Hargeysa-(lLug)-Md. Aadan Jaamac Hoori Oo sheegay 12/01/2008 inuu tartan ugu jirto Musharaxnimada Madaxwayne ku xigeen-nimada JSL ee Xisbiga Kulmiye ayaa Shalay 26/03/2008 soo saaray baaq ah inuu uga tanaasulay Musharaxnimadii Madaxwayne Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Saylici.
Hadaba Nuqul ka mid Baaqiisii uu kaga tanaasulayay Musharaxnima oo xafiiska Lughaya News soo gaadhay ayaa waxa uu u qornaa sidatan:-
Lughaya News.
Hargeysa Office.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Md.Aadan Jaamac Hoori oo Uga Tanaasulay Musharaxnimadii Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Saylici. "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback