Anakoo ah Jaaliyadaha Qurbo Jooga Ee reer Awdal khaas ahaan jaaliyadda Holand waxaanu halkan Hanbalyo IYo Taageerba Uga Direynaa Fikradii Maamulka Shirakadda Telesom C/qaadir Aadan Nuur Ee Ahayd Jidka Isku Xira Dilla Iyo Borama Dhiskiisa Oo laami ah Anakoo Ku Faraxsan Fikradda walaalkeen oo mar walba jecel hore marinta gobolka Awdal , hadaanu nahay jaaliyadda […]

Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto