saaray inay u kala dabqaadaan labadii garab ee isku khilaafay go’aankii shirkii golaha dhexe ee xisbgu Burco
Anigoo ka mid ah dadweynaha magaalada Boorama ,waxaan aad ula yaabay qoraal dhawaanta kusoo baxay Hatauf oo uu nin la yidhaa Saleemeen Mandela ku aflagaadeeyey Maayarka Boorama.Waxan leehay Saleebanoow haddaad wax dhaliilayso si waddanimo leh wax ugu sheeg maayarka ,haddiise ay waxyaalo kale kuu dheer yihiin adigay kuu taallaa.
Dhamaan waxaan leeyahay ramadaan kariim dadka islaamka ee dunida kunool kaar ahaan bulshada reer Awdal meel kastoo ay aduunka ka joogaan.mida kale waxaan leeyahay ilaahey ha idinla garab qabto shirka ka dhicidoona Switzerland madaama shirkaas waxa ugu waaweyn ee lagaga hadlayaa ay tahay waxqabadka
Anigoo ka mid muwaadfiniinta u dhalatay gobolkan waxan aad uga xumahay dhacdooyinka ku salaysan caddaladarada iyo eexda taasoo ka fog nidaam dimuqraadiyaga ah ee maanta aan sheeganaynno ,waxanan sidaa u leeyahay dhacdo lama filaan ah oo aan ku ogaaday nidaamka garsoorka gobolka ,haddii aanay la qabin maamulada kale ee dalku.
Waxaynu wada ogsoonahay in wadadii dheerayd ee dhibta badnayd ee maal iyo nafba loo huray , taasi oo ahayd himilada aynu manta ku naaloonayno in aynu gaadhno.
Argentina(lug)Waxa bilaabmataty sanadku markuu ahaa 2006 propganda taas oo ka dhalatey ka dab markii ciidamada fadhiisinkoodu yahey south England ku dhawaaqeen iney si rasmi ah ula wareegeen gacan ku heynta jaziirada shiilasis kuu taala xadka u dhaxeeya boqortooyada ingriiska iyo Argentina,
Qaahira (lug)waxaa haboon qof walba waxqabadkiisa iyo kartidiisa in la sheego ha ahaado qof qudhaata ama koox iyagu iska leh figrad hirgashey markaa anuu waxaan odhan lahaa websiteka Lughayanews waa mid hirgalay oo anbo qaadey una dhexeeya dadka gobolka dega Awdal
Waxaan aad ula yaaabay dhacdooyinkii u danbeeyay ee ka dhacay magaalada Hargaysa oo ahaa bannaabaxyo keenay dhimasho iyo dhaawacyo oo lagaga soo horjeeday riig la yidhi waxaa loo wareejiyay amaba loo wareejinayaa Botor, oo ka tirsan degmada Gabilley,
Waxaad la wada socoteen in sannadkii innaga tegay qaybihiisii danbe aad loogu howllanaa ururinta wixii loogu magac daray tabarrucii garoonka Biroole ee ku yaal Borama, iyada oo xamaasad iyo caadifad wakhtiyeed lagu abuuray muwaadiniinta reer Awdal ee ku nool qurbaha ee jecel inay dalkooda wax u qabtaan haddii ay helaan
Dadyahow waxa jira laba boolis: Midi waa kan dadka ah ee aad wada taqaanaan ee dadku/dawladuhu samaystaan,midna waa mid dabiici ah(Rabaani) oo waa damiirka.Maamuladu waxay ciidanka nabadgalyada usamasytaan inay kaga hortagaan wixii sharciga ay dhigteen ku xadgudba iyo wixii si xun usocdaIWM.
Waxaan akhriyey maqaal uu cinwaankiisu ahaa “Ducadii Axmed Sh.Faarax lama aqbalin” oo uu ku saxeexnaa Rashiid Bakaal.Maqaalkaasoo aad iidhibay rashiid wuxu ku sheegay inaan kasoo horjeedo gargaarka loo ururinayo dadkii ku caydhoobay masiibadii dhawaanta ka dhacday gobolka iyo gudigii isku xilqaamayba.
Waxaan idinku salaamayaa salaanta muslinka; salaamu calaykum waraxmatulaah wabarakaatu. walaalayaal anigu wax ma sooqoro laakiin waxaa igu kalifay inaan soo qoro articalkan waad wada garanaysaan.
salaamu calaykum dhamaantiinba marka hore waxaan arkay wax iga yaabiyaay anaan rabo inaan kadhiibto jawaabteeda walaalayaal saxaafadu sidaa maaha ee waasidaa?
Eng. Shimbirna, Ma Been Baad Ka Sheegteen?.
