Archive for August, 2007
Posted in August 23rd, 2007
kusoo dhawaada maansadan oo jawaab u ah hadaladii foosha xumaa ee kasoo baxay masuulnimada ninka sheeganaya ee layidha c/casiis samaale ah kuxigeenkoowaad ee ra iisul barlamaanka soomaaliland runtii waxaa igu dhalisay dareen iyo naxdin aan kaqaaday masuul nootaliya inuu kudhawaaqo hadalo qabyaaladaysan amaaba aan idhaahdee cay ah dadoow anuu waan lahadlee iniguna maxaad odhanaysiin waa […]
continue reading.....
Posted in August 19th, 2007
Bal akhristow ila arag aflagaadadan foosha xunleh ee ka timidmasuul sare oo katirsan Jamhuuriyada Somaliland!!!
Hadda akhristoow waxa ay ahayd arooryadii hore ee subixii isniineed ee bishu ku beegnayd13/8/007 abaaro 6:30 kii subaxnimo aan qalinkii aan ugu magic daray DULMANE aan qaatayanigoo fadhiya qolkaygi waxbarshada ee BILANE,aniga oo uban-baxay in aan waxkaqoredhacdooyinkii is huwanaa […]
continue reading.....
Posted in August 19th, 2007
Abaal Marino Hotel Rays Ee Magaalada Borama Lagu Gudoonsiiyay Inamadii Ku Guulaystay Orodka 10km Ah Oo Lagu Qabtay Borama.16 August 2007
Xaflad abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay tartamayaashii ku guulaystay orodka 10km ee Maalintii arbacadii ee bishu ku beegnayd 12/08/2007 oo ay qabanqaabinayeen ururka dhalinyarada ee AYODA ayaa munaasibadaa waxa ka qayb galay Gudoomiyaha G/Awdal , […]
continue reading.....
Posted in August 18th, 2007
Marka hore waxaan halkan mahad uuga jeedinayaa dhamaan ciyartodii iyo madaxda qaybta ciyaaraha ee gobalka Awdal waxanan idinleeyahay ka meedha wixii idinsoo maray, waad ka soo baxdeen wajibkiinii lakin waxa ay hawli u taal ninka waajibkiisa garan la ee inala dhex wareegaya waxba laynama yeelin. Kaa waxaan leeyahay ka fiirso intaanad falin.Aduunyadani iyadaa isu […]
continue reading.....
Posted in August 16th, 2007
Ahmad ibn Ibrihim al-Ghazi (c.1507 - February 21, 1543) was a Somali general who defeated several Ethiopian emperors and wreaked much damage on that nation. He is also known as Ahmad Gragn, or “Ahmed the left-handed”.He was born from the Abraine clan sub-clan of the majority populated North Gadaboursi (Samaron) Tribe in Zeylac. He was […]
continue reading.....
Posted in August 16th, 2007
Waa tix ku saabsan fadeexadii hargeysaad iyo bililiqadii ciyaaraha.Waxana layidhaa (Rasaas)By Cabdale Farah Sigad18 August 2007 London, U.K.
Dhabadii ciyaaraha miyuu dhagax ka qaybgalay
Dheeshiyo ciyaartii kubadii dhabta ahaydEe lagu dheelijiray Baki.
Markii lasku dhiibee Awadal dhalisay goolkiiMay hargeysa dhiidhiday.
Dhabadii ciyaaraha miyuu dhagax ka qaybgalayRagii dheesha badiyayna miyay dhiig ku maydheen
Maa dhifaysyo loogalay dhalintii ciyaar tagtayiyagoon dhib […]
continue reading.....
Posted in August 15th, 2007
“Reer Awdal Sharaf Waxa Ugu Filan Inay Labo Jaamacadood Leeyihiin “Sharaf wayn bay u tahay guud ahaan ummadda Somaliyeed gaar ahaanna Boorama in laga furo jaamacadii koowaad oo maraykan ah ee dalka ka hawl gasha,iyada oo aa aanay jaamacado noocaas ahi ka jirin dalaka dariska ah, jaamacadaasi oo lagu baran doono takhasusyo la xidhiidha dhinaca […]
continue reading.....
Posted in August 9th, 2007
sida aad lawada socotaan aduunka waxaa la isku dhaafey warbaahinta la,aanteedna waxba kama ogaan kartid waxa ka dhacaya xataa garabkaaga .aan usoo dhaadhaco waxa aan ugu soo qaatey mowduucan ee igu kalifey waxa weeye markaan arkay nin dhaleeceynaya warbaahinta gobolka ee maanta hana qaadey una soo jeesatey horumarka gobolka ha ahaato dib udhiska.Wacyi galinta iyo […]
continue reading.....
Posted in August 9th, 2007
Sunday August 5th, 2007 was not a normal day for Borama residents. It was like a feast day. Unlike the other days, the streets of Borama were occupied by well-dressed people destined at the university’s main campus, where the graduation ceremony was planned to take place. Similarly, the high movement of vehicles was easily discerned […]
continue reading.....
Posted in August 6th, 2007
Hanbalyo!!! (05 August 2007) Ardaydii ka qalin jabisay jaamacada Camuud!!!Bahda Saylici waxaan ugu baaqaynaa dhamaan ardayda qalin jabisay oo aan ka dooran doono labada arday ee ugu saraysa dhibco ahaan marka la isku celceliyo imtixaanada laga qaaday ama (cumulative GPA-ga ugu sareeya haysta), iyo kuwa qoraalkoodu ama ujeedadooda waxbarasho ay muuqato.
Jaa’iisada ugu saraysa waxaan siinaynaa […]
continue reading.....
Posted in August 5th, 2007
A pregnant Somali woman and her daughter are those unaccounted for after the Mississippi River bridge collapse in Minneapolis.Sadiya Sahal left her home at 5:15 p-m Wednesday with her two-year-old daughter Hanah Mohamed in the back seat.According to a spokesman for the family, Sahal called her family several minutes later to say she was stuck […]
continue reading.....
Posted in August 4th, 2007
The Associated PressFriday, August 3, 2007; 5:34 PM
MOGADISHU, Somalia — An estimated 27,000 people have fled Somalia’s violent capital since June, part of an exodus that has sent a fifth of Mogadishu’s 2 million residents fleeing for safety, the U.N. said Friday.The city has seen little peace since December, when Ethiopian troops backing Somalia’s government […]
continue reading.....
Posted in August 3rd, 2007
Baaq: Riyalism Dictatorship Has No Place in SomalilandAugust 02, 2007Baaq kasoo baxay bulsho waynta gobolka Awdal ee qurbaha oo si buuxda u taageeraya in lasii daayo siyaasiyiinta Ururka Qaran ee sida sharci darada ah loo xidhxidhay, Dr. Gaboose, Mohamed Haashi iyo Jamal Caydiid oo taariikhdu markay ahayd 28/07/2007 loo dhaadhiciyay xabsiga mandheera.Dawalada Rayaale waxa waajib […]
continue reading.....
Posted in August 2nd, 2007
Part 1
The coming presidential elections:
A great opportunity for change “Nonviolence is the answer to the crucial political and moral questions of our time; the need for mankind to overcome oppression and violence without resorting to oppression and violence. Mankind must evolve for all human conflict through a method which rejects revenge, aggression, and retaliation. The […]
continue reading.....
Posted in August 2nd, 2007
Taariikhdu cidna ma diido, cidna madulmido ee waxay daacad qortaa nin iyo waayihii, waxa ay qortaa wax walba, iyada oo ku caan baxday dhex dhexaadnimo iyo eexasho la’aan. waxana taasi ka marag ah in ay soomareen dunidan dad farabadan oo ay badhkood ka galeen baalasha dahabka ah ee mudnaanta isla markaana ay ka dhigtay […]
continue reading.....
Posted in August 1st, 2007
Mudo laba bilood ah ayaa tababar tayeynta macalimiinta gobolada Awdal iyo Saaxil uga socday jaamacada Camuud, waxaana ujeedadu ahayd sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada Hoose/Dhexe ee tuulooyinka ku yaal labadaas gobol, waxaa kale oo qorshaha ku jira sidii macalimiinta aan ka aqoon sarayn heer dugsi sare ah in […]
continue reading.....
Posted in August 1st, 2007
Gudoomiyaha Goloha deegaanka Degmada Saylac Maxamed Cumar oo ka hadlayey dhinacyada dhaqaalaha nabadgaliyada iyo arimaha bulshada. Ayaa sheegay in labadii bilood ee u ugu danbaysay muuqaal ahaan laga dareemayo in dhaqaaleheedii sare u kacay taasoo uu sabab uga Gudoomiyuhu isgaadhsiinta telefoonada ee gaadhay degmadaasi.
wuxuuna intaasi sii raaciyey inay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ganacsi […]
continue reading.....