Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland,
Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland,
Suldaan Ibraahin Jaamac Samater
Suldaaan Muuse Cilmi Dugsiiyeldaan
Muxumed Jaamac Hadi
Wariye Abokor Xasan Caafi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Maxamed Dabshid
Aadan Geedi Qayaadxaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Maxamuud Geedi Qayaad Iyo Xaaskiisa
C/Raxmaan Cige Faaraxxaaskiisa Iyo Caruurteeda
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargaysa ku geeriyootay fanaanada Kinsi Xaaji Aaadan. Fanaanada Kinsi Xaaji Aadan waxay ahayd fanaan aad loo jecelyahay heesiheeda, waxaana fanka soo gashay Todobatamasydi.
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxauud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Maamulka, Macalimiinta, Ardayda Jaamacadda Hargeisa, Qoyskii, Qarabadii, Ehelkii, iyo Shacbiga Reer Somaliland,
Anigoo ah dadkan hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraayo leh u diraynaa dhamaan reer Cige Ahmed Matan iyo dhamaan reer Xasan Matan iyo reer Aw Cilmi Osman iyo
Dhamaan Bahda Lughayanews meelkasta oo ay joogaanba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka tagay Marxuum Yuusuf Cadaawe Nuur.
Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu Tacsi u dirayaa isaga oo ku hadlaaya
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Shacabka reer Somaliland ee uu ka Baxay MARXUUN MAXAMED CIGE CILMI,
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Col. Farax Kulmiye Hami oo ku geeriyooday magaalada Muqdishu Jimcihii - 27 August 2010;
Aabo Cali Yuusuf Ileeye iyo Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Cabdale Cali Yuusuf
C/qaadir Cali Yuusuf
C/casiis Cali Yuusuf
Wariye Abokor Hassan Affi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyena)
Wariye Xasan Ciise Raage
Wariye Sakariye Hussein Quule
Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxay tacsi udirayaan qoyskii, eheladii, qaraabadi ay kageeryootay allaha Unaxariistee Marxuumad Maryan Xasan Xasan Liibaan oo loo yaqaany Maryan Lughaya oo dhawaan ku geeryootay magaalada Boorama
Dhamaan jaaliyada reer Awdal iyo waliba jaaliyada Somaliland ee wadanka south Africa waxay tacsi u diraynaa qoyskii uu ka baxay( Marxuun Qaasin Sh. Yusuf Ibraahim ) waxaan ilaahey uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna sabirka iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin aaamiin
Aabo Cabdiraxmaan Muumin Obsiiye
Mustafe Cabdiraxmaan Muun
Ayaanle Cabdiraxmaan Muumin
Bahda Lughaya News
Aamina Muxumed Taani
Safiya Muxumed Taani
Faadumo Muxumed Taani
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkadaha Africa On-line Borama iyo Aloog Electricity Company waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabaadii uu ka baxay Marxuum Saleebaan Axmed Camir
Tacsi (lug) -Dadka ay hoos magacyadoodu ku qoranyihiin oo dhamaantood dagan magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxay dhamnbaal tacsiyeedkan u dirayaan
Allaha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Celmi Hudoon oo ku magac dheeraa ‘’Burdaali’’, oo dhowaan ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay meel 50km u jirta magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia.
Afhayeenka Beesha AKISHO, Ahna Lataliyaha Dhanka Arrimaha Diinta ee Ururka HIDDA DHAWR, Sh C/wahaab Sh Xassan Gole,
Dhamaan Gudida Kulmiye Norway iyo dhammaan taageerayaasha Kulmiye Norway, waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan geerida naxdinta leh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta Dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii Iyo Qaraabadii iyo Xisbiga KULMIYE
Dhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marxuum Chief Caqil Abdilaahi Diriye Samatar (Feedhageele) oo shalay 01/08/2009 ku geeriyooday magalada Borama.
X.C/raxmaan Ibraahim (Cileeye) Iyo Hooyo Xabiiba X.Xirsi Cawaale
Ikraan X.C/raxmaan Cileeye iyo Saygeeda iyo Caruurteeda
Cabdale X.C/raxmaan Cileeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa