qisadani jacaylka ah, ayaa ah qiso aad iyo aad uxiisa badan ahna, xaqiiqo jirta waliba socota qisadani, waxay kadhacday dalka masar. gaar ahaan caasimada qaahira
sanadan gudeheeda, 2007 bishii 1. aad dhamaadkeedii labada qof ee ay qisadu ku socon doonto, waxay kala yihiin c/raxmaan, iyo (hana) hadii aan si hordhaca wax uga taabto heer nololeedka, c/raxmaan aan idhaahdee waxa uu kusoo koray, dalka djibouti waxbarashadiisana kuqaatay ilaa dugsi sare
c/raxmaan sanadiii 2002 waxa uu kubiiray ciidanka booliska ee dalkaas waxana uu kujiray, muda sanada isku soo wada duuduuboo c/raxmaan waxa uu ubaydhay shaqooyinkale wuxuuna kasoo shaqeeyay dhakhtarka. wayn ee looyaqaano( beeltiyee) ee kuyaala dalkaas (boorka )iyo dhismihii siiteega looyaqaano( hodan)
c/raxmaan waxa silama filaaana baaq ugu soodiray isla waqtigaas abtiyaashii oo kusugnaa dalka maraykanka, oo usheegay inuu tagidoono dalkaasi masar si uu uga siibiirsado wax barashadiisa jaamacadeed, gaar ahaan caasimada dalkaasi ee( qaahira) waqtigu markii uu ahaa 2006 bishii 12 aad ayuu soogaadhay( masar)
hana oo ah garabka labaad eesheekada ayaa iyad na sii
de ganayd dalkaas masar gaar ahaan caasimada, hana waxay kadhalatay qoys aad uga nolol wanaagsan qoyska c/raxmaan hordhacaa yar kadib aan usoo noqdo sheeekadii
c/raxmaan waxa uu kadeganaa qaahira xaafad layidhaa (micaadi )isticmaalka internetkuna maahayn mid kuwayn laakiinse saaxiibadii ayaa ufuray ciwaaan si uu ugala xidhiidho saaxiibadiisii uu kaga yimid ,dalka
c/raxmaan waxa uu caada kadhigtay inuu galo netka waqtiga habeenka ah, saacadu markay tahay 8da inamadii saaxiibadiina waxay ugu dareen ciwaano farabadan oo rag iyo gabdhaba leh si uuna uga xiisa goyna isticmaalkiisa iskuwada geeyoo habeen habeenada kamida waqtigii caadada u ahayd ayuu usoo baxay c/raxmaan netka meel udhawayd xaafada uu deganaa
c/raxmaan waxa uu isku dayay inuu bal, yara furo ciwaankiisa si uu usalaamo dadka ugu jira kadib markii uufuray ,c/raxmaan waxa umuuqatay hana oo markaas taswiirteeda daaqada dhigatay
c/raxmaan damac ayaa galay wuxuuna kayidhi nabad (hana ) hana oo salaantiisii, yaraysatay ayaa waxay sifudud utidhi ayaa tahay,
c/raxmaan waxa kayidhi waxaan ahay, nin hana ayaa waxay kuhadashay ereyo ingiriisi ah oo mac.nahoogu yahay hadii aad afrikaan tahay amaaba aad joogtid afrika is hallee waxayna intaas ugu dartay gaadhiga aad wadato horay udhig ereyadaas oo ahaa kalmada dheel dheela,ah
c/raxmaan waxa taabtay ereyadaas waxayna ku kalifeen inuu kabaxo internetka c/raxman waxa kalootaas udheerayd meesha uujooogo oo ah afrika uuna isciilbaday waxana uu lahaa yurubeey maxaad nacas fariidaysay
laba cisho kadib c/raxmaan waxa uu utagay inamo ay saaxiiba ahaayeen oo kadeganaa meel isaga aad uga fog.
c/raxmaan wali magaalada makala baran waxa uu kukalifay, inamadii lagalayay inay ugeeyaan inamadas kale oo ay isku xaafado ahaayeen djibouti si, uu arinkani qabsaday aw ugu bandhigo
c/raxmaan waala kaxeeyay waxa uu gaadhay meeshii uurabayna waqti saacadu tahay 10.00 habeenimo waxana uu islamarkiiba uu guda galay inuu uga waramo wuxuuna intaas uraaciyay inay usameeyaaan ciwaan cusub oo ah magac gaaleed maadaamaba buu yidhi
lanagu nacayo afrikaanimo wuxuuna labaxay magaca cajiibka ah ee ah (david) waanan wada garankarnaa sida ay dadkeenu uqadarinayaan magacda dadka reer yurub amaaba maraykankaa.
c/raxmaan markiiba waxa uusoo qaaday ciwaaankii, hana waxa uu kudarsadayna ciwaankiisii cusbaa hanana way aqbashay magacii iyada oo umalaynaysa qof ajaaniba waqti laga joogo maalintii ay ladirirtay hana c/raxmaan 7 cisho ayuu c/raxmaan soogalay netkii waqtigii caadada u ahayd wuxuuna furay ciwaaankiisii hore c/raxmaan qalbigiisu waxa uuraadinayaa hana laakiinse ma awhelin.
c/raxmaan wuukabaxay islamarkiiba waxa uu furay ciwaankii cusbaa ee uu kudarsaday, hana( yaaaaaaa salaaaaaaaam).
c/raxmaan waxa uu arkay, hana oo online ah laakiinse kuma deg degin inuu salaamo daqiiqadaba isaga oonan kujirin ayay bilawday hana inay tidhaahdo( hana) sifarxad kudheehan tahay, iyada oo umalynaysa ajaanib kalmad farasiisa oo lamacna ah (nabad).
c/raxmaan waxa uu ugu jawaabay kala soco qaybta danbe daabacaada qoraalkan waxa uu ureeban yahay qoraaga sheekada cidii ubaahata inay qaadatana waxay lasoo xidhiidhayaan isaga.
mudane_22@hotmail.com
c/fataax daahie cige/cairo


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " jacaylkii oslo iyo ayaamihii qaahira qaybtii 1aad - Cabdifatah Cige "
Follow-up comment rss or Leave a TrackbackLeave A Reply