Waxaynu aad iyo aad uga xumaannay wareysi Shabakada SaylacNews la yeelatay Col Eng Cumar Cabdilaahi Hande, oo ku magac dheer Cumar Shimbir. Waxa aynu ka xumaanayna ma aha Shabakada Saylac.com laftaarkeeda oo waraysatay Eng Shibmir, oo taasi waa wax lagu farxee ma aha wax laga xumaado, Hambaylo iyo bogaadin […]
Waxaan ku arkayay website yada maqaalo wax lagaga sheegayo madaxda sarsare ee xisbiga kulmiye taasi oo loo qoray si badheedha oo aan habo yaraatee gabasho lahayn.
Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Nin wayn waxa ku haboon iinuu uu yeesho meel loogu soo hagaago. Markii jawhar uu lacagta ka urursanaayey bulsho waynta reer awdal wuxuu matali jiray in uu yahay qof caafimaad qaba.
Waxaan dhamaan dadwaynaha ama akhristayaasha ku salaamayaa salaanta muslinka salaamu calaykum. Waxaa baryahan danbe ba ka socdoy wadanka north America lacag ururin loo ururinaayey, dadkii ilaaheey dhibaatada uu ku keenay. Hadaba waxaa jira dad marka dadkeena dhibaataysan waxa looqabanyo ama horimarin laga sheekaynayo gobalka dhex dhiga shiki iyo been abuur ay leeyihiin dad gaaraa waxan […]
Waxa aad looga murugooda ah inay maanta dadkii ku abtirsanayay diinta islaamku kala garanwayaan maxad leedahay iyo maxaanad lahayn maxaa sharciya iyo maxaa xaaraana waxaad moodaaa inay isku soohadheen ciilkama kore iyo calooshii laciyaar Maanta oo ay tahay bisha feberoury 14 waxaa looyaqaanaa inay tahay maalinta jacaylka aduuna dadka isjecelna ay caadaysteen inay maalintaa siiyaan […]
Waxaan marka hore qormadan ku bilaabayaa salaan aan u dirayo dhamaan akhristayaasha sharafta leh meelkasta oo ay joogaanba iyo waliba saxaafada madaxa banaan ee inoo suurto galisay inaynu afkaarteena isweydaarsano.
waxaan inaan xogaa u Caqli Celiyo Rabaa Dadkan SNM baa Taariikhdeeda La Masaxayaa leh.
Marka Hore In la Is Wadyiiyo Ma Somaliland Dadkeeda Ayaa SNM ah Mise waa dad iskugu yimid Dan Guud? haday Jawaabtu Haa Tahay Adeer SNM wax La yiraah Ma jirto Dadku Ku dhaqan Somaliland Waa Dad kala Gadisa Maaha […]
Aabaha Fanka iyo sugaanta iyo aqoonta Soomaaliyeed, isla mar ahaantaana ah, Abwaanka abwaanada soomaaliyeed, Xasan Sh Muumin (Raxmatullaah Calayhi). Taariikhdiisu horey ayay u qornayd, haatana ka dib geeridii naxdinta lahayd ee inaga qaaday, dib ayay u qorantay oo waa la wada qiray inuu ahaa “simply the best”.
Waanu ku faraxsannahay inaynu maqalnno in aaska Abwaan […]
Sanad walba marka madaxweynaha Dalku u baxo bannaanka isago oo laga yaabo inuu soo fulinay meherado isaga iyo dalkaba laga muhiimadi ugu jirto. Waxa looga bartay ummmaddani ay Hargeya hogaamsio inay sameeyaan bannaanbaxyo ay isku maqshquuliyaan oo mararka qaarkood ad mooddo inay isku illoowsiinayaan xayraanimada (Frustration) haysata.
(1). […]
Waxaa lagu ducaystaa illaahow nadil oo hana doorin.waxaan ducadaas utilmaansaday dhacdooyinkan iska daba imanaaya,ee ay reer awdal ugutartamayaan madaxwayne ku xigeenka,miyaydaan ogayn inlaynala yaaban yahay oo aay soomaalilandtiikale ayleeyihiin nimankan dalka madaxweynaha ka ah ee hadana raadinaaya ku xigeenka,siaday wax ka yihiin.
hadaan dib ugu noqdo loolankii siyaasadeed ee 1993kii waxaa looloolamay madaxweyne iyo madax weyne […]
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh illaahay, nabad gelyo iyo naxariisna Rasuulkeena Moahamed korkiisa ayey ahaatey scw, indinkana waxaan idiin soo tebeniyaa salaan diiran akhristayasha qiimaha badanoow.
Waa kan qalinkii iyo qormadii aad iiga barateene, maantana waxaan jecelahay inaan ku eegno qormadeeydan arimo dhawra oo aan u arkay inay mudan yihiin in aan ku falanqayno […]
Arimaha bar tilmaameedyada ah ee aan ku soo xidhay maqaalkaygii danbe waxa weeye waayaha iyo wadciga dulkeenii yaala, dadka waxaad mooda in laga qaaday awoodii wax qabadka… oo loogu beddelay awood muran, markawaagu baryo ee la isku soo baxo magaalada waa lais wada haysataa,
(KU QABSO KU QADI MAYSIDE) xafiisyada dawladuna waxay ku mashquul […]