Updated (13 Feb 2008) Borama-(Lug)-Baryahan dambe shirkada Isgaadhsiinta ah ee Telcom ayaa waxqabadkeedii dhinaca Isgaadhsiinta iyo dhinaca arimaha Bulshada ahiba uu noqday mid aad loo dareemay, talaabooyinkan ayaa waxa ay yihiin kuwo la kowsaday inta badan intii uu xilka Maamul ee Shirkada Qabtay Maamulaha Da’a yar ee Hasan Yuusuf Riiraash.
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!
Saylicipress.net - Awdal: The Land of Ahmed Guray: BahdaSaylici: Ciid Mubaarik
Saylicipress.net
Association of Awdal Community of North America. (AACNA)25 July 2007FOR IMMEDIATE RELEASE
Assocaition of Awdal Community of North America is a Not for Profit organization (or Non Profit Organization) formed at the Awdal Convention in Minneapolis, Minnesota of 15-17 June 2007. It was consitituted to organise, research, initiate and implement development projects in Awdal in collaboration […]
Beel ka Mid ah Beelaha Degan Gobolka Awdal oo Damacsan Musharaxnimada Madaxweyne-Ku-Xigeenka Xisbiga Kulmiye: Ilaa Lix Nin ayaa la Sheegay inay Tartan ku Jiraan: Arrumaha kale ee Jagadaa ku Xeeran Beel ka mid ah beelaha degan Gobolka Awdal ayaa la sheegayaa inay toddobaadka soo socda shir balaadhan ku qabsan doonto degmo ka […]