Dhammaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guddomiyaha ururka awdal brothers asociition ahna wakiilka xawaalada qaran e dalka yemen
Mudane: Maxamed Aw Cali Cumar Dubbad
iyo
Marwo: Raxma Jaamac Muumin
oo wiil uu ugu dhashay magaala madaxda sanca ee dalka yemen wiiilkaasi yar oo loo bixiyay:
Akram maxamed aw cali waxayan leeyihiin akramoow soo barbaar oo noqo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo waalidkiiba wax u tara aammiin ,dadka hambalyada diraya waxa kamid ah:
1) Cumar Cali Cumar: Xidhiidhiyaha Guud Ee Jaaliyadda Jabuuti Ee Dalkan Yemen
2) Maxamed Aadan Ileeye:Guddomiyaha Golah Fulinta Ee Ururka Awdal Brothers Association
3)Ilyaas Axmed Ibraahin Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Fulinta Ee Ururka Awdal Brothers Association
4)Idiris Axmed Muusa Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Fulinta Ee Ururka Awdal Brothers Association
5) Dr:Cabdiraxman Muusa Xoghayah Guud Ee Uruka Awdal Brothers Association
6)Dr:Cadiraxman Axmed Hoorri Xidhiidhiyha Guud Ee Ururka Awdal Brothers Association
7)Qaalib Maxamed Cabdallah Qasnajiga Guud Ee Ururka Awdal Brothers Association
8)Muusa Daahir
10) Maxamed Shariif
Waxa Kale Oo Iyaguna Hambalyada Diraya
Dhammaan Wariyeyaasha iyo Howlwadeenada Lughaya Waxan Mar Labaad U Hambalyaynaynaa Wiilka Udhashay
Mudane Maxamed Awcali Cumar Dubbad
Iyo
Marwo Raxma Jaamac Muumin
waxana ilaahay uga baryaynaa inuu noqdo soo barbaara ee lagu nasto aamiin
Lughaya News-Sanca


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo Dhalasho Wiil Akram Maxamed Aw Cali. "
Follow-up comment rss or Leave a TrackbackLeave A Reply