Lughaya.com

  • Home
  • About
  • Contact Us
  • Lughaya District

(Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa) Xassan Sh. Muumin

Posted in February 19th, 2008
by lug in Suugaan

XASAN SHEEKH MUUMIN IYO MAALMAHA SOOMAALIYEED 
(Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa) 
(25/12/1931kii – 14/1/2008da) 
(Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun) 
“Hawraar gahaydhiyo,
Maah-maah go’ xidhatiyo,
Gololada sarbeebta ah,
Halka ay ku gorortiyo,

read more from this topic.....

No Comments

Mansadii Xamdi Jacayl - Abdifatah Dahir Cige

Posted in February 9th, 2008
by lug in Suugaan

qofkii eebe doortee
uqalmaaya caashaqa
kama qado aduunyada
quudkiisa waligii
qalinqora lix xafareey
shan ayaad kuqoran tahay
inta qaadir uumiyo
qarnigaad usidataa

read more from this topic.....

No Comments

Gabaygii Salal - hiildan

Posted in December 25th, 2007
by lug in Suugaan

Inta badan waxan u heesaa gabadh la yidhaahdo Sahra-Haldhaa oo ku jirta Forumka Saylac, ahna gabadhii an u sameeyay albumka SOO SOCO INAABTAAY. Sida qaalilbka ah, haddii aan shaaca ka qaado sirta an ka wato SAHRA. Aniga xagayga, Sahra Haldhaa/ Sahra-suuban , waa AWDAL, waana Awdaltayda. Waa Awdal oo an madadaalinayo, marna ku […]

read more from this topic.....

No Comments

Khadra iyo Juba oo aad u Da’ yar - Daawo - Saylici Blogger

Posted in October 26th, 2007
by lug in Suugaan

Khadra dahir Cige iyo Cabdiqadir Juba heestii waa deeq ilaah!!!

Khadra oo ka mid ah fanaaniinta dalka loogu jecel yahay ayaa heestani ka mid tahay heesihii ay qaaday markii ay aad ka u da’yarayd iyada iyo fanaanka Juba oo isaguna wax yar ka danbeeyey Khadra.

SayliciPress - Suugaan

Saylicipress.net

read more from this topic.....

No Comments

Shamsan - Hees Jacayl Ah: Eedaad

Posted in September 13th, 2007
by lug in Suugaan

Halkan waxaan rabnaa inaan ku soo bandhigno suugaan ka mid ah Suugaantii abwaan Shamsan Isamil Nur oo hadda ku nool gobolka kansas ee dalka USA ,hadaba heestan oo magaceeda la yidhaa Eedaad oo ah hees jacayl ah oo uu sameeyay Abwaanku 1991kii isaga oo ku sugnaa dalka Djibouti ka dib markii uu ka soo laabtay […]

read more from this topic.....

No Comments

Gabay: Dhafoor Goror - Daweeye

Posted in September 13th, 2007
by lug in Suugaan

Dhafoorgoror:
erey ahaan waa marka dhiigu madaxa ka soo dhaadhocoDhibjirta aawadeed = maskaxgoror ;Macnahase uu gabaygan ereygu ugu jiraa waa marka waddan dadka dhafoorka ahiKu yaraadaan, ha dhinteen ama ha dhuunteen amaba ha dhoofeene, sida dadkaWaaya-araga ah, kuwa iskuulada sarsare le, samataliska, IndheergaradkaQalinyahanka, Aqoonyahanka ; kadibna hoggaanka ummadda loo cidleeyobarbaar aqoontoodu hoosayso iyo qaar ka […]

read more from this topic.....

No Comments

Ayaa mudan inaa latahniyadeeyo - Abdifatax Cige

Posted in September 8th, 2007
by lug in Suugaan

waxaan aad iyo ad ugufaraxsanahay inay jiraan hablo soomaaliyeed oo awood uleh hal abuurka inkastooy badan yihiin dadka yaraysta awoodooda hal abuurnimo aniga laftaydu waxaan aaminsanaa inayna karti ulahayn hal abuurka waxaanan odhan jiray
tarabuunka maansada marka loo tartamo gabay haween laguma tala galo hadanna waxaa waajib igu noqotay inaan noqdo midka ugu baaqa inaa […]

read more from this topic.....

No Comments

Taariikhdu waa madal - Roda Mizan

Posted in June 21st, 2007
by lug in Suugaan

21 June 2007 - Awdal Convention;Gabaygan oo lagu xidhay maalintii labaad ee shirka umada ku dhaqan Gobolka Awdal iyo dibadiisaba ee ka socday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota bishan juun 15 ilaa 17 keedii 2007. Roda Ahmed Mizan oo ah abwaanada cusub ee gobolka Awdal dhinaca sugaan casriga ah ka haqab tiraya ayaa markii ay […]

read more from this topic.....

No Comments

AAYATIIN International Secondary School

New Page 1

aayatiin-xayeysiis.gif

RSS BBC Somali

  • William Hague oo u warramay BBC Somali
  • Xaaladda Macluusha Soomaaliya
  • William hague oo Muqdisho tegey
  • Soomali ku xiran Ukraine
  • Kenya: Badhaadhe ayaan qabsanay
  • Bisha Cas oo ka xun mamnuucida adeegeeda
  • Ra'isul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kulmay
  • Qarax lala beegsaday ciidan Itoobiyaan ah
  • Shiikh Maxamed Garyare
  • Shidaal Soomaaliya laga qodayo goor dhow

RSS Euro News

  • Actor Gazzara dead at 81
  • Big freeze tightens its grip on Europe
  • More dead in violence on streets of Egypts
  • UN Security Council to vote on Syria as Homs suffers
  • Cold threatens turnout for anti-Putin gathering
  • The high cost of poor insulation in Ukraine
  • War between two Sudans is 'possibility'
  • Passengers stuck after Hungary's Malev collapses
  • Historical gift to the American people unveiled
  • Poland suspends ratification of treaty

RSS Falanqaynta BBC-da

  • Dhalinyarada kooxaha xajirka ku biira
  • Su'aalaha Madaxweyne Cabdi Cumar
  • Qaraxyada ka dhacay magaalada Kampala
  • SSC ma argagixisaa?
  • Wasiirro is casilay

RSS VOA

  • Syria: 200 qof oo lagu dilay Homs
  • QM: Macluushii way Dhamaatay
  • Faaqidaadda: Ololaha ka dhanka ah Al-Shabab
  • Diyaarad Drone oo ku Burburtay Muqdisho
  • Laba Qof oo lagu Dilay Gaalkacyo
  • NATO: Afghanistan ha Hogaamiso Dagaalka
  • William Hague oo Booqday Muqdisho
  • Barnaamij Gaar ah: Weerarada Ismiidaaminta ah
  • Badhaadhe oo Gacantii Al-Shabab ka Baxday
  • Gaas iyo Monti oo ka Hadlay Shirka London

SP/Lughaya Videos

RSS Opinion

  • Anigu Maxaan Ku Diiday Muuse Biixi: Aqoon Intee Le’eg Ayaan Ka Kasbaday Muuse Biixi: “Anigoo Dheecankayga U Daadshay Ayaad Reer Awdal Doorateen”" Weedhahii Muuse
  • Muuse Biixi Waa Geesi Hantay Taageerada Shacabka Somaliland Oo Markhaati Waxa Ka Ah Guusha Kulmiye
  • Ka Mid Noqoshada Golaha Wasaaradda Ee Muuse Biixi Waa Niyad Jab Siyaasadeed Weyn Kulamana Taliyeen Axmed Siilaanyo Inuu Golaha Ku Soo Darro
  • Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Qasnajiga Xisbiga Udub Ee G/Awdal
  • FASHILAADA XISBIGA UDUB IYO XAALADAHA MURUGSAN
  • Diinta Iyo Wadani-Nimadu Waxay Ku Jiraan Musaalaxada Iyo Dhex-Dhexaadnimada.
  • Dhalinyarada Reer Awdal Oo Taagersan Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle.
  • Taliyaha Bilaysku Maka Fikiray Karaahiyada Ka Iman karta Kadimada Masjidka Ee uu Ooday? By C/raxmaan Colaad Cumar-jeex
  • Ayaan Darrada Haysata Wiilkii Iyo Gabadhii Somaliyeed By Xamse Suldaan Aadan Faarax
  • Colka Wadhaf Ma Lagu Dayay. By Abdifatah O. Abdi (Abdi Kling King)

Eelouniversity.org

EELO American University

 

BBC SOMALI

DHAGAYSO
MAQAL
Barnaamij 04:00 GMT
Barnaamij 11:00 GMT
Barnaamij 14:00 GMT
Barnaamij 18:00 GMT
Sida loo dhagaysto

Blogroll

  • AACNA.ORG
  • Afgaradnews.wordpress.com
  • Ahmedgurey.com
  • allboon.com
  • Awdalnews.com
  • awdalpress.com
  • BAKIPRESS.COM
  • Borama
  • Cadceed
  • CLICK HERE TO SIGNUP FOR BLUEHOST.COM NOW.
  • dadka.net
  • Dalkasomaliland.com
  • EELO.ORG
  • gargoorey
  • GIRIYAADNEWS
  • gobolka.com
  • Harowo
  • Hiiraan
  • lughayapress.com
  • Mysomaliland.com
  • Ogaalnews
  • ogaalonline.net
  • Oodweynenews
  • RAMAASNEWS
  • Read/Iqra
  • Salalnews
  • saraarnews
  • Saylici Blog
  • Saylicipress.net
  • Somalifans.co
  • Somaliland.org
  • somheritage.com
  • Themes
  • WarsanMag.com
  • WatersanitationMagazine
  • WordPress Planet
  • www.somalifans.net
  • zelelnews.com

Meta

  • Register
  • Login
  • Entries RSS
  • Comments RSS
  • WordPress.org

BlueHost

©2008 Lughaya.com
Powered by WordPress | Talian designed by VA4Business, Virtual Assistance for Business who's blog can be found at Steve Arun's Virtual Marketing Blog