Tacsi (lug) -Dadka ay hoos magacyadoodu ku qoranyihiin oo dhamaantood dagan magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxay dhamnbaal tacsiyeedkan u dirayaan
Tacsi (lug) -Dadka ay hoos magacyadoodu ku qoranyihiin oo dhamaantood dagan magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxay dhamnbaal tacsiyeedkan u dirayaan
Allaha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Celmi Hudoon oo ku magac dheeraa ‘’Burdaali’’, oo dhowaan ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay meel 50km u jirta magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia.
Afhayeenka Beesha AKISHO, Ahna Lataliyaha Dhanka Arrimaha Diinta ee Ururka HIDDA DHAWR, Sh C/wahaab Sh Xassan Gole,
Dhamaan Gudida Kulmiye Norway iyo dhammaan taageerayaasha Kulmiye Norway, waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan geerida naxdinta leh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta Dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii Iyo Qaraabadii iyo Xisbiga KULMIYE
Dhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marxuum Chief Caqil Abdilaahi Diriye Samatar (Feedhageele) oo shalay 01/08/2009 ku geeriyooday magalada Borama.
X.C/raxmaan Ibraahim (Cileeye) Iyo Hooyo Xabiiba X.Xirsi Cawaale
Ikraan X.C/raxmaan Cileeye iyo Saygeeda iyo Caruurteeda
Cabdale X.C/raxmaan Cileeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Dhamaan jaaliyada gobolada Awdal/Salal iyo waliba jaaliyada Somaliland ee wadanka South Africa waxay tacsi u dirayaan qoyskii uu ka baxay( Marxuunka Maxamuud Ismaanciil Xareed Baasuuke )oo Arbacadii luguna aasey magaalada CAPE TOWN ee wadanka South Africa,
Annaga oo ah xubnaha ururka Amoud Foundation ayaa waxaannu si tiiraanyo leh u tacsiyeyneynaa qoyskii uu ka baxay Prof Faarax Cabdillaahi Fariid (Faaarax Shuun) oo arbacadii ku geeriyoodey laguna aasey magaalada Borama,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo dhamaan cidii uu ka baxay Marxuum Prof. Faarax Shuun oo maanta ku geeriyooday Magaalada Boorame.
Borama (Lug) -dhammaan bahda Lughaya News meel kasta oo ay joogaanba waxay dhanbaal tacsiyeed tiiraanyadiisa xanbaarsan u dirayaan dhammaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka tegey alle ha u naxariistee Prof. Faarax Cabdilaahi fariid ( Faaarax Shuun)
Annagoo kala cuqaasha, Odayaasha, Aqoonyahanada, Dhallinyarada beesha Jibraacin waxan tacsi u direynaa eheladii, qoyskii, shacbiga Soomaaliland
Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca xisbiga KULMIYE iyo Taageereyaasha Xisbigaas
London-(Lug)-Naxariistii Janno Alle ha ka waraabiyee waxa magaalada London ku geeriyooday Marxuum Cabdi Xasan Buuni Oo Arin caafimaad loo geeyey halkaa. Marxuumku wuxuu ahaa ruug caddaa siyaasadeed,
Dr.Maxamuud Xuseen Cige
Maxamed Xuseen Cige
dhamaan qoyska reer xuseen cige
Idiris X.Xaamud Jibiiil
Dhamaan qoyska reer Xaamud Jibriil
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Africa On-line Borama iyo Aloog Electricity Company waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Marxuum Xaamud Axmed Xadi (Geeljire)
Dhamaan Bahda Lughayanews ee kala ah:
1. Wariye Abokor Xasan Caafi
2.wariye Maxamad Cumar (Hyene)
3.Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Dhamaan Bahda Lughayanews ee kala ah:
1. Wariye Abokor Xasan Caafi
2. Wariye Cabdale Cali Yuusuf
3. Wariye Sakariye Hussein
4. Wariye Hassan Isse Raage
Saeed Mohamoud Gahair
Hooyo Hodan Cabdi Cilmi
Hooyo Aamina Axmed
Siciid Maxamuud Gahayr
Jaaliyada Reer Awdal ee Pakistan Waxay Tacsi u diraysaa Eheladdii iyo Qaraabaddii uu ka geeriyooday Marxuum AADAN XAAJI MUXUMED DIIRIYE WAABARI oo ku geeryooday dalka South-Africa
Madaxweynaha Somaliland Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu Caawa dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Cali Guray Sh. Madar oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Anagoo ah xubnaha goysaska reer Adan Ciise, reer Qalinle Saban , reer Souleiman Guelleh iyo Osmaan Geele iyo intay dhaleen waxaan tacsi murugo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumad Maryam Xuseen Hodoon
Dhamaan Bahda Lughayanewx waxay Tacsi Tiiraanleh u dirayaan Wariye Sakariye Carab Cadan (Suxifi) oo Habaryartii Marxuumad: Nabiiha Maxamed C/laahi (Ina Colmadaw) Oo Ku Geeriyootay Dalka Djibouti.
Gudoomiyaha Waxbarashada G/Awdal Prof.Daahir Maxamuud Xaddi
Isuduwaha Wasaarada Warfaafinta G/Awdal Wariye Abokor Hassan Caafi
Wariye Cabdali Cali Yuusuf
Dhamaan dadka magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin waxay tacsi aad u tiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka geeryootay allaha unaxariistee Marxuumad Faadumo Xirsi Cali oo habeenkii xalay ku geeryootay