Jaaliyada reer Awdal ee Edmonton Alberta Canada waxay aad ugu mahad celinayaan jaaliyadaha reer awdal ee dibadaha jooga sidii degdega ahayd ee ay walaalahoodii dhibaatadu ka soo gaadhay masiibadii roob ee qabowga wadatay aan hore loo arag iyo dabaylahaba .

Jaaliyada Edmonton iyagoo wali ku guda jira lacag ururin waxa aay walaalahood u sii horay mariyeen $ 4000 us. Anagoo gadaal ka soo sheegi doona wixii danbe ee noo soo urura inshaa alaah .

Waxaanan ku boorinaynaa jaaliyadaha aan wali wax ururin ama aan dirin in ay meesha ka kacaan oo wax diraan waa walaalaha ood wax tartay islamarkaana ay waxay tahay sadaqad ilaahay horti u la baxday.

Gudidada Jaliyada reer Awdal ee Edmonton :
1. Sh. Mustafe Abdi Nuur
2. Abdo Yuusuf Bakaal
3. Mahamad Haruun
4. Abdi Qani Elmi Jama
5. Bashir Awale Good
6. Aden Colhaye
7. Omar Sh. Ismacil
8. Idriss Xasan Yabarak
9. Abdirahman Hersi Awil

Abdo Yussuf Bakal
m_bakal@hotmail.com

Edmonton, Canada