Archive for February, 2008
Posted in February 29th, 2008
Warsaxaafadeed 29/02/2008
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu xalay kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefdi uu hogaaminayo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somaliland/Soomaaliya Mudane Ahmed Ould-Abdalla oo booqasho gaaban ku soo gaadhay
continue reading.....
Posted in February 29th, 2008
Dhamaan ehelada, qaraabada, iyo saaxiibada hoos ku qorani waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan
Mudane:Abdifatah Mohamed Warsame iyo Dr. Muna isse Ibrahim
Oo meherkoodu uu ka dhacay hoolka caanka ah ee Michelle’s ballroom kuna yaal
continue reading.....
Posted in February 29th, 2008
Hargeysa-(Lug)-waxa maanta hutel Ambasador ee Hargaysa ka furmay shirweynihii sadexaad ee ururka saxafiyiinta somaliland ee SOLJA kaas oo ay furitaankiisii ka soo qayb galeen madaxda dawlada marti sharaf iyo suxufiyiin fara badan oo isaga yimid meelo kala duwan oo
continue reading.....
Posted in February 27th, 2008
Waxaad la wada socoteen in sannadkii innaga tegay qaybihiisii danbe aad loogu howllanaa ururinta wixii loogu magac daray tabarrucii garoonka Biroole ee ku yaal Borama, iyada oo xamaasad iyo caadifad wakhtiyeed lagu abuuray muwaadiniinta reer Awdal ee ku nool qurbaha ee jecel inay dalkooda wax u qabtaan haddii ay helaan
continue reading.....
Posted in February 27th, 2008
Maansadan gaaban oo ah baraarujin duruufaha bulshadii awdal qayb ka mida la soo gudboonaaday taasi roobabkii duufaanada watay eek u habsaday dadkii iyo duunyadoodii iyo in Alla bari midaysan la sameeyo oo Ilaahay loo baryo badhaadhe iyo badel fiican iyo samir iyo adkayso loona muujiyo walaaltinimo,taakulayn iyo naxariisba.
continue reading.....
Posted in February 26th, 2008
Sen. Barack Obama oo ku lebisan dharka hiddaha u ah Soomaalida isagoo ag taagnaa Sheikh Mahmed Hassan, mar uu booqday Wajir, Gobolka Woqooyi Bari Kenya oo u dhaw xadka Soomaaliya. Sawirka waxaa la qaaday Aug. 27, 2006. Dharkaas waxaa Obama
continue reading.....
Posted in February 26th, 2008
Jaaliyada reer Awdal ee Edmonton Alberta Canada waxay aad ugu mahad celinayaan jaaliyadaha reer awdal ee dibadaha jooga sidii degdega ahayd ee ay walaalahoodii dhibaatadu ka soo gaadhay masiibadii roob ee qabowga wadatay aan hore loo arag iyo dabaylahaba .
continue reading.....
Posted in February 26th, 2008
Borama-(Lug)-Ururka samafalka ee magaciisa loo yaqaano Amoud Foundation ayaa wakiilkiisa gobolka Awdal Md.C/Wahaab Maxamuud Cige waxa uu maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hutei Rays ee magaalada Boorama faahfaahin kaga bixiyey raashin deeqa ah
continue reading.....
Posted in February 25th, 2008
Berbera-(Lug)-Xukuumada Somaliland ayaa Ugaadhsato u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ka joojisay inay dhamaystaan howlihii ay dalka u yimaadeen iyaga oo aan dhamaysan mudadii ogolaanshaha loo siiyay kadib markii sida la sheegay lagu eedeeyay in
continue reading.....
Posted in February 25th, 2008
Burco-(Lug)-Gudiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa shalay kulan balaadhan xarunta maamulmulka gobolka Togdheer kula yeeshay xubo isugu jiray salaadiinta iyo waxgaradka
continue reading.....
Posted in February 25th, 2008
Boorama-(Lug)- Midka mid ah salaadiinta Gobolka Awdal ayaa sheegay inaan waqtigan laga qaban karin gobolka wax diiwaangalin ah, maadaama ay dadka deegaankan ku jiraan xaalad abaareed iyo barakac ka dhashay masiibooyinkii dabiiciga ahaa oo aanay ilaa hadda jirin xukuumad iyo cid kale oo wax u qabatay.
continue reading.....
Posted in February 25th, 2008
Sidaynu wada ognahay waxaa waaydan loolan xoogan ka dhexjiraa xisbiga kulmiye dhexdiisa cidii hanan lahayd labada kursi ee ugu sar saraysa waa madaxwaynaha iyo maxwayne kuxigeenkee.
continue reading.....
Posted in February 24th, 2008
Dhammaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guddomiyaha ururka awdal brothers asociition ahna wakiilka xawaalada qaran e dalka yemen
Mudane: Maxamed Aw Cali Cumar Dubbad
iyo
Marwo: Raxma Jaamac Muumin
continue reading.....
Posted in February 24th, 2008
Gabaygan waxa uu Abwaan wariye Zakariye Xuseen ku sawirayaa dhibaatada ka taagan Muqdisho, wuxuu ka mid ahaa gabayadii uu ku soo badhigay waraysigii uu dhawaan siiyay telfishinka Universal .
1. Deellayda gabay waanigii daayay maalmahane
2. Dibnahaan ka laabtoo baryahan maan danayn jirine
3. Hayeeshee duruufahan jiraan dayn karayn hadale
4. Caawaan idiin dari tixdii dahabiga ahayde
continue reading.....
Posted in February 24th, 2008
Borama-(Lug)-Waxaa hotelka Rays ee magaalada Borama maanta lagu qaybta shir ay isugu yimaadeen Maamulada Dowladaha hoose ee Magaalooyinka Borama,Hargeysa-,Gabiley,Ceerigaabo,Sheekh, iyo Berbera oo ku bahoobay Ururka Somaliland Municipalities Association (SMA)
continue reading.....
Posted in February 23rd, 2008
“Waxa Uu Ku Saabsanaa Suugaanta Carabiga Iyo Soomaaliga Wuxuuna Ku Soo Bandhigay Gabayo Carabi Iyo Soomaaliba Leh Oo Uu Isagu Tiriyay”Telefishinka caalamiga ah ee af Somaliga ku hadla ee magaciisa la yidhaa Universal ayaa xalay waraysi ku saabsan suugaanta
continue reading.....
Posted in February 23rd, 2008
Boorama-(Lug)-Duqa degmada Saylac ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay Hotel Borama ee Magaalada Borama ayaa waxa uu kaga waramay ujeedada socdaalkiisan Borama inuu ku salaysan yahay dacwad ka dhan ah badhasaabka G/Awdal
continue reading.....
Posted in February 23rd, 2008
Borama-(Lug)-Shir Jaraa’id oo uu maanta qabtay Suldaanka Beesha Reer Nuur Suldaan Saleebaan Cali oo ay hareero joogeen Salaadiin iyo Cuqaalkale oo ka tirsan Beeshaasi
continue reading.....
Posted in February 22nd, 2008
Fariin gaar; haddii aad aragtid nin tolnimo si xun u isticmaalaya oo ku leh dadkaan iska xignaa u fiirso marka ugu badan waa nin hadhay oo raba inuu cagaha kugu jiito.
Qofkuu markii kaligii shaqsiyan istaagi kari waayo ayuu wuxuu eedeeyaa jamac qabiil ama dad badan oo aan arinta waxba ka ogayn. waxa soo badanysa wararka […]
continue reading.....
Posted in February 22nd, 2008
Lacagaha soo gaadhay gudida aafada musiibadii bishii hore dabayaaqadeedii ku habsatay gobolka Awdal ayaa sii kordhaysa. Waxa ilaa immika soo gaadhay lacag dhan 31 kun oo dollar oo qurbaha ka yimid.
continue reading.....
Posted in February 22nd, 2008
Minnesota-(Lug)-Maanta oo ah Febtuary 21 waa maalin UNESCO u aqoonsatay maalinta afka hooyo ee caalamiga waxaa Minnesota ka dhacday xaflad heer sare ah oo gu xusayo afka Soomaaliga. Waxaa lagu qabtay Xafiiska senator Norm Coleman.
continue reading.....
Posted in February 22nd, 2008
Dr.Baddel Ismaaciil Camir iyo xaaskiisa Aamina Suleiman C/laahi
Fadumo-Hibo Suleiman C/laahi
Deeqa Ismaaciil Caamir
Caamir Baddel Ismaaciil
continue reading.....
Posted in February 22nd, 2008
Borama-(Lug)-Waftigan ayaa waxa uu ka kooban yahay Xubno ka tirsan Komishanka,Golaha Guurtida,Axsaabta Qaranka iyo Wasaarada Arimaha Gudaha.
continue reading.....
Posted in February 22nd, 2008
Boorama-(Lug)-Saaka Waaberigii ayaa magaalada Borama waxaa lagu arkay ilaa 5 goobood oo ah goobaha lagaga ganacsado Jaadka ay leeyihiin dadka danyarta ahi oo la qabadsiiyay dab goobahan dabka qabadsiiyay ayaa waxa ay
continue reading.....
Posted in February 22nd, 2008
Dadyahow waxa jira laba boolis: Midi waa kan dadka ah ee aad wada taqaanaan ee dadku/dawladuhu samaystaan,midna waa mid dabiici ah(Rabaani) oo waa damiirka.Maamuladu waxay ciidanka nabadgalyada usamasytaan inay kaga hortagaan wixii sharciga ay dhigteen ku xadgudba iyo wixii si xun usocdaIWM.
continue reading.....