Lughaya.com
	<language>en</language>
Raali Galin Magac Si Khaldan Loogu Xusay Qoraal Ku Soo Baxay Lughayanews
Waxaan akhristayaasha Shabakadda Lughaya.com ka raalligelinayaa magac si qaldan loogu xusay qoraal ku saabsanaa dayaca kooxaha fanka Awdal iyo maamulka xisbiga UDUB kuna taariikheysnaa 19kii march .  </description>
Madaxweynaha S/land Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefdi Ka Socda Dalka Yeman
		<description>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa uu Maanta Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Wafti ka socda jamhuuriyadda Yemen.
Hambalyo Meher:Md.Mustafe Cumar Suldan Marwo Prof.Yurub C/raxmaan Muumin
Dadweynaha Ku Nool Tuulada Toqoshi Ee G/Selel Oo Dareen Cadho Leh Ka Muujiyey Deeq Raashin Ahayd Oo Laga Lunsaday, Isusoobaxyo Taayirro Lagu Gubayna Ka Dhigay Halkaasi
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya daweynaha ku nool tuulada Toqoshi ee G/Selel ayaa jawaab cadho leh ka bixiyey raashin deeq ahaa oo sida la sheegay laga lunsaday dadweynaha halkaasi </description>
Xubno Ka Tirsan Kooxaha Fanka Ee Borama Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Dayaca Iyo Duruufaha Haysta, Maamulka Xisbiga Udub Ee G/Awdalna Ku Tilmaamay Mid An Guul Usoo Hoynayn Xukuumadda
Borama-(Lug)-Xubno ka tirsan kooxaha fanka ee G/Awdal ayaa xukuumadda madaxweyne Rayaale ku eedeeyey wax ka qabasho la'aanta dayaca iyo duruufaha nololeed ee haysta kooxaha fanka ee gobolka Awdal. </description>
Ciidamada Amniga Oo Ka Hortegey Rabshado Ka Dhici Lahaa Deeq Raashin Ah Oo Laga Leexsaday Dadweynaha Ku Nool Magaalo-Cad Dadna U Xidhxidhay
Borama-(Lug)-Ciidamada amniga ee ka hawlgala degaanada Dila, Wajaale iyo magaalo cad ayaa ka hortegey rabshado iyo bannanbaxyo ka dhici lahaa degaano hoos yimaadda maamulka degmada cusub ee Magaalocad hoosna timaadda maamulka G/Awdal. </description>
Hambalyo Meher: Boqor Mustafe Cumar Suldaan Iyo Boqorad Prof.Yurub C/raxmaan Muumin Oo Meherkoodu Ka Dhacay Borama
Maxay Madaxa UN-ta ee Arimaha Bini’aadan-nimada Mark Bowdan iyo Saaxiibadii Kala Kulmeen Booqashadoodii Boorama iyo Baki
Boorama-(Lug)- Wafdigan uu hogaaminayay u qaybsanaha arimaha bini'aadanimada ee UNta ee Somalia/Somaliland Mud. Mark Bowden oo ay wehelinayeen Madaxa hayada FAO ee Somalia/Somaliland Mud. Graham Farmar iyo Sarah Hildigs </description>
Shirkii Shalay Lagaga Hadlayay Hormarinta Jidadka Gobolada Awdal iyo Salal Waxa Uu Ahaa Mid Taariikhi Ah
		<description>Boorama-(Lug)-Hoolka shirka ka socday waxa garbo siman isku hayay Masuuliyiin Salaadiin, Aqoonyahan, Culimo Haween, Ganacsato iyo xilsideeno kale oo bulshada qaybaheeda kala duwan matalayay,  </description>
Shuban Biyood Ka Dilaacay Deaagaano Ka Tirsan Boon iyo Garbo-dadar
		<description>Boorama-(Lug)-Boon waxa aan ka helnay dad tiradoodu dhan tahay 31 qof oo shuban biyood soo ritay,  waxa kale oo tan la wadaaga dergaanka Weeraar oo uu shubanku haleelay 13 qof, </description>