Comments for Lughaya.com

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by Awcali
Salaanta islaamka kadib.

LUGHAYA MAHAD SANIDIIN.

Reer awdal anigu amaani maayo. waayo , ciyaar aan ku amaano idinkama hayo, Waxaan se idiin Sheegayaa Nasiib ayaad kusoo baxdeen , waxase idin sugaaya Teemkii Burco afka ciida u daray,

waxa aad la shir timaadaan ayuunbaa leedihiin,

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by samaroon
asc.

marka hore waxan salamaya dadka somaliyed mel kastoy joogaan .waan ku farxay soo bixida awdal inkastoon jeclaysan inay degmo ka badiso gobol hadan hadana waa ciyaar.

waxan ahay nin rer salal ah markaa inkastoon garanayay inayna meel dheer gaadhayn hadana wa gobol kaygii oo aadbaan u tageersanaa .

awdalna iyada rajo wayn ayan ku qabay imikana waan ku qabaa ee continue insha allah idinkaa iska leh cupka

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by shekhawi
scw   reer awdal ani odhan maayo ee reer Boramow kubada marka aad ciyarysaan waa buuxaan ciyaartoy qaaliyee nin jeclaysigii la inigu yiqiin iska ilooba oo ciyaarsiiya raga ku haboon ee aan shirkanaxa lahayn ciyaartoy qol qol oo borama ku ciyaar fiican iyo mid dibada marka loga baxo borama fiican ba jire kala xusha oo Girmow kubbada lama dawanayee wa la ciyarayaye aad u xulo rag kuu kena guul gobolkan u keena,,,,haddii anad sida yeelin waa kuu guuldaro angana noo guul daro,,,,waanse inii soo ducaynayaa in ilahay ini asturo,,

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by Hinda cawed
Walaal awdal aananay koobka qaadi doonin haku bushaaraysato waayo waxba islamahayaaan

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by osmaaniga
Asc waxaan ahay nin reer gargaysa ah aadna ugu faraxsan ciyaarta xiiaha lahayd ee gabikay iyo boorama runtiina waxaan taageerayey boorama

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by maxamed
waa arin lagu farxo wada ciyaar labo  gobol oo walaalaha ciyaartana waa tan ka dhaxa dhalankartaa dadaka isku deegaanka wada noolasha markaa waa arinka aad iyo aad u qiimo badan baan leeyahaya walaal anigu waxaan deganahay magaalada ciyaaraha lagu qabano imka markaa waxaan doonyaa in aye  ciyaarahu si habsami leh u socdaan

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by mahdi
asc

walala aniga waxan qabaa

borama siday uciyaareen doorkan waxay ahayd mid aad uliidata waliba maba dhaqaqaynba waaban yaabay

nimanka maxa ku dhacay wayba socon kari la aayeen sidaa haday hada uciyaaraan markaaba barqo ayaa laga badanayaa haday badali waayaan arinkaa liita

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by dr nimcaan cismaan suldaan (warancade)
Walaalayaal waxaan ahay nin u dhashaye g.wadal and salal kku na dhashay sayiilac hadaan kadhiibto fikirkayiiga

Xulka qaranka awdal ee ku bada cagta waxaan anigu leehay saladan koobku wuxuu usocda boorame ee ha loogu han bal yeeeyo wayo waxyii soo ban dhigeen ciyaar wanaag walaahi

Reer awdala wayiiba ku caan bexeen ciyaar wanaaga

Oo waxaabad mooda mar kaqaarkeed in loogu dhigay iskuul

Indaam wanaaga waba ciyaartoyii kasoo ciyaaray yurub iyaaba lamooda ee uhaneeya koobka boorame by

Comment on Reer Awdal Malaha Barnamij Siyaasadeed, Dhaqale, Jaaliyadeed Iwm…Siimoodi by URL
… [Trackback] …

[…] There you will find 62045 more Infos: lughaya.com/2007/11/11/reer-awdal-malaha-barnamij-siyaasadeed-dhaqale-jaaliyadeed-iwmsiimoodi/ […] …

Comment on Fikirkaaga Ka Dhiibo: GEBILEY Oo Ka Badisay AWDAL + AWDAL Oo Usoo Baxday SEMIFINAL by kahn
Asallamu calaykum waxaan odhan lahaa…waa isla qabsi la,aan aanu xulka qaranku isla qabsan sobobtoo ah mudo ma wada toobabaran..!!! kaba soo qaad naadiga real madrid markii ay isku heleen xidigii aduunka oo dhan waa tii ay waxba tari waayeen waxaana ka badin jiray kooxo yar yar badse isla qabsaday oo isku dhafan….fikrad ahaan waxay ila tahay gobolka awdal guul kama gaadhaayo cayaaraha sanadkan …!!!