Archive for October, 2007
Posted in October 31st, 2007
Aabo Cali Khayre iyo Hooyo Xabibo Xadi
1. nimco cali khayre2. ruun cali khayre3. maxamed cali khayre4. umayma cali khayre5. muxiyadin cali khayre6. caasha cali khayre7. muxibo cali khayre8. hasan cali khayre9. idil cali khayre10. huseen cali khayre11. hodan cali khayre12. abdi qani maxamed abdilahi (abu walad)
dhaaman dadkasi waxay tacsi u dirayan ehaladi iyo qarabadi u […]
continue reading.....
Posted in October 31st, 2007
Zenawi’s Plan for Somalia: Hallucinations of the Neo-Nazi Amhara / Tigray butchers of AfricaDr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis
According to an illuminating reportage published earlier today in the Somali portal Wardheer News by the Abyssinian journalist Tamrat Nega
(http://www.wardheernews.com/articles_07/october/28_Two_State_solution_Nega.html), who quotes a personal advisor to the Abyssinian dictator Meles Zenawi, Africa’s most appalling and bloodthirsty tyrant is portrayed […]
continue reading.....
Posted in October 31st, 2007
Bahda Saylici iyo dhamaan asxaabtoodu waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun axmed gurey nuur - alla ha’ u naxariisto qaraabadiisiina samir iyo iimaan alla haka siiyo…aamiin
Mukhtar Cige AminAbdiwahab Cilmi BoqoreCabdikarim Dahir BileGeesh QasimC/rahman XaajiMahamed AdanAhmed Ibrahim Cateeye (Qabyo)Yassin Mayraneh GeeleMahamed Muse KaahiyeCali Kahiye Kaahin
Saylicipress.net
continue reading.....
Posted in October 31st, 2007
faalo wariye sakariye suxufi
marka hore waxaa mahad balaadhan iska leh Ilaahay ina siiyaya nicmooyin faro badan oo ay ugu horayso in uu inaga dhigay bulsho muslin ah oo leh dhaqan iyo xadaarad soo jireen ah oo ay inooga tageen awawyaasheen umada walba marka ay samaynasyo horamar waxaa laga eegaa dhinca bulshadeeda taas […]
continue reading.....
Posted in October 30th, 2007
Dr. Muhammad Shamsaddin MegalommatisPolitics is the Art of the Effective and the Realistic; as such, it necessitates a permanent balance among various positions and interests. When politics turn to extreme, leaders, parties, countries are manipulated without their choosing, setting thus the context for their dependence.
Two new countries in the Horn of Africa region, Eritrea and […]
continue reading.....
Posted in October 30th, 2007
The government of Somaliland has announced the introduction of a 2% tax increase so as to raise funds for the displaced Somaliland citizens in the country’s Sool region.
Somaliland President Dahir Riyale Kahin decreed that supporting the displaced citizens of Las Anod town is the responsibility of the government and Somaliland people. Las Anod is a […]
continue reading.....
Posted in October 30th, 2007
HARGEISA, Somalia (Reuters) - Authorities in the breakaway Somali republic of Somaliland have arrested a man for poisoning dozens of guests at his younger brother’s wedding.
Ambe Abdillahi Omer, 39, apparently poisoned sweets he handed out at Saturday’s celebration near the Ethiopian border, and also put poison in water jugs and on eating utensils.
The local chairman […]
continue reading.....
Posted in October 29th, 2007
By Ahmed MohamedBAIDOA, Somalia, Oct 29 (Reuters) - Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi resigned on Monday after a long feud with the president that frustrated Western backers and split the government while it faced an Islamist insurgency.
With no sure candidate to replace him, it remained unclear whether Gedi’s departure would unify the interim government […]
continue reading.....
Posted in October 28th, 2007
Mudane Cabdiraxmaan Aw-Cali (Tolbadane); Waa MadaxWeyne Ku Xigeenka Somaliland , Haddii iyo Haddi Walba !.
Gobolada Woqooyi Galbeed ee Soomaaliye ee la baxay Somaliland. Waa Gobolo markoodii hore ay qabsatay walina haysato SNM oo ahayd jabhad ku salaysan qabiil soona adeegsaday taageerada cadowga madow ee Xabashi. Dalka Somalilanda, waxa lagu dhisay, wuxu ahaa heshiis maqaar saara, […]
continue reading.....
Posted in October 28th, 2007
Shabakada Waagacusub.com waxa ay kusoo caan baxday dacaayadaha raqiiska ah oo ay ku sameyso danaha Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Maxaa ka taqaan Taariikhda Milkiilaha Waagacusub.com
Milkiilaha Waagacusub.com waxaa lagu magacaabaa Daahir Cabdulle Calasoow “Daahir Yarre” sannadkisa waa dhowr iyo soddon jir waxa uu ku dhashay tuulada Bandiiradleey, waxa uu magaalada Muqdisho yimid 1993 xiligii […]
continue reading.....
Posted in October 27th, 2007
Dahabshiil oo lacag gudoonsiisay dugsiga Sheekh Cali Jowhar ee Borama.
Maamulaha Shirkada Dahabshiil ee Borama Ismaaciil Cabdi Riiraash ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Borama lacag deeq ah ku gudoonsiiyay dugsiga Sheekh Cali Jowhar ee magaalada Borama.
Ismaaciil Riiraash oo ka hadlay goobta uu lacagta ku gudoonsiinayay dugsiga Sheekh Cali Jowhar ayaa sheegay in shirkadooda mar walba aysan daneyn […]
continue reading.....
Posted in October 27th, 2007
Osman Douale Dirir - Gudoomiyaha Ururka Iqra:
Ka dib markii la habeeyey maamulkii fulinta ee Iqra waxaan marka hore aad iyo aad u salaamaynaa dadkii ka qayb qaatay ka midho dhalinteeda oo dibada iyo dalka hooyaba kala jooga ee uu ugu horeeyo walaalkeen Dr. Abdirahman Jamac Hadi.
Marka labaad waxaan idinka codsanaynaa inaad kordhisaan taageeradii aad uruka […]
continue reading.....
Posted in October 27th, 2007
Masuuliinta Jaamicadda Eelo American UnVeristy oo Jawaab ka Bixiyey Warar Sheegaya Dib U Dhac ku Yimid Furitaanka Jaamicadda.
Masuuliinta qabanqaabada mashruuca jaamacadda cusub ee Eelo American University ee dhawaan magaalada Boorama lagaga dhawaaay, ayaa sheegay in aanay jirin in cid furitaanka jaamacadasi carqalad ku haysa, isla markaana loo diyaar garoobayo furitaanka Jaamacadda.Masuuliintan ayaa ku tilmaamay inay […]
continue reading.....
Posted in October 27th, 2007
As the election fever gripped everyone and emotions are getting higher and higher and the competition has already started in a society marked by deep divisions based on tribalism, the lobbying for president and VP has become personal and nasty. The political parties of Somaliland are exploring their candidates and examining their resumes of the […]
continue reading.....
Posted in October 26th, 2007
Khadra dahir Cige iyo Cabdiqadir Juba heestii waa deeq ilaah!!!
Khadra oo ka mid ah fanaaniinta dalka loogu jecel yahay ayaa heestani ka mid tahay heesihii ay qaaday markii ay aad ka u da’yarayd iyada iyo fanaanka Juba oo isaguna wax yar ka danbeeyey Khadra.
SayliciPress - Suugaan
Saylicipress.net
continue reading.....
Posted in October 26th, 2007
Two soldiers killed as gov’t official survives assassination in Somalia:Two Somali soldiers were killed and eight others wounded Thursday while a government official survived an assassination attempt separately in central and southern Somalia, police and witnesses said. “Two government soldiers died after a roadside bomb exploded as their vehicle was passing,” Muse Yarow, a Beledweyne […]
continue reading.....
Posted in October 26th, 2007
Kiiskii Borrel .. baroortu orgiga ka wayn ! Qalinkii: Zakaria Hussein
Riyaad - gabadh adhi jirto ah ayaa maalin maalmaha ka mid ah dacawo ka cuntay orgi ka tirsanaa xayn adhi ah oo ay daajinaysay, gabadhii dhacdadaasi waxay u aragtay mid dabiici ah wax dareen ah oo murug ka turjumi karana kamay muujin, laakiinse markii ay […]
continue reading.....
Posted in October 26th, 2007
At UN, Darfur No-Bid Contract Spun by UK, Chad and Somalia Preemptively Bid Out
Byline: Matthew Russell Lee of Inner City Press at the UN: News Analysis -
continue reading.....
Posted in October 25th, 2007
Waa maqaal kooban oo an u hibeeyay dadka walaalahay eh ee jidbaysan ee aaminsan qiirada riqiiska ah ee odhanaysa Qabsashada xududuuha, sida Sool, Sanaag iwm; waxay Somaliland dhaxalsiin doontaa Ictiraaf usoo deg-dega. Dadkaasi, waxan ugu bishaarayn lahaa in wax la yidhaahdo aqoonsi caalami ah, oo la siiyo Somaliland, u jiro Somaliland inta Dhulka iyo […]
continue reading.....
Posted in October 25th, 2007
By Mohsin MahadThe capture of Laascaanood by the secessionist militia of Somaliland and their local collaborators has, as was to be expected, unleashed widespread jubilations and unbecoming gloating among all sections of the population in the separatist heartland. Indulging in vainglorious heroics and phoney triumphalism has always been innately ingrained in the psyche of […]
continue reading.....
Posted in October 23rd, 2007
Jaamacada Carabta oo ergay cusub usoo magacowday Somalia .Ururweynaha Jaamacada Carabta ayaa shaaciyay inay ergay cusub usoo magaceeb arrimaha dalka Somalia .
Kulan madaxda Jaamacada Carabta ku dhex maray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar ayay isku afgarteen in la magacaabo Ibraahim Al-Shawweyni si uu wakiil ugu noqdo Jaamacada Carabta arrimaha cakiran ee dalka Somalia .
Ibraahim […]
continue reading.....
Posted in October 22nd, 2007
inkastoo dawladii MAXAMED SIYAAD aaney ahayn mid loo baroorto hadana marka loo eego kooxa badaley waxay ku sifoobaysaa odhaahdii ahayd (salaamulaah calaa xijaaj). wadanku hoosta haka burbursanaado laakin waxa uu lahaa oo shaqaynaysay haykal dawladeed oo isku xidhan,awood dhaqaale, iskuxidhnaan umadeed, calan kaliya iyo umad kaliya.
HADABA maxaa badaley?. jabhaddo qabiil ku saleysan, oo aan lahayn […]
continue reading.....
Posted in October 22nd, 2007
Awdal is crying, sobbing, and grieving on lack of UNITY and INACTIVITY of its people. It is lamenting on the decisions of its elders who serve on their self interests and on clan affiliation.
Awdal Cries
“AAWAY DADKEGII, MA DAADBAA QAADAY MA DUUFAAN, MA DUUMAA LAYSAY MA DAACUUN……( From Hassan Sheikh Momin ).”
Awdal Laments:
“You are too heavy […]
continue reading.....
Posted in October 21st, 2007
Waxaa bilaamey wakhtigii loo diyaar garoobayey doorashadii madaxtooy-ada iyo dawlahada hoose rag baa damacooda soo bandhigey ragas waxaa ka mid ah Ismaciil Muumin Aar oo ka soo jeeda ardaayada reer Nuur, reer Nuur markana leeyahay waa la yaqaana cida u talisa ee hogaanka u haysa oo Duqeytiga iyo Salaadiinta uu hogaamiyo Suldaan Saleebaan oo run […]
continue reading.....
Posted in October 20th, 2007
Lug-(Hargeysa). Sida ay lughaya News ka soo xigatay ilo xogogaal ah oo ka qaybgalay kulankaas ka dhacay hoolka shirarka ee Guriga uu degan yahay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye (Axmed Siilaanyo) ayaa waxa ay ilahaasi sheegeen in kulankaasi uu ahaa mid aad u culus oo ay labada dhinacba ( Kulmiye & Beelaha M/case) uga […]
continue reading.....