Dhamaanba Dadka Hoos Ku Qoran Waxay Tacsi U Dirayaan
Madane: Cumar Cali Cumar oo dagan Sanca ,Dalka Yemen oo adeerkii Marxuum:Cabdilaahi Cumar Buuni uu 24/03/08 ku geeryooday magaalada Lughaya ee Gobolka Awdal:

Dadka Tacsida Diraya Waxa Kamid Ah:-

1)Maxamed Aw Cali Cumar Gud;Fulinta Ee Ururka  Awdal Brothers Association
2)Idiriss Axmed Muusa :Gud-Ku Xigeenka Fulinta Ee Ururka Awdal Brothers Association.

3)Maxamed Aadan Ileeye:Gud,Golaha Dhexe Ee Ururka Awdal Brothers Association.
4)Ilyaas Axmed Ibraahin:Gud-Ku Xigeenka Golaha Dhexe Ee Ururka Awdal Brothers Association.
5)Dr:Cabdiraxman Muussa Xog-Guud Ee Ururka Awdal Brothers Association
6)Qaalib Maxamed Cabdallah :Qasnajiga Guud Ee Ururka Awdal Brothers Association.
7)Dafle Saleebaan Muusa.
8)Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi
9)Maxamed Shariif.
10)Muusa  Daahir Tukaale

Waxayna leeyihiin allaha u naxariisto marxuumka eheladii iyo qarabadii uu ka tagayna samir iyoiimaan kasiiyo
Cilmi Yuusuf Caddawe
Lughaya -News Sanca