Archive for November, 2007
Posted in November 30th, 2007
Pirates operating off the coast of Somalia haven’t caused so much havoc by simply being ruthless. Their innovative tactics have enabled them to launch attacks farther out on the high seas than small skiffs should be able to go, and then they evade pursuers by floating closer to the shore, where international patrols can’t follow […]
continue reading.....
Posted in November 29th, 2007
qisadani jacaylka ah, ayaa ah qiso aad iyo aad uxiisa badan ahna, xaqiiqo jirta waliba socota qisadani, waxay kadhacday dalka masar. gaar ahaan caasimada qaahira
sanadan gudeheeda, 2007 bishii 1. aad dhamaadkeedii labada qof ee ay qisadu ku socon doonto, waxay kala yihiin c/raxmaan, iyo (hana) hadii aan si hordhaca wax uga taabto heer nololeedka, […]
continue reading.....
Posted in November 28th, 2007
Ethiopian-backed Somali government forces have launched an offensive against insurgents after simultaneous attacks in the capital, Mogadishu.
At least six Ethiopian bases in the city were targeted on Tuesday night by Islamists. Three civilians have died.
Correspondents say rocket-propelled grenades, hand grenades and machine guns were used in the attacks.
The attacks came after Ethiopia’s prime minister said […]
continue reading.....
Posted in November 28th, 2007
National Union of Somali JournalistsHouse (Mogadishu)PRESS RELEASE28 November 2007Posted to the web 28 November 2007
NUSOJ protests the 26 November 2007 arrest of journalists Abdiqani Hassan Farah and Mohammed Shakale in Las Anod town of Sool region.
Somaliland armed forces arrested the two journalists separately in the city centre of Las Anod, according to news reports and […]
continue reading.....
Posted in November 28th, 2007
LAS Locals in northern Somalia’s Sool region took up arms against soldiers from the separatist government of Somaliland after the soldiers entered the town of Lasadar, reliable sources reported Monday.One local civilian was wounded in the firefight between armed villagers and the Somaliland security forces.
A Somaliland military source from Sool region confirmed to Garowe Online […]
continue reading.....
Posted in November 28th, 2007
galad eebe weeyaan hada garasha nootimid laga kacay ganoodkii lahaleelay guushii gobolana kubiireen gayigeena maantoo lago,aanshay taladii la isla garanayna hadalkii laxamdulilaaah markastaba ilaahay ayaan mahada ucelinaynaa umadwaliba aayaheega inay kataliso iyadaa leh waxaana muhiima amaaba waajiba daryeelka dhulkooga hooyo iyo kashaqaynta mustaqbalkiisa dhaw iyo kadheerba aaan udhaafa dulucdee waxaan maanta faan rayn rayn iyo […]
continue reading.....
Posted in November 27th, 2007
Kummannaan iyo Kummannaan kulli wada muslim ah oo ka kala yimid koonka dunida ayaa mar saddexaad ku kulmay kadinka carwada weyn ee Excel (London), si ay uga qayb galaan Xafladda Koonka ee Nabada iyo Midnimada (The Global Peace and Unity Event).
Sannadkii hore (25- 26 Nov 06) ayay ahayd markii ugu horreysay ee an […]
continue reading.....
Posted in November 27th, 2007
LEXINGTON, Nebraska: Home is a shabby apartment building on the outskirts of town. Work is the late shift at a meatpacking plant.
This is Degmo Ali’s life. And it seems to have been misplaced in this rural town: Dressed in ornate African garb, the graceful 24-year-old is hard to picture on a Nebraska slaughterhouse floor.
“I want […]
continue reading.....
Posted in November 26th, 2007
MOGADISHU (AFP) — The Somali parliament on Saturday swore in a new prime minister, hoping to bolster the feeble government faced with a deadly insurgency in the capital and to restore stability across the shattered nation.
Nur Hassan Hussein, 69, took the oath of office after 211 of the present 212 lawmakers endorsed him in the […]
continue reading.....
Posted in November 24th, 2007
NAIROBI (AFP) — A delegation from Canada’s Africa Oil Corporation is visiting the Somali semi-autonomous region of Puntland to brief leaders on its planned oil exploration activities for next year, a statement from the region said Friday.
AOC chief Rick Schmitt President and two drilling experts arrived in the region on Thursday and held talks with […]
continue reading.....
Posted in November 24th, 2007
Soomaali Jimidh Xun, Jidhi haddaad ku Aragtaan, waa inaad Jajabisaan, waa waajibkoodee..!!!. Waxa ku heesi jiray, wiil reer Boon ah oo wakhtigaasi dhalinyaro ahaa, lagase yaabo inuu imika oday weyn yahay oo magaciisa la yidhaahdo Gasle Aw-Aadan Jaamac.!!. Waxan uga socdaa, dhawaan waxa isoo gaadhayay warar odhanaya, jilibyadaas jimidhka xun ee HiilDanYare […]
continue reading.....
Posted in November 23rd, 2007
Saaca–wa-saaca: Saacadihii hore waxaynu ku simbiririxoonay, oo waliba badhkeena ku saxdeen, siyaasada sokeeye ee S/Land, Awdal iyo Samaroon ! Saacadahan imika la joogo iyo wixii ka danbeeyana waxaynu u sii sinqaynaa halkuu sidrigu ku samaa, naftuna saafi ku ahayd iyo SoomaaliWeyn. Soomaali-weyneey, Wacadbaa innoo yaal (Naftii hure – AUN).
Ugu horreyn waxan […]
continue reading.....
Posted in November 21st, 2007
The Skinny: Top U.N. Officials Call Current Bloodshed, Exacerbated By Piracy, Worst In Africa
It’s a dubious honor, but if the title of Africa’s most pressing humanitarian crisis belongs to any country, it might not be the one with all the bus stop advertising featuring movie stars striking poses of deep concern.
At this moment it may […]
continue reading.....
Posted in November 21st, 2007
Wednesday November 21, 2007 9:31 AMBy MIKE CORDER
Associated Press Writer
THE HAGUE, Netherlands (AP) - One was a Somali refugee, the other an Argentine investment banker. Both are now high-profile Dutch women challenging this country to rethink its national identity.
Princess Maxima, the Argentine-born wife of Crown Prince Willem Alexander, triggered a round of national soul-searching with […]
continue reading.....
Posted in November 21st, 2007
Haddii aynu dib u milicsanno, doorashooyinkii Dalka kadhacay, waqti kasta oo ay Doorasho jirteyba, waxa siku talogal leh oo qorsheysan loo keenayey dad lagusheegayey qaxooti, Marka ay Doorashadu dhammaatana dibugu noqon jirey jabuuti. Kun iyo Siddeedda Boqol ee uumaanta ku dhawaaqay wasiirka Dibudejintuna waa farsamoyaqaannada wax is-weydaarinta ee uu MadaxweyneIsmaaciil Cumar Geelle xuurtada ugu haystoDoorashooyinka!! […]
continue reading.....
Posted in November 21st, 2007
bilisxaawalay yeeybal baraarugoo maqalbaanahan iniiwadobalan qaadka aan sido1-booyaan kadheereeninka boob ujeediyo bah wanaagta kala garo
bilis xaawalay yeeybudhcad wehel manoqonkaro2-boondaro nin dhuunyadabaylahdaa magarankaromaalintuu barjeeyana3-bulxanweeyi faraxsanimaalintuu kaboodana buuqlama agjoogeeboqorkii kuwadankara iyokawax bi,in kala garo
bilis xaawalay yeeyadoo baawarhaystoobash bash reerku kuuyahaybeen dumar ayay duminraaskoo barwaaqa ahwaxa laga bunaystiyo4-buruudkaaga kala garo
bilis xaawalay yeeybaydh baydh amaan malehninkaagana habaal marinha 5-ubusaylin […]
continue reading.....
Posted in November 19th, 2007
(Adds WFP quotes, radio stations to go off air)By Aweys Yusuf
MOGADISHU, Nov 19 (Reuters) - U.N. ships carrying aid to Somalia docked under French naval escort on Monday as part of a new strategy to deter pirates threatening food shipments to Somalis suffering from conflict and drought.
The shipments arrived against a background of spiralling violence […]
continue reading.....
Posted in November 19th, 2007
Waxan ku bilaabayaa Bismilaahi Allaahu Akbar. Waxan ku darayaa inaan faataxada u marno dhammaan ehulu qabuurkii, ehel iyo qaraabo iyo Muslimba ahaa ee inaga tagay. Anigoo si gaar ah sanad walba bishan Novemeber (from 17th) ugu dara faataxada, Marxuun AARE NUUR CUSMAAN. Intii inaga dhimatay Allaha u Naxariisto, inagana Allaha inooga daba […]
continue reading.....
Posted in November 18th, 2007
Sida badan waxa ay u muuqataa in horumarka bulsho uu inta badan ka hanaqaado hadba sida bulshadaasi iskugu xidhantahay iyo sida habsamida leh ee ay u maalaan maskaxdooda,muruqooda,uuguna faa’iidaystaan aqoontooda,khayraadkooda iyo kaabayaashooda dhaqaale iyo kartida madaxda iyo hawl wadeenada bulshadaasi.
haddaba waxa hubaal ah in warbaahintu ay udub dhexaad iyo baroosin adag u tahay isku xidhka […]
continue reading.....
Posted in November 18th, 2007
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Qaranka Somaliland Mudane Axmed X.Dahir Cilmi oo loo qaybiyay saxaafda isla markaasna uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada wararka ee qarannews ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadda Qaranka J.S.L oo kaashanaya shacbiga ku nool Gobolka Sool gaar ahaan jiida Tuko-Raq ay maanta oo […]
continue reading.....
Posted in November 17th, 2007
Separatist troops from the breakaway region of Somaliland, in northern Somalia, have moved towards the capital of the neighboring rival sub-state of Puntland, military and local sources confirmed to Garowe Online.
There was no credible information on the specifics of the troop maneuvering, including the number of soldiers and armored trucks.
Armed trucks locally known as “technicals”
But […]
continue reading.....
Posted in November 16th, 2007
Former US defence secretary Donald Rumsfeld wanted his staff to “keep elevating the threat” of terrorism to make the American people rally behind the Bush administration in the Iraq war. In a series of internal memos to his staff, written between 2002 and 2006 and published in various US newspapers on Thursday, Mr Rumsfeld appears […]
continue reading.....
Posted in November 16th, 2007
At no point, since the end of World War II, have so many regions of the world been swept up in chaos, asymmetric warfare, and economic disintegration, as at the present moment. Coming at a time when the global financial system has also already collapsed, this combination of seemingly isolated, “regional” conflicts and destabilizations represents […]
continue reading.....
Posted in November 14th, 2007
Waxan u dan leehay guddoomiyaha gobolka Awdal (under the Microscope !), mudane Maxamuud Sh C/Laahi Cige. Salaan Awdalaysan ka sokowna, waxan weydiin lahaa guddoomiyaha, bal hadda inuun haddii wax uun uu nooga ifin karo haybta birtii la yidhi waxay ahayd gantaal habow ah ee hadana ku soo hambadhuudhsatay degaanka Sh Awaare ee degmada […]
continue reading.....
Posted in November 13th, 2007
Even in the worst circumstances, good people with a good plan can succeed.A year ago, I wrote about four local men who’d started a cattle-exporting business in Somalia. Last December, Ethiopian troops, with U.S. backing, pushed out the ruling Islamic group and installed a new government, but fighting continues. Thousands of Somalis have been killed […]
continue reading.....