21 June 2007 - Awdal Convention;Gabaygan oo lagu xidhay maalintii labaad ee shirka umada ku dhaqan Gobolka Awdal iyo dibadiisaba ee ka socday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota bishan juun 15 ilaa 17 keedii 2007. Roda Ahmed Mizan oo ah abwaanada cusub ee gobolka Awdal dhinaca sugaan casriga ah ka haqab tiraya ayaa markii ay […]

Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